Home » Archives by category » ARRIMAHA BULSHADA

Abwaan Ciiro oo taageeray Raisal wasaraha Cusub +Video

Madina travel oo service badan kusoo kordhisay ganacsigeeda +Video

Waxaa bulshada kudhaqan Wadanka Norway lalasocodsiinayaa in loo hayo adeegyo badan kasoo ah in laguu hayo Rasiifaro cusub oo casri ah kaasoo kadaawan karto Kanalada soomaaliga dhamaatood, Sportiga nuucyadiisa kala duwan, Filimaanta Cusub ee hada Shinemoyinka saaran iyo waliba Newska Nuucwalba uu yahay . Sidoo kale waxaa la idin hayaa Xawaalad Degdeg ah oo reerkaaga […]

Xisbiga FRP ee Norway oo soo jeediyay in dhalashada Norway laga qaado Raisalwasaaraha Cusub

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway ayaa ku baaqay in dhalashada dalkaasi lagala noqdo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xisbiga FRP oo kamid ah xisbiyada talo-wadaaga ee hadda ka taliya Norway ayaa soo jeediyey in dhalashada dalkaas lagala laabto Xasan Kheyre maadaama uu Soomaaliya […]

DAAWO SAWIRRO: Boqorka dalka Sacuudiga oo siweyn usoo dhaweeyya wafdu uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo oo dalkaas gaaray

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu xilkan hayay booqashadii ugu horreeysay ku tagay dalka boqortooyadda Sacuudiga,halka oo maanta lugu soo dhaweeyay. Madaxweyne Farmaajo oo ay waheliyeen wafdi kale oo dowladda ka tirsan,waxaa la sheegay dalkaas inay ku tageen caasumaad rasmi oo boqorka Sacuudiga uu u fidiyay. Waxaa dalkaas wafdiga ka socday […]

In kabada 50 Xildhibaan oo Saxiixay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha

Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Gudoonka Baarlamaanka Maamulkaasi u gudbiyay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Maamulka Hieshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble, Xildhibaanadan oo Gaaraya ilaa 50-mudane ayaa saxiixay Mooshinka waxaana ay ku Saleeyeen Dambiyada uu ka Galay Maamulka Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble iyo Dastuurkii Maamulkaasi oo uu Baalmaray Madaxweynaha, ku Takri fal Awoodeed […]

Caabudwaaq oo noqotay meesha ugu horeysay ee laga soodhaweeyay Raisalwasaaraha cusub +SAWIRRO

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha Bulshada oo lagu soo dhaweynayay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta lagu qabtay magaalada Caabudwaaq waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada. Dadweyne fara badan oo ka soo qayb galay munaasabadan lagu soo dhaweynaya Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka ayaa isaga ka […]

Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis + Sawirro

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo maanta gaaray magaaladas Riyadh ee dalka boqortooyada Sacuudiga ayaa kulan la qaatay boqorka dalkaas Salmaan Bin C/casiis. Farmaajo waxaa kulankaasi ku wehliyey Wasiirka arrimaha dibedda iyo maalgashiga caalamiga, C/salaan Hadliye, La-taliyayaasha Madaxweynaham sida Fahad Yaasiin, C/risaaq Axmed, Agaasimaha Madaxtooyadda iyo Safiirka Somalia u jooga Scuudiga, […]

Daawo Ra’iisul Wasaaraha Cusub oo Aqbalay Xilka loo magacaabay +VIDEO

Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa aqbalay in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu usoo magacaabo xilka ra;isul wasaaraha dalka. Xasan Kheyre ayaa sheegay inuu yahay shaqsi kasoo bixi kara howsha loo dhiibay isla markaana uu rajeynayo inuu si wanaagsan ula shaqeeyo madaxweynaha DF Soomaaliya. “Waxaan shacabka Soomaaliyeed ka codsanayaa iney dowlada la […]

Farmaajo oo Ka hadlay Magacaabista Rai’sul Wasaaraha Cusub +VIDEO

Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista Rai’sul wasaaraha cusub ee xukuumada federaalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Xassan Kheyre uu yahay shaqsi u qalma xilkaas una soo xushay in uu yahay shaqsi ay wada shaqeyn karaan. Waxaana Madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in lala shaqeeyo Rai’sul wasaaraha cusub. Baarlamaanka federaalka ayuu ka balbaday […]

Juventus ayaa 2-0 guusha kaga heshay Porto +Sawirro

Kulamadii Wareegga 16-ka kooxood ee xalay la ciyaaray, waxaa guulo ku gaaray kooxo ka socda horyaallada Talyaaniga iyo Spain. Juventus oo Safar u gashay dalka Portugal lana dheeshay kooxda FC Porto ayaa kusoo adkaatay 2-0, waxaana goolasha u dhaliyay qeybta dambe ee kulanka xiddigaha Alves iyo Pjaca. Guuldarrada FC Porto ayaa sababsatay markii daqiiqaddii 27-aad […]

AKHRISO: Taariikhda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabo cusub isagoo Ra’iisal wasaare u magacabaay nin lag magacaabo Xasan Cali Kheyre. Magacaabidda Ra’iisal wasaaraha ayaa la yaab ku noqotay dad badan, sabaha soo socda awgeed. 1- Waa ninkii ugu horeeyay ee kasoo jeeda beesha Murusade oo xilkan loo magacaabo taariikhda, taasoo uu uga badbaaday sida muuqata […]

Farmaajo Oo Degdeg Uga Duulay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa goordhaw safarkii ugu horeeyay waxa uu uga ambo baxay Magaalada Muqdisho oo shalay lagu caleemo saaray. Sida aan wararka ku heleyno diyaarad gaar ah ayaa Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi la socday ka qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxa ayna u ambo baxeen Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Ujeedka […]

Farmaajo Oo Ku Dhowaaqay Ra’iisul Wasaarihiisa + Magaca iyo Qabiilka

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa magacaabay raisul wasaare cusub oo ay yeellan doonto dowladiisa sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya xarunta Madaxtooyada. Xasan Cali Khayre oo ah Nin dhalinyaro ah ayaa loo magacaabay xilka raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya , ninkan oo ah Aqoonyahan ayaana kasoo jeeda Beesha Murusade gaar ahaan Foor Culus […]

DAAWO: Sawiradii ugu Quruxda badnaa Xafladii Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo

Munaasabada caleema Saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynayaasha Kenya, Jabuuti, Raisul-wasaaraha Itoobiya, Madaxweyne ku-xigeenka Wadanka Suudaan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Masar, wafdi ka socda dowladda Kuwait, Wakiilo ka socda Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Jaamacadda Carabta, Midowga Afrika, IGAD, Dowladaha Maraykanka iyo Turkiga. Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Macheal Keating […]

Daawo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Oo Balan-qaaday Inay Dawladiisu la Shaqeyn-doonto Dowladda Cusub Ee Soomaaliya.(Akhri)

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka mid ahaa wafuudii caalamka ee maanta ka qeyb-gashay munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin dowladda cusub ee Soomaaliya. Sidoo kale ra’iisal wasaaraha […]

TOP: Madaxwayne Farmaajo oo noqday madaxwaynaha ugu Saamaynta badan..

Idaacada Aljazeera ee ku baxda laanta Carabiga ayaa waxay ku tilmaantay Madaxwaynah ugu saamaynta badan ee wakhtigan isagoo la sheegay in dadka Soomaalidu ay intooda

Continue Reading »

WAR DEG DEG AH: Madaafiic culus oo lagu garaacayo Muqdisho

War dag dag ah oo hadda naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in tiro madaafiic ah lagu garaacay Xaafado ka tirsan Degmada Wadajir ee

Continue Reading »

DAAWO: Khudbadii Farmaajo iyo qaabkuu usoo dhoweeyay Madaxda Wadamada Dariska…

Maanta oo ahayd 22 kii bisha febraayo 2017 ka ayaa waxaa la xilka loo caleemo saaray madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ay aad usoo dhoweeyeen

Continue Reading »

Madaxwayne Geele Oo Dhagax dhigay Dhismaha Safaarada Jabuuti ku Yeelan-doonto Somaliya.

Daawo Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbadiisii Cleemasaarka kaga Hadlay Xaalada Dalka & Wada-hdalada Somalilnd.

Wakiilo ka kala Socday in ka Badan 120 Dal Oo ka Qeybgalay Caleemo saarka Madaxweyne Farmaajo.(Sawiro)

Waxaa goor dhaw la soo gabagabeeyay munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka soo qeybgalleen madax ka kala soctay wadamada dariska ah iyo beesha caalamka inteeda kale. Madaxda ka qeybgasha […]

DEG DEG: AL-Shabaab oo goor dhow la wareegay Xaafado katirsan Degamda Afgooye..

[unable to retrieve full-text content]

Wararka ka imaanaya Degamda Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegaan in Xiisad dagaal iyo cabsi xoogan ay ka jirto halkaasi. Xiisada dagaal iyo cabsida ayaa ka dhalatay kadib markii Al-Shabaab hubeysan ay galeen xaafado ka tirsan Afgooye gaar ahaan xaafadaha dhinaca galbeed. Ciidamada Dowlada ayaa halkaa ka wada dhaqdhaqaa ciidan, waxaana dadku […]

XOG: Sidee loogu qanciyay Kenya iyo Itoobiya ka qeybgalka caleemasaarka Farmaajo & M/weynaha Uganda oo Fashilmay…

[unable to retrieve full-text content]

Iyadoo la hadal hayay in madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya ay ka baaqsadeen kasoo qeygalka xafladda caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saacadihii ugu danbeeyay isbedel ku dhacay arrintaasi. Xogta la helay ayaa sheegeysa in madaxweyne Farmaajo uu saacadihii ugu danbeeyay ilaa xalay dadaal xoog leh u galay inay madaxdan kasoo qeyb galaan xafladiisa […]

Sheekh Shariif Oo Balan Qaaday Inuu Garab Istaagi-doono Madaxwayne Farmaajo.

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Khudbad Taariikh Leh ka Jeediyay Caleemasaarka Madaxwayne Farmaajo.

Daawo Xisbiga Wadani Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Wasiirka Warfaafinta Somaliland Digniina U Diray Guurtida.

DAAWO: Calaamosaarkii Madaxwayne Farmaajo

Mid ka Mid ah Xildhibaanada Guurtida Somaliland Oo Weeraray Gudoomiye Ciro.

Ra’iisalwasaaraha Israa’iil Oo Markii U Horaysay Booqday Australia

Ra’iisalwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa uga mahadceliyay Australia in ay dalkiisa ka difaacayaan qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee sida adag uga soo horjeeday. Netanyahu ayaa noqday ra’iisal wasaarihii u horeeyay ee Israa’iil ee […]

Madaxwayne Hore Sheekh Shariif oo Balan qaadkii ugu xooganaa usameeyay Madaxwayne Farmaajo iyo Khudbadiisii oo…

Madaxweynihii hore ee DF Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa madaxweynaha DF Soomaaliya ugu hambalyeeyay xilkiisa kadib markii uu khudbad ka jeediyay xaflada caleemo saarka.

Continue Reading »

DAAWO: Xasan Sheekh oo ka digay in laga been sheego DF, Talana siiyay Madaxweyne Farmaajo

Feb 22, 2017 –
jawaab

Madaxweynahii xilka ka dagay ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay xaflada caleema saarka madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay ayaa ugu horeeyay sheegay sida uu uga xun yahay in warar been abuur ah laga sheego dowlada Soomaaliya, taasna aysan aheyn wadaniyada dhabta ah.

Madaxweyne hore Xasan Sh Maxamuud ayaa dhanka kale sheegay inuu la shaqeyn doono madaxweynaha cusub ee Soomaalya Mudane Farmaajo.

Khudbada ayaa sidoo kale Xasan Sh waxaa uu kaga hadlay waxyaabaha looga fadhiyo DF Soomaaliya iyo inuu dalbanayo in dowladaha caalamka ay la shaqeeyaan dowlada.

Nagala Soo Xiriir

muurinews@gmail.com

Let’s block ads! (Why?)

Daawo 65 Xildhibaan Oo Maashin ka Keenay Madaxwynaha Hir-shabeele.

DAAWO: MD Sh Shariif oo Balan qaadkii ugu xooganaa usameeyay Madaxweyne Farmaajo & Khudbadiisii

Feb 22, 2017 –
jawaab

Madaxweynihii hore ee DF Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa madaxweynaha DF Soomaaliya ugu hambalyeeyay xilkiisa kadib markii uu khudbad ka jeediyay xaflada caleemo saarka.

Sh Shariif oo marka horey umahadceliyay dadaalkii madaxdii dalka soo martay ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay inuu la shaqeyn doono madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

“Aniga shaqsi ahaan waxaan kuu balan qaadayaa inaan kuula shaqeyn doono si dhab ah”ayuu yiri madaxweyne hore Sh Shariif Sh Axmed.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa dhanka kale sheegay in Soomaaliya ay taariikh dheer ku leedahay iney si xoriyad leh ay xilka ku wareejiyaan ayna taas Afrika oo dhan hormuud uga yihiin.

Nagala Soo Xiriir

muurinews@gmail.com

Let’s block ads! (Why?)

DAAWO: MD Ismacil Cumar Geele oo hadal qiiro leh ka jeediyay Xaflada caleemo saarka

[unable to retrieve full-text content]

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Farmaajo. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA Waxaa uu ugu horeyn umahadcelliyay madaxdii hore ee Soomaaliya sida Xasan Sh Maxamuud, Sh Shariif Sh Axmed, Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo madaxdii kale. Sidoo kale waxaa uu xifaaleeyay gudoomiyaha […]

Daawo Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Geelle Ee Kicisay Shucuurta Shacabka Soomaaliyeed

Dawlada Ingiriiska Oo Soomaaliya iyo Koofur Suudaan Ugu Deeqday E100 Malyan.

Dawlada Ingiriiska ayaa Soomaaliya iyo Koofur Suudaan ugu deeqday £100 malyan maadaama abaaro ay ka jiraan labada dalba. Soomaaliya iyo Koofur Suudaan ayaa dadkoodu macaluul qarka usaaran yahay. Sidoo kale ayaa Soomaaliya iyo Koofur Suudaan […]

LIVE HD – TOOS U DAAWO: Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Farmaajo

[unable to retrieve full-text content]Waxa Hadda ka socda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho soo dhoweynta Wafuudiga kala duwan ee ka qeyb geleysa Xafladda Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow si rasmi ah u bilaaban doonta. HALKAAN TO…

Akhri: Qaramada Midoobay oo ka farxisay Dowlada cusub ee Madaxweyne Farmaajo

Feb 22, 2017 –
jawaab

Golaha amniga ee QM ayaa sheegay in dowladda cusub ee Somalia ee uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay ka taageerayaan soo celinta nabadda iyo ammaanka.

War saxaafadeed kasoo baxay 15-ka dowladood ee golahaas ku jira, ayaa lagu sheegay in ay xoojin doonaan taageerada ay siiyaan Somalia, iyagoo dhanka kale soo dhaweeyay doorashadii Madaxweyne Farmaajo.

Golaha ammaanka ayaa u riyaaqay isbedellada ka dhacaya dalka Somalia, guulaha military ee ciidamada Midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa dowladda ay ka gaareen dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Golaha waxa uu intaas ku daray in qaraxii ka dhacayo suuq ku yaalla Muqdishu uusan hor-istaagi karin Dowladda Somalia horumarrada ay samaynayso, ee ku aaddan dowlad-dhisidda iyo soo celinta amniga dalka.

Dowladaha Golaha Ammaanka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxii Suuqa Gaawo-godeey, waxaana caafimaad deg deg ah u rajeeyeen kuwa ku dhaawacmay, oo carruur iyo haween kamid yihiin.

Qoraalka golaha, ayaa dhanka kale loogu baaqay beesha caalamka inay garab istaagaan dalka Somalia, lagana caawiyo dhisamaha ciidan qaran oo hanan karo mas’uuliyadda nabad galyada dalkooda.

Hadalka Golaha Ammaanka ayaa kusoo beegmaya maalin kadib markii uu Madaxweyne Farmaajo sheegay in ciidamada qalabka sida ee Somalia ay qaadayaan maalmaha soo socdo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Nagala Soo Xiriir

muurinews@gmail.com

Let’s block ads! (Why?)

Amnesty International Oo Wadamada Horay U maray Ku Dhaliishay Siyaasadaynta Qaxootiga Caalamka

Hay’adda u doodda xuquuqul insaanka ee Amnesty International, ayaa ku dhaliishay dowladaha caalamka in ay sababo siyaasadeed uga faa’iideysanayaan dadka qaxootiga ah, halkii ay ka xalin lahaayeen waxyaabaha dhaliyay in dadkaasi ay soo barakacaan. Waxbixin […]

Maatidii Uu Dhaqaalayn Jiray Wariye Coldoon Oo Codsi U Diray Maamulka Somaliland

Page 1 of 87123Next ›Last »