Home » Archives by category » SOMALI VIDEOS » DHACDOOYINKA

DIFAACAHEEDA AYAA DAGAY!!!!! (QISO MURUGO LEH) W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

DIFAACAHEEDA AYAA DAGAY!!!!! (QISO MURUGO LEH) Waxaanu ahayn Qoys yar oo iska ladan, Duruufa badan oo Nolosha ah oo aynan kuwada faraxsanayn waanu soo marnay, balse, ma ahayn duruufahaaas kuwa sababa in qoyskeenu kala tago. Sida caadiga ah mar walba waanu murmi jirnay, dagaalami jirnay, hadana weynu heshiin jirnay, is qabashadeena mar walba waxay ka […]

Layaab: Hooyo Lix Maalmood Ku jirtay Burburka Guri Ku soo Dumay Magaalada Nairobi

Haweeney nool ayaa laga soo saaray burburka dhisme soo dumay magaalada Nairobi kadib lix maalmood oo ay ku hoos jirtey burburka dhismaha,waxaana haweeneydan haatan lagu daweynayaa isbitaal ku yaal magaalada Nairobi. Dhismahan oo dumay jimcihii aynu ka soo gudubnay kadib roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada Nairobi ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen […]

Shan Sano Ayaan Sugayay Ilaa Uu Xabsiga Kaga Soo Baxay Kadib Wuxuu Igu Sameeyay

Qisadan waxa ay ku dhacday Gabadh Soomaaliyeed oo magaceeda ka gaabsatay, waxayna ka sheekaysay sida ay u dhacday qisadan xanuunka badan, waxa ayna ku bilowday. “Wiikan waxaan ku bartay maalin ayaa waxaa xanuunsaday Aabahayga macaan, waxaana inoo yimid wiilal badan oo aan qaraabo aheyn, si ay noola xanaanaayaan Aabahayga, balseRead More

Muuqaal Shan qodob oo muhiim u ah guurka iyo lamaanaha is calmaday

Waxaa soo badanaya Soomaalida meel ay joogtaba ay adeegsadaan dhaqan uu ka digay Sheekh Axmed Jowhar kaasi oo “Naag been ayaa lagu soo xero geliyaa runna waa lagu dhaqaa”, taasi oo uu Sheekhu sheegay in dhaqankaasi uu yahay mid burburinaya qoyska nolosha wadaagaya isla markaana si dhaqsi leh ay kuRead More

Qiso Naxdin & Murugo Leh+Dhabna Ah:Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibaara Badan+Nin Indhihiisa Ku Arkay Subxaanallah

Qisadan Naxdin iyo Murugo badan waxa ay ka dhacday Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna ku dhacday Nin dhalinyaro Soomaali ah oo lagu magacaabo C/llaahi. C/llaahi ayaa waxa uu ku noolaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya balse waxa uu ka qaxay Muqdisho kadib markii dagaal xoogan ay kaRead More

Daawo Yaabkan: Hooyo Soomaaliyeed oo Eey dhunkaneyso+Maxaa kala heysta Dumarka & Qurbaha

Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaalka aad la yaabi doontaan markaad daawataan, waa Hooyo Soomaaliyeed oo la ciyaaraysa Eey, iyadoona Hooyoyinka kale ee Soomaaliyeed ka codsaneysa in ay la ciyaaraan Eeyaha sida ay sheegtay, waa arin yaab leh iyo dhibaatada Qurbaha ka jirta. Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

Daawo Naxdin:Dhacdadii ugu layaabka & murugada badnayd oo Dad Somali ah ku dhacday+Muuqaal kaa Oohin doono(Hadaawan hadaad qalbi jilcantahay)…

Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka dhacdadii ugu yaabka iyo murugada badneyd ee dhacday sanadkankii aynu soo dhaafnay ee 2015-ka, muuqaalkan ayaa ah mid kaa Oohin doono kaasi oo laga soo duubay Soomaali tahriibiyaalka ah iyo waliba qaarkood oo si xun u dhintay kadibna qabriyadooda laga dultaagay astaanta amaRead More

Muuqaal “Gabdho Tuugo nooc Cusub ah oo lagu arkay Dalka Ingiriiska iyo Gabdhaas oo Si Xirfadaysan Wax u Dhaca !

Gabdho Tuugo nooc Cusub sdah ayaa waxaa la sheegay in lagu arkay dalkaa Ingiriiska iyadoona Gabdhahaas oo Xijaaban ay si la yaab leh oo aan horey loo arkin ay dadka uga furtaan waxa ay wataan.Gabdhahaan oo si Qiyaano ah oo Xeeladaysan dadka u dhaca ayaa waxaa la sheegay inay dhawaantaanRead More

Hargeysa Wan gacan kudhiigle ah oo laxiray +Video

Wan hirdiyey Wan kale ayaa saldhiga xaafadda Daami loo taxaabay kadib markii uu hirdi xoog badan madax kala eegtay isla markaana uu halkaas ku naf waayey Wankii kale. Muuqaal laga soo duubay gudaha saldhiga Daami ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Wanka hirdida ku dilay Wanka kale, waxaana ag joogayRead More

Naag Sagaal Caruur Nin u Dhashey oo Nin Kale Si Qarsoodi ah ku Guursatey Dhacdo La Yaab Leh

Adduunyo nin joogoow Maxaa Aragti kuu laaban,ayay Soomaalidu ku Maahmaahdaa,waxa magaalada Muqdissho ka dhacdey dhacdo la yaab leh oo ay ku dhaqaaqdey Haweeneey Soomaaliyeed oo Marwo ah oo ninkii Gabarnimadeeda guursadey u dhashey 9 Caruur ah,islamarkaasna weli qaba ayaa ku dhaqaaqdey arrin aad uga fog dhaqanka Soomaaliyeed iyo Diinta Islaamka.Haweeneydan ooRead More

Sirta Ka Dumarka xijaaban oo la ogaaday

Xijaabka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha ilaaliya qiimaha dumarka, caqli ahaan waxaad fahmaysaa marka wadada lagu iibinayo cunto furan oo qof kasta arko tixsi kasta fuulo, waxaa laga yaa inaadan iibsan waayo dhibaatooyin badan ayay kuu keenaysaa, sidoo kale gabadha marka ay soconayso wadada xijaab la’aan ama ay soconayso iyadooRead More

Arag Nin qaba wejiga ariga iyo dhego dhaadheer

Waligaa ma aragtay ninka rida oo kale noqday waa arin aad u yaab badan ninkan sida uu wejigiisa iyo dhegihiisa isu badalaan, waxaad arkaysaa qabka uuisu rogay runtii waasawir lala yaabo oo lagu tirin karo layaabka aduunka, sawirkan ama qoraalka faafi facebook iyo meelaha kale si dad badan ay uRead More

Sida makeup wejiga loogu caddeeyo video

Booliska Dalka Kenya ayaa soo saaray digniin dhinaca amaanka ah oo la xiriirta in Al-shabaab ay weerarro ka geystaan gudaha Dalka Kenya. Afhayeen u hadlay Booliska Kenya oo lagu magacaabo George Kinoti., ayaa sheegay in Al-shabaab ay hadda ka baxayaan Koofurta Soomaaliya iyaga oo galaya gudaha Dalka Kenya si ayRead More

Daawo yaabkaan Nin naagtiisa usoo labistay quruxda ninka

Quruxda naagaha soomaaliyeed wax qarsoon ma aha. yaasmiin ayaa si fiican uga hadlayso naagaha soomaali sida ay u qurux badan yihiin, muuqalkan daawo, dhegeyso sheekadan oo yaabka badan oo yaasmiin

78 jir 45_sano Muqdisho ku haystay ganacsi la yaab leh+Sir…

Cabdi Ibraahim Cismaan oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa mudo 45 sano ah wuxuu ka ganacsanayay Cadarka iyo waxyaabaha udgoon, mana lahan meel looga hagaago, laakiin waa suuqa wareega. 78 jirkaan ayaa maalintii dhan waqtigiisa ku dhameeya socod, ugu yaraan maalintiina socda 30 km oo isku wareeg ah, wuxuu socodRead More

Nin Somali Ah Oo Guursaday Walaashiisa Ku Aaba Ah, Kana Sheekeeyay Sababta+Subxaanallah Akhriso Qiso Dhab Ah

Qisadan oo ka dhacday magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa waxaa ka sheekeeyay Ninkii ay ku dhacday, isagoona uga sheekeeyay Gabadh Wariya ah oo lagu magacaayo Aamina Muuse Wehliye, waxa ayna u dhacday sida tan:- YAABKII CAAWA I QABSADAY: Anoon waxba ku darin waxna ka dhimin iga hooya: 14kii Janaayo,Read More

Madoonaysaa Jacayl Xasiloon in aad hesho Samay Sidaan waa hubaal in aad wax badan isbadali doontee

Hadii aad baahi uqabto jaceyl, waa in aad iska ilaalisaa nabaro badan oo qatar ku ah jaceylka, waxaa aadtahay wiil dhalinyaro ah ama gabar dhalinyaro ah, waxaad ku jirtaa xiligii dareen kaaga uu u baahna jaceyl, waxaad rabtaa in aad sameysato saxib ama saxibad, hadaba maxaa kula gudboon in aadRead More

Mulkiilaha Dahabshiil oo ka Dhaartay Dilkii saado cali warsame

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa ka dhacay kulan balaaran oo u dhaxeeyay labada beelood ay kasoo kala jeedaan Allaha u naxariistee Fanaanadii Saado Cali Warsame iyo Milkiilaha Shirkada Dahabhiil Xaaji Maxamed Saciid Ducaale. Kulankan ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Milkiilaha Shirkada Dahabshiil Xaaji Maxamed SaciidRead More

Haweenka Oo Nugul Jaceylka Ninka Tilmaamahaan Leh , Iska Eeg Imisa Ayaad Ku Leedahay

Waxaa la tilmaamaa in jaceylka ragga uu ku yimaado aragtida koowaad durbana uu jaceylka ku dhaco iyaga oo ka amar qaadanaya indhaha balse haweeneyda waa ka duwan tahay waxa ayna ninka ay jeclaaneyso ka raadisaa tilmaamo gaar ah oo muuqaalka kore ma eegaan . Warbixintaan ayaa ku soo koobeysa tilmaamoRead More

Ragga Kama Helaan Su`aalo La Xariira Arimahaan Ee Ka Taxadar

waxaa jira arimo dhibaya gacaliyahaaga taasi oo ka dhaleneysa su`aalo aad weydiineyso balse adiga aadan dareemeyn , waxa  kuu soo koobaynaa 4 su`aal oo ay ragga dhibsadaan ee ka fogoow . 1- Goormaa Ayaad Guriga Ku Soo Laabaneysaa : su`aal waliba oo ku biyo shubaneysa xilliga uu guriga ku soo laabanayoRead More

Haddii 7-daan Calaamad Isku Aragtaan Jaceylkiina Daaqadda Ayuu Ka Sii Baxayaa Ee Ka Taxadara.

Xariirka lamaane ee fashilka ku socda ayaa leh calamaado dhowr ah oo aan hal maqaal lagu soo koobi karin Qodobadaan soo socda ayaa ku soo koobaya calaamado aan qarsoomin oo muujinaya in xariirkii uu fashil yahay ee il gaar ah isaga yeesha. * Go`aano adag : haddii midkiina uu qaadanayoRead More

Sedexdaan Arin Haweenka Madaxa Xanuun Ayay Ku Ridaan Ee Ninyahoow Iska Badal Dabeecadahaas

Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad Hadaba dhaqanadaas ayay xayaati.comRead More

Sawiro & Video: Iska barro 10-ka Guri ee caalamka ugu qaalisan

Aqristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa warbixin dheer oo ka hadlaysa 10-ka Guri ee dunidan aan hada ku noolnahay ugu qaalisan. Will Smith: Jilaaga Will Smith waxa uu leeyahay mid kamid ah Guryaha ugu qaalisan Caalamka, sidoo kale jilaagan waxa uu leeyahay […]

Daawo muuqaal Hees Cusub fadumo shiino ciidankeygiyoow 2016

haaestaa oo ah hees aad uqiira badan oo hadaa dawato xaadu ku istagi doonto Miriha laxan iyo Codkaba waa fanaanada Qaranka Faadumo Shiino HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA  

Tartankii ugu layaabka badnaa Aduunka oo maanta dhacaya iyo cida ku guulaysan doonta.Daawo

Waxaa Uk  lagu qabanayaa Tartan yaab badan marka loo eego dadka islaamka ah kaas oo tartanka quruxda eeyaha HALKAN HOOSE KA DAAWO

Daawo Cajiibka Maskaxda ku Rakiban Gabadhaan yar oo sheegtay Caasimadaha Caalamka Xitaa tan Somalia

Gabartaan yar ayaa wax ay aad loo la yaabay caqliga iyo Maskaxdeeda maadaama ay garaneyso dhamaan caasimadaha Caalamka taas oo xitaa si wanaagsan u sheegtay caasimada dalka Somalia ee Muqdisho . HALKAAN KA DAWO MUQAALKA 

In kabadan 50 fuusto oo khamri ah iyo xashiis lagu Qabtay Muqdisho daawo sawirrada

Waxaa maanta ay Maamulka Gobolka Banaadir muqdisho ku qabtay in kudhawaad 50 fuusto oo Qamri ah oo nooca Soomaalida farsameyso ee loo yaqaan calaqa iyo Xashiish faro Badan kuwaas oo laga soo qabtay qeybo kamid ah Degmada Hodon Waxaa goobta tagay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho, Yuusuf XuseenRead More

SUBXAANALLAAH: Somali soo saartay hees Romantic ah oo wax la iskula harin + DAAWO VIDEO

Muuqaal qurux badan iyo erayo aad u macaan oo loo jilay qaab romatic ah ayey lasoo shir tageen Maxamed Kaafi iyo Rooda Lucky oo ah labo fannaan oo fanka ku cusub. Muuqaalka heestaan ayaa waxaa ka shaqeeyay soo saaraha inta badan heesaha fannaaniinta Soomaaliyeed Liibaan Jama Halkaan ka daawo muuqaalka

Muuqaal Iska ilaali Zinada hadii kale sidan oo kale ayaa kugu dhacayso…

Waxaan halkan idin kugu so gudbinaynaa wadaad Soomaaliya oo ka sheekaynaya qiso cajiib ah oo uu la kulmay Wiil Soomaaliyeed oo doonayay in uu sameeyo xumaan balse arin yaab leh la tusay. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Daawo muuqaal Naxdin badan Booliiska Mareykanka oo si Gardaro ah u Toogtey Wiil Soomaali

Muran iyo buuq baaxad weyn ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay wiil Soomaali ah oo ay si gardaro ah ay ku toogteen ciidamada booliiska magaalada Salt Lake City ee gobolka Utah ee dalkaas Mareykanka iyadoona uu wiilkaas Soomaaliyeed uu halkaas ka soo gaarey dhaawac halis ah. HALKAAN KA DAAWORead More

Muuqaal Nin Soomaali ah oo cabsan misna sheegaya hadal Dad badan ka Oohiyay Daawo

Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaal aad u qiiro badan lagana soo duubay Nin Soomaali ah oo cabsan misna sheegaya hadal Dad badan oo Soomaali ah ka Oohiyay. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Haweenay qaab casri ah oo aan horay loo arag uxambaaraysa dhalaan yar

Waxaa dhawaan soo baxay video haweenay si qurux badan uxambaraysa dhalaan video ga oo noqday mid cajiib ah ayaa waxaa la soo galiyay barta laku kulmiyo muuqaalada ee youtube halkaan hoose kadaawo muuqaalka

Hees cusub Daqiiqado ka hor Asma Love iyo Cabdi Casiis Halaasi Aan Is Guursanoo Axada

hees cusub oo ay soo qaaday fanaanda kooxda hargaysa ee xidiga Asma Love iyo Cabdi Casiis Halaasi Aan Is Guursanoo Axada HALKAAN KA DAAWO HEESTA IYO FANAANIINTA

Daawo:Lamaanaha Dunida ugu Gaaban oo noloshooda go’aan lama filaan ah ka gaaray+22-sano kadib

Pramod Kumar, oo ah ninka loo aqoonsaday in uu yahay Ninka dunida ugu gaaban ayaa in ka badan 22 sano baadi goob ugu jiray lamaane uu nolosha la wadaago , waxa uu helay lamaanihii uu nolosha farxadeeda la wadaagi lahaa. Ninkan oo u dhashay dalka Hindiya oo 47-sano jir ahRead More

DHAGEYSO:-Sheeko Xalay dhexmartay Wariye Caan ah & Xasan Xanafi oo dil suge ah + Sir Culus

Tani markii la xukmiyay wariye Xanafi oo ahaa horjoogihii kooxda wariyaasha ku beegsan jirtay Koofurta Soomaaliya ayaa shaaciyay Xalay xog badan oo Dowlada muhiim u ah shacabkana ka war qabin. Haddaba Dhageyso Wareysi Qadka Talefonka looga Qaaday Xasan Xanafi oo dil suge ah Xabsigana ku jira, iyo Sheeko dhex martayRead More

Jacaylkii Turkiga Eersaday(Qiso Jaceyl Oo Aad La Ilmeyn Doonto)

Taariikhdu waxeey aheyd dhamaadkii sanadkii 2011 markii Haashim iyo Zamzam oo wadaaagaya haruubka caashaqa nafta isu dhiibay danwadaag ah kalsooni hadiiba ay jirto ayagaa isku qabay Waxeey ahaayeen dhalin isjecel labadii caana maal (24saac) wey kala yareen nus daqiiqo. Haashim iyo Zamzam waa laba arday, Haashim Waxa uu dhigtaa mid kamidRead More

Muqdisho oo laga furtay Shirkado Been Abuur ah oo dadka Lacago ka qaadanaya iyo Dowlada oo ka hadashay

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanaya shirkado been abuur ah dadka lacago badan uga qaadanaya in ay shaqo u geenayaan Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Dowlada Soomaaliya kasoo dalbatay shaqaalo Soomaaliyeed.Shirkadahan dadka lacagaha uga qaadanaya in ay geenayaan Sacuudiga ayna shaqaaleesiinayaan ayaa laga furay magaalada Muqdisho, shirkadahan ayaana qofkii ka qaadaya lacagRead More

Qiso Naxdin Badan:Hooyo guursatay wiilkeedi Kadib markii ay Uur u qaaday+Sheegtayna in uusan jirin Qof uga xaqnimo badan(Subxaanallah Diin la’aan heerkan gaarta

Haweenay Lagu magacaabo Betty Mbereko Mwenezi oo u dhalatay Dalka Zimbabwe oo da’deeda lagu sheegay 40 sano jir ayaa guuratay wiilkeedii oo Sadex iyo Labaatan jir ah Farai Mbereko Kadib Markii ay uur u yelatay. Haweenaydan oo caan ku noqotay Ka sinaysashada wiilkeeda guud ahaan Dalka Zimbabwe ayaa wayday NinkeediiRead More

Daawo Af Somali Qosol:Rag la waalay oo Shaambada Qubeyska Dhiig loogu daray+Muuqaal qosol miiran ah..

Rag ku soo kululaaday goob xeeb ah ayaa isku dayay inay si degan u soo qubeeystaan balse waxeey la kulmeen lama arag iyo lama maqal ka dib markii ay u gacan galeen rag maalin kasta ka yaabsada dadka daalan ee u damaashaad taga Bada ama Xeebaha . Ragaan ayaa waxeeyRead More

Haddii 7-daan Calaamad Isku Aragtaan Jaceylkiina Daaqadda Ayuu Ka Sii Baxayaa Ee Ka Taxadara.

Xariirka lamaane ee fashilka ku socda ayaa leh calamaado dhowr ah oo aan hal maqaal lagu soo koobi karin Qodobadaan soo socda ayaa lagu  soo koobay calaamado aan qarsoomin oo muujinaya in xariirkii uu fashil yahay ee il gaar ah isaga yeesha. * Go`aano adag : haddii midkiina uu qaadanayoRead More

Page 1 of 7123Next ›Last »