3 Shil oo waa weyn oo ka dhacay Hargeysa maanta

[unable to retrieve full-text content]

Hargeysa (Caasimada Online) ― Taliska ciidamad Booliska ee Somaliland ayaa ka hadlay Shilal khasaaro dhimasho sababay geystay oo maanta ka dhacay Wadooyinka Magaalada Hargeysa qaarkood. Dadka shilkaasi ku dhintay waxa kamid aheyd Hibaaq Cabdiqadir Koosaar oo aheyd xaaska Wasiirkii hore Qorsheynta ee Somaliland Cali Xuseen Ismaaciil Jirde (Cali Shoombe). Taliye kuxigeenka ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guute […]

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR