Meydka Nin da’ahaa oo lagu arkay Duleedka Magaalada Muqdisho

Waxaa Saaka Duleedka Magaalada Muqdisho lagu arkay Meydka Nin da’ahaa.

Meydkan Odaygan ayaa laga helay Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka Caasimada Soomaaliya, waxaana jirkiisa ka muuqday rasaas, sida Dadka Degaanka ay sheegeen.

Weli lama oga cidda ka dambeysa Dilkaasi.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *