Madaxweynaha Galmudug oo ka Hadlay Sirta Ka Dambeysa Go’aankii Xildhibaanada +COD

Share

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay jiraan dad ka shaqeynaya inuu Dumo Maamulkaasi,

Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Saaxaafada kula hadlay Magaalada Cadaado ayaa sheegay inaysan Xildhibaanadu Xaq u lahayn inay Go’aan u gaar ah Qaataan,

Waxa uu tilmaamay inay Xildhibaanadu Shireen iyadoo uu Xiran yahay Kalfadhiga Xildhibaanada Golaha baarlamaanka Galmudug waxaana uu Cadeeyay inay jiraan shaqsiyaad uu ka shaqeyn la’ yahay Maamulka Galmudug.

 

 

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *