Home » Archives by category » WARARKA MAANTA

Iman And Halima Aden Get Real About Islam, Hijabs And Somali Pride

Supermodel Iman and up-and-coming model Halima Aden are speaking out about what it means to take pride in being Muslim women from Somalia, and it’s inspiring. The Somali-American Aden has taken the fashion world by storm, rocking a hijab while walking the runway at the most recent New York Fashion Week. The 19-year-old Aden, who […]

Dhageyso:Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo deg deg isaga Casilay Maamulka shirkadda Soma Oil and Gas

Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska casilay xilkii iyo shaqadii uu ka hayay Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay magaalada London. Xasan Kheyre ayaa ka mid ahaa madaxda shirkaddan isagoo hayay madaxa qeybeedka Bariga Afrika, waxaana isla saakay markii xilka loo magacaabay uu qoraalka is casilaadiisa u qoray […]

Daawo:Norway oo shaacisay in dhalashada kala laabaneyso Ra’isuwlasaaraha cusub ee Soomaaliya

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway ayaa ku baaqay in dhalashada dalkaasi lagala noqdo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xisbiga FRP oo kamid ah xisbiyada talo-wadaaga ee hadda ka taliya Norway ayaa soo jeediyey in dhalashada dalkaas lagala laabto Xasan Kheyre maadaama uu Soomaaliya […]

Maqaal: DAWLADDA INOO DHALATAY IYO WAXA LAGA SUGAYO!! W/Q: Dr Karaani

Waxaa dhowaan la soo doortay madaxweyne cusub oo lagu magacaabo Mudane MAXAMED Cabdullahi M. Farmaajo. Dadweynaha soomaaliyeedna meel kastoo ay joogaan ,gudaha Dalka iyo dibaddiisaba aad ayey u soo dhoweeyeen MADAXWEYNAHA cusub iyagoo leh waa nin horay loo soo tijaabiyey wax qabadkiisa wacan, markuu ahaa wasiirka koowaad ee Dawladdii Mudane Sheekh Shariif oo markaa ahaa […]

Ururka Xaldoon oo baaq taageero iyo bogaadin ah soo saaray, talana soo jeediyay

Bogaadan iyo Talo Ururka Xaldoon wuxuu bogaadinayaa soona dhawaynayaa doorashada dimuqraadiyadda ku dhisan ee lagu doortay Madaxweynihii qaranka 08.02.2017, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. sidoo kale Ururka xaldoon wuxuu bogaadinayaa Madaxweynihii hore Mudane Xasan shiikh Maxamud oo asna aqbalay sida doorashada u dhacday in ay tahay mid dimuqraadi ah oo si sax ah u dhacday. Sidoo […]

Daawo:Somaliland Farmaajo wuxuu kamid ahaa dadkii nalaayay nagana dilay 50 kun oo qof

Musharaxa xisbiga talada haaye ee kulmiye ee maamulka somaliland ayaa kahadlay madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaana oo sheegay in oo yahay shaqsi danbi weyn ka galay somaliland. Muuse Biixi ayaa sheegay in Farmaajo xiligii oo ahaa diblamasiga ee kashaqeynaayay dalka mareekanka ayaa sheegay in dunida ka iibinaayay in aan jirin wax xasuuq ah ah […]

Daawo:Ahlu Sunna oo sheegtay in Damul-jadiid dalka alle kasaaray hadal culus kasheegtay MD Farmaajo

Ayadoo maalinimadii shalay xaflad siweyn loo soo agaasimay laguna caleema saraayay madaxweynaha cusub ee dalka soomaaliya kasoo kasoo qeyb galayn madax aad u farabadan waxaana kamid ahaa madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee gobolada dhexe. Madaxweynaha maamulka ahlu sunna ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyahay in soomaaliya hesho Farmaajo waxaana oo sheegay in kooxdii hore dalka […]

DAAWO: M/weyne Farmaajo oo Laba Arin kala siman Maxamed Siyaad Bare…

Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xilka ra’iisul wasaaraha Somalia u magacaabay Xasan Cali Kheyre , magaacabistaan ayaa dhacday saakay aroortii. Madaxweynaha ayaa safray markii uu magacaabista sameeyay kadib waxaana uu u socdaalay Sacuudiga, waxaana uu ra’iisul wasaaraha ka codsaday inuu 15 cisho kusoo dhiso golihiisa wasiirada. Laakiin xeel dheerayaasha siyaasada Somalia ayaa sheegay in magacaabistii saakay […]

Akhriso: M/weyne FARMAAJO oo Shaaciyay qodobada uu kala Hadlay Sacuudiga…

Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin uu ka soo diray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga ku soo koobay qodobadda uu kala hadlay dowladda Sacuudiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa farriintiisa ku sheegay in dowladda Sacuudiga uu kala hadlay qodobadda kala ah: 1- AMNIGA 2- MASHAARIIC HORUMARINEED 3- XAYIRAADDA XOOLAHA SOOMAALIYA SAARAN 4- ABAARAHA Qoraalka uu soo diray madaxweynaha […]

MAQAAL: HAN IYO HIMILO VS SOM-OIL IYO NORWAY

Dastuurka dalkeena wuxuu siinayaa Madaxweynaha awood sharci ah uu ku soo xulo shakhasi kasta uu u arkaayo inuu marxaladan adag ka saari karo ummadda Soomaaliyeed, sidaas awgeed waxaa nagu waajib ah shacbi ahaan inaan taageerno go’aan kasta uu qaato Madaxweynaha si waddanka horey ugu socdo. Waxaan halkaan ugu hambalyeeynayaa PM Khayre xilkaan adag ee loo […]

Xog+Sawir: Maxaa ka Taqaan Gacanyarayaasha Farmaajo ee Safarka Sacuudiga ku wehliya..

Socdaalkii ugu horeeyay ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo shaac bixiyay gacan-yareysaah rasmiga ah ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga, waxaana goor dhoweyd ay kulan la qaateen Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis oo si weyn u daneynaya arrimaha Soomaaliya. Kulanka waxaa ka dhex muuqday saddex […]

XOG BUUXDA: Maxey Tahay Sirta ku qarsan in Boqortooyada Sacuudiga degdeg ugu yeerto M/weyne Farmaajo….

Waa hubaal marka ay Labo Hoggaamiye Qaran kulan yeeshaan inay Ajendayaasha ay ka wada hadlayaan yihiin kuwo salka ku haya Xiriirka Labadooda iyo Danaha Khaaska ee Dadkooda iyo Dalalkooda. Dowladda Sacuudiga oo ka mid ah dalalka ugu hodansan Caalamka ayaa waxa walaac xooggan ku haya Xasaasiyadda Dowladda Iiraan ee ay isugu ballaarinayso dalalka kaabiga ku […]

DAAWO SAWIRRO: Boqorka dalka Sacuudiga oo siweyn usoo dhaweeyya wafdu uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo oo dalkaas gaaray

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu xilkan hayay booqashadii ugu horreeysay ku tagay dalka boqortooyadda Sacuudiga,halka oo maanta lugu soo dhaweeyay. Madaxweyne Farmaajo oo ay waheliyeen wafdi kale oo dowladda ka tirsan,waxaa la sheegay dalkaas inay ku tageen caasumaad rasmi oo boqorka Sacuudiga uu u fidiyay. Waxaa dalkaas wafdiga ka socday […]

Banaanbax loogaga soo horjeedo Madaxweyne Cosoble oo Jowhar ka dhacay(Sawiro)

Boqolaal ruux ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Jowhar iyagoo watay boorar ay ku qornaayeen inaysan raali ka ahayn golaha wasiirada ee uu Madaxweyne Cosoble dhowaan shaaciyay. Dadka banaanbaxayay ayaa waxaa markii dambe ay isugu urureen goob ay kula hadleen qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle iyo duubab dhaqameedyo. “Ma aha mid aan ka …

Daawo Sawiro Cajiib ah: M/weyne Farmaajo oo Soo dhaweyn Heer sare ah loogu sameeyay Sacuudiga…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sacuudi Carabiya oo uu saakay ugu dhoofay safarkii ugu horeeyey ee dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay 8 bishan Febaraayo.
Safarka madaxweynaha ayaa ku …

Cabdiraxmaan Cirro: “Dagaalka hareeraheena ka socda ma aha in naloo soo dhoofiyo” + Video

Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna musharaxa madaxweynaha Somaliland C/raxmaan Xaaji Maxamed Cirro ayaa si kulul uga hadlay heshiiska xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la gashay dowladda Imaaraadka Carabta inay saldhig milateri ka sameysato dekedda Berbera. C/raxmaan Cirro ayaa ka dalbaday xukuumadda Somaliland inay golaha Wakiilada soo hor dhigto dokumentiga heshiiska oo rasmi ah, isagoona meesha ka saaray […]

Shaqaale ka tirsan hay’adda Save the Children oo lugu af-duubay duleedka magaalada Baladweyne

Muqdisho (RBC Radio) Inta la xaqiijiyay saddex ruux oo ka tirsan shaqaalaha hay’adda Save the Children iyo darawalkii gaariga u waday ayaa lugu af-duubay deegaan 10 km u jira magaalada Baladweyne oo lugu magacaabo Xujuub. Ilaa hadda ma jirto cid sheegtay inay afduubeen shaqalahan ka tirsan hay’adda Save the Children,hay’addana dhankeeda wali wax war ah […]

Daawo: S/land”Farmaajo qeyb weyn ayuu ku lahaa Xasuuqii ka dhacay S/land ee Siyaad Barre Balse Donald Trump..”

Maamulka S/land ayaa si yaab leh kaga hadlay caleema-saarka M/weynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Muuse Biixi oo ah Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye ahna musharaxa M/weynaha Maamulkaasi ayaa shaaca ka qaaday Habaar iyo duco midna in aysan la wadaageyn M/weynaha Cusub ee Somalia Balse waxaa uu ku eedeeyay in […]

Al-Shabaab oo la wareegtay deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug

Muqdisho (RBC Radio) Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelhuur oo ka tirsan degmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya inay halka la wareegen dagaal-yahanno ka tirsan al-Shabaab. Is-gaarsiinta deegaanka ayaa hawada ka maqan,taaso wax adag ka dhigtay in faah faahin badan laga helo kooxda al-Shabaab ee deegaanka gacan ku heyntiisa la wareegtay. Warar horu-dhac ah oo […]

Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub Xassan Cali Kheyre

Xassan Cali Khayre wuxuu ku dhashay magaalada Ceelbuur sanadkii 1968dii. Wuxuu waxbarashadiisa ilaa Dugsi Sare kaga baxay Cismaan Geeddi Raage ee magaalada Muqdisho sanadkii 1986dii. Shahaadada koowaad ee Jaamacadda wuxuu ka qaatay University of Oslo isaga oo ku diyaariyay culuumta Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. 1999kii ayuu Diblooma Sare ka qaatay Edinburg Business School ee dalka Scotland. […]

DAAWO: M/weyne Farmaajo oo Soomaalida tusay Waji Cusub oo dhanka Siyaasada ah..

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa saakay magacaabay Ra’isulwasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa u doortay Xasan Cali Kheyre xilka Ra’isulwasaare, waxaana booskaas markii hore ku dagaalamayey beelaha ka duwan ee Hawiye oo ay ugu horeeyeen Habargidir iyo Abgaal. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA Hadaba madaxweyne Farmajo ayaa taariikh u dhigay Soomaaliya markii uu noqday madaxweynihii […]

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Boqorka Sacudi Carabiya Boqor Salmaan

Madaxweynaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo gaaray ayaa gaaray wadanka boqortooyada  Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay Boqor Salmaan. Wuxuna kulan la yeeshay Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor salmaan oo ay wehiyaan wasiirro ay ka mid yihiin. Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga. Wasiirka maaliyadda sacuudiga. Wasiirka arrimaha gudaha ahna dhaxal sugaha boqortooyada. Wasiirka warfaafinta iyo madax kale… Waxayna ka …

Maxaa ka jira Wararka sheegaya in Yuusuf Garaad oo u taagnaa Xilka R/wasaaraha Somalia…

Safiirka ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay jireen dad xilka Ra’iisal wasaaraha u soo jeediyay iyo kuwa sheegay inuu ku fiican yahay, laakiin wuxuu hambalyo u diray saaxiibadaasi. Lama oga in Danjire Yuusuf Garaad uu dib ugu laaban doono New York iyo inuu raajicin doono xil wasiir oo ka mida xukuumadda cusub. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi […]

War Deg Deg ah: Shaqaalo ka tirsan Q.M oo Goordhaw la Afduubtay…

Wararka naga soo gaaraya Tuulada Xajuub oo 10-KM Koofur ka xigta Magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in laga Afduubtay Shaqaale Soomaali ah oo u shaqeynayay Hay’adda Save The Children oo ka mid ah Hay’addaha QM. Shaqaalaha ayaa gaaraya saddex Qof oo mid yahay Darawal,waxaana la sheegay in Tuulada Xajuub ee laga Afduubtay ay ka wadeen Howlo […]

Caqabado Adag oo horyaala R/wasaaraha uu Magacaabay M/weyne Farmaajo…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo shalay la caleemo saaray, ayaa maanta magacaabay ra’iisul wasaare cusub. Ra’iisul wasaaraha la magacaabay, Xasan Cali Kheyre, waxaa laga sugayaa inuu hortago labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya si ay u ansixiyaan. Sidoo kale waxaa laga sugayaa inuu la yimaado barnaamij siyaasadeed waafaqsan midka madaxweyne Farmaajo. “Sidoo kale wuxuu u […]

Dowlada Britain oo dhiseysa Xero lagu tababaro Ciidamada Soomaaliya + Sawirro

Dowlada UK ayaa bixinaysa kharashka ku baxaya dhismaha xarun militari oo lagu tababari doono ciidanka militariga Somalia iyo waliba kharashka ku bixi doona tababarkooda. Dhismaha iyo tababarka waxaa fulin doona AMISOM.Madaxda AMISOM ayaa isla gartay in xarunta cusub ee tababarka laga dhiso deegaanada maamulka Koonfur galbeed gaar ahaan duleedka magaalada Baydhabo. Wafdi ka kooban saraakiisha […]

DEG DEG: Kooxo hubeysan oo Dilal qorsheysan ka fuliyay Magaalada…

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Saddex Qof oo lagu dilay Magaalada Gaarisa Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya, sida ay sheegeen Booliska Magaaladaasi ku sugan Kooxo ku hubeysan Mindiyo iyo Hub ayaa waxa ay dil Magaalada Gaarisa ugu geysteen Saddex Qof, kuwaasi oo ka shaqeynayay Hotel ku yaalla Magaalada Gaarisa oo lagu magacaabo […]

DAAWO| Qaabka Quruxda badnaa ay ukulmeen Madaxweyne Farmaajo & Boqorka Sucuudiga !!!

DAAWO| Qaabka Quruxda badnaa ay ukulmeen Madaxweyne Farmaajo & Boqorka Sucuudiga !!!

Three Save the Children workers abducted in Beledweyne

Hiiraan Online
Thursday February 23, 2017

Mogadishu (HOL) – Three aid workers have been kidnapped by unknown gunmen in central Somalia on Thursday afternoon.

According to local reports, three humanitarian workers with Save the Children have been taken at gunpoint by unknown assailants 10 km outside of Beledweyne.

According to a local reporter, the trio was conducting research on the rough situation in Somalia before they were taken hostage. They are believed to be ethnic Somali’s and not foreign workers.

Save the Children did comment on the kidnapping.

There has been no immediate claim of responsibility. The case is currently being investigated by Hirshabelle regional security forces.

advertisements

 

Let’s block ads! (Why?)

Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Boqortooyada Sacuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa gaaray caasimadda boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyad waxaana Airportiga Boqor Khaalid ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay amiirka gobolka Riyaad Amiir Faysal  Bin Bandar Bin Cabdi Casis, wasiir ka tirsan golaha wasiiradda Masaacid Bin Maxamed, Xogheyaha gobolka Ibrahim Bin Maxamed Suldaan, Safiirka Boqortooyada ee Kenya iyo Soomaaliya Maxamed Bin Cabdiqani Khayaad, …

Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo Soo Dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Cusub

War-saxaafadeed ay saareen dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Wadaxweyne Farmaajo uu maanta u magacaabay xilkaas. Madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble oo la hadlay warbaahinta Dowaladda ayaa si weyn u amaaney ra’isul wasaaraha cusub oo uu ku tilmaamay shakhis waddani ah xilka loo igmadayna …

Shaqaale Samafal oo Lagu Afduubtay Hiiraan

Seddex qof oo Soomaali ah oo ka mid ah, shaqaalaha samafalka Hay’adda Save the Children iyo Darawalkii gaariga u waday ayaa maanta laga afduubtay degaan lagu magacaabo Xujuub oo qiyaastii 10-KM dhinaca Koonfur Bari ka xiga magaalada Baledweyne. Wali lama sheegin kooxda wax afduubtay, laakin degaanka uu afduubka ka dhacay waxaa ka howlgala ururka Al-Shabaab. …

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Boqorka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray wadanka Sacuudiga.Waxaa si weyn u soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaaliya eek u taala wadankaas iyo madax kale oo ka…

Shaqaale ka tirsan QM oo laga afduubtay koonfurta magaalada Baladweyne

Goob joogayaal ku sugan Tuulada Xajuub oo 10-KM Koofur ka xigta Magaalada Baledweyne ayaa sheegay in laga Afduubtay Shaqaale Soomaali ah oo u shaqeynayay Hay’adda Save The Children oo ka mid ah Hay’addaha QM ee ka howlgala deegaana gobolka Hiiraan. Dadka deegaanka ayaa sheegey in Shaqaalaha la afduubtay ay gaarayeen saddex Qof oo mid yahay […]

Who is Hassan Ali Khaire? Somalia's newly appointed Prime Minister


Thursday February 23, 2017


Hassan Ali Khaire was appointed Prime Minister by Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo on Thursday morning

Mogadishu (HOL) – President Farmajo announced on Thursday morning that he has appointed Hassan Ali Khaire as Somalia’s Prime Minister.

Mr. Khaire lived in Norway in from 1989 and is a dual Somali-Norwegian citizen. He is an aid worker who spent over a decade working with the Norwegian Refugee Council (NRC) working his way up to be the regional director for the Horn of Africa area.

He also has business interests in Somalia, he was the director of Soma Oil and Gas. The company made headlines in 2016 for being at the centre of investigations by the UN Somalia and Eritrea Monitoring Group (SEMG) and the UK, a charge both he and the company vigorously fought- and won.

Ads By Google

Hassan Ali Khaire was born in 1967 in Somalia and graduated from primary and secondary school in Mogadishu. At the onset of the civil war, Khaire moved to Sweden where he enrolled at the University of Oslo in 1994. While in university, Khaire was active in the Somali Students Association, according to a friend and former classmate.

After graduating in 1998 with a degree in political science and minor in sociology, Hassan Ali Khaire went on to the University of Edinburgh where he completed his MBA  in 2001.

After graduation, he moved back to Oslo where he began working with the NRC at their headquarters.

Khaire briefly left the NGO for a few years to pursue business endeavors but in 2006 he returned to the NRC as an area manager. He remained at the NRC for the next 9 years as he worked his way up to County Director and eventually the Regional Director for the Horn of Africa.


Hassan Khaire (left) met with Queen Sonja of Norway when she visited Dadaab during a telethon in 2010. Chair was then the County Director for the NRC. PHOTO: ERLEND AAS / SCANPIX

After nearly a decade in the NGO field, Khaire moved on to the public sector joining Soma Oil. According to the company’s website, Hassan Khaire has been with the country since its inception in 2013.

Both Hassan and Soma Oil faced serious charges by various groups. Hassan Khaire was accused of having links to extremist groups while Soma Oil and it’s chairman Michael Howard faced corruption investigations by UK’s Serious Fraud Office (SFO). They all maintained their innocence from the beginning and were eventually cleared by their accusers after rigorous scrutiny.

A dispatch from the SEMG panel’s coordinator to the Security Council last year affirmed that he was no longer under investigations.

“The SEMG has investigated links between Mr. Hassan Khaire and extremist groups,” it states. “I wish to confirm that the SEMG has not found credible evidence of such links and that, in the absence of any new information received by the SEMG clearly demonstrating such links, we now consider this line of inquiry to have reached a conclusion.”

Similarily, the SFO ended its investigation of Soma Oil after a 17-month probe into the company’s inner workings.

An SFO spokesman said: “The SFO has concluded, based on the information and material we have obtained, that there is insufficient evidence to provide a realistic prospect of conviction.

Hassan Ali Khaire speaks fluent Somali, Norwegian and English. He has been described by those who know him as calm and very bright. The father of three is an accomplished technocrat who led an international NGO. His experience as regional director for one of the most drought-stricken regions in the world will be key for Somalia as the looming famine is of immediate concern.

Although Hassan Ali Khaire has never held public office, over the course of his career he has worked with a range of high-level executives and government officials in various capacities. His deep rolodex is rumoured to have names of ambassadors, leaders of industry and prominent businessmen in the region.

The Prime Minister is expected to start fielding candidates for appointments as he assembles his cabinet immediately.

advertisements

 

Let’s block ads! (Why?)

Somali president appoints oil firm executive as PM

MOGADISHU: Somalia’s newly elected president on Thursday appointed the country director of British firm Soma Oil and Gas as the new prime minister, raising questions about possible conflicts of interest in the Horn of Africa country. President Mohamed Abdullahi Mohamed, known as “Farmajo”, named Hassan Ali Khaire as prime minister, state radio website Radio Muqdisho.net […]

Turkey restoring tomb of Ethiopian King Najashi, who sheltered Muslim emigrants


Thursday February 23, 2017

photoj1The Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) is finishing up a restoration project on the tomb of King Najashi, the former leader of modern day Ethiopia’s Kingdom of Aksum.

TIKA coordinator in Ethiopia’s capital Addis Ababa, Fazıl Akın Erdoğan, told reporters that the restoration project on a mosque and tomb located 800 kilometers from the capital would wrap up this year.

Ads By Google

In addition to the restorations, Erdoğan explained that additional buildings were being constructed in the area, “We made a full-fledged food court to serve the needs of the guests and visitors. Besides the kitchen, we built a multi-purpose hall that can fit 500 people,” he said.

The restoration team also met the water needs of the tomb area by building 160 ton water depots in two different places.

Noting that the project had been ongoing for three years, Erdoğan said that Ottoman architectural examples were evident in the marble, door, and window details of the mosque and tomb.

Erdoğan emphasized that Turkey had made various negotiations with Ethiopia’s Religious Services Consultancy and that they would like King Najashi’s tomb to be added to the route of pilgrimage and umrah organizations in Turkey. If this happens, he said, the tomb would be a huge contribution to the tourism industry in Ethiopia.

Imam Mohammad Ibrahim of the Najashi Mosque explained that, before the renovation works, the mosque was not in a good condition, but that everything had changed with the restoration effort.

The imam also stated that he always prayed for Turkey and Turkish people saying, “Turkey is not only helping us, it is helping all Muslims.”

Getachew Berhe, an Ethiopian engineer who has worked on the project and speaks Turkish fluently, explained that after studying civil engineering in Turkey, he returned to his country and began working on the restoration efforts.

Bearing in mind that the project is very significant for both Muslims and Ethiopians, Berhe said, “I am very pleased to have contributed to this work.”

King Najashi, also known as Armah, was the ruler of the Kingdom of Aksum from 614-631. The Empire was a trading nation situated in modern-day Eritrea and Ethopia, existing from approximately 100-940 AD.

King Najashi gave shelter to early Muslims from Mecca who were seeking refuge from Quraysh persecution by traveling to Aksum, which was at time a Christian Kingdom. In Islamic history, the journey is known as the first hijra.
 

advertisements

 

Let’s block ads! (Why?)

Dawladda Puntland oo sheegtay in maraakiibta jooga xeebaha Puntland ay si sharci ah uga kalluumaysanayaan(Sawirro)

Boosaaso(RBC Radio) Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda dawladda Puntland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay maraakiib kalluumeysi oo maalimihii u danbeeyey lagu arkay xeebaha Puntland. Madaxda Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa maanta shir jar’aaid oo ay kaga hadlayaan eedayn loo soo jeediyey oo ay ahayd in maraakiib kalluumeysi oo jariifa soo geliyeen biyaha […]

Fear in Garissa Town after three murdered in night attack


By ABDIMALIK HAJIR
Thursday February 23, 2017

Residents assist police officers to carry away the body of one of the three people found murdered in Garissa Town on February 23, 2017. PHOTO | ABDIMALIK HAJIR | NATION MEDIA GROUP
Residents assist police officers to carry away the body of one of the three people found murdered in Garissa Town on February 23, 2017. PHOTO | ABDIMALIK HAJIR | NATION MEDIA GROUP


Three people were brutally killed in Garissa Town on Wednesday night, sparking fears among residents as police called for calm.

The three, a watchman and two local hotel staff, died after they were hit on their heads with a blunt object, police said.

Ads By Google

Speaking at the scene of the killings, Garissa County Commissioner James Kianda urged residents to be calm, saying the police were investigating the bizarre murders and pursuing the killers.

Mr Kianda told journalist that preliminary investigations showed the victims were killed with blunt objects and nothing was stolen from them, adding that even their mobile phones were found intact.

He assured locals that there is enough security and that police will intensify night patrols.
“On this particular incident, we appeal to locals to volunteer information to the police as they investigate this murders,” said Mr Kianda.

He was accompanied by Garissa OCPD Aron Moriase and other senior security officers.
Two weeks ago a young man was killed in a similar manner in Garissa Town.

advertisements

 

Let’s block ads! (Why?)

Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Boqortooyada Sacuudiga. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday markii ay ka degeen magaalada Riyaad waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha gobolka Riyad Boqor Feysal bin Bandar bin Cabdulaziz iyo Dr. Musaed bin Mohammed […]

Page 1 of 1576123Next ›Last »