12 Oktobar waa markii ugu horreysay oo calanka Soomaaliya la arko….

12ka Oktoobar waa Maalin Taariikhi ah waa markii ugu horreysay oo calanka Soomaaliya laga dhextaagay Calamadii Talyaaniga iyo JQaramada Midoobay sanadkii 1954-tii.
Calanka Soomaaliya waxaa Allifay Allah ha u naxariistee Halgame Maxamad Cawaale Liibaan.
Heeskii ugu horreyey oo calanka loo qaado waxaa allifay kuna luuqeeyey Halgamaagii Weeynaa Allah ha u naxariistee Cabdullahi Qarshe.
Maantana Waxaan Leenahay:

WALLE AMA CALAN JIRA OO CAAN AH BAAD AHAAN
OO LAGu CAWAANSAYEEY
AMA CALAL MARYO AH LACAYN AH BAAD AHAAN
OO CIIRSI WAYDAYEEY
CIRKOO AAN CAAD LAHAYNOOW ALLAH LA CUSKAYEEY.

Abdulaahi Hantiwadaag

https://youtu.be/ye0Bc7I8LKQ

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR