DEG DEG: Meydka Nin Oday ah oo lagu arkay Magaalada Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya Xaafada tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu arkay Meydka nin Da’ah.

Ninkan Meydka ah ee lagu arkay Xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahim ayaa waxa oogada jirkiisa ka muuqda rasaas xoogan oo lagu dilay.

Dadka deegaankaas oo u badan barakacayaal ayaa ka argagaxay Meydka Odayga Da’ah ee halkaas lagu arkay ilaa haddana lama oga cida dishay iyo sababta loo dilay.

Faah faahin dib kala soco insha allah

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *