Daawo: Sidii Ay Xiddigaha Real Madrid Cristiano Ronaldo Ugu Hambalyeeyeen Kadib Saddexleydii Uu Ka Dhaliyay Bayern Munich

TV-ga Kooxda Real Madrid ayaa baahiyay muuqaal ku saabsan dabaal degii kooxda Real Madrid kulankii ay Kooxda Bayern Munich ka badisay kulan ka tirsanaa lugtii 2-aad ee wareega 8 dhamaadka champions league.

Real Madrid ayaa kulankaas ku badisay 4/2 xilli uu saddexley dhaliyay xiddiga 1-aad ee kooxda Real Madrid cristiano Ronaldo una sahlay kooxdiisa in ay Guul ka gaarto kooxda Bayern Munich.

Xiddigaha Iyo Maamulka kooxda oo uu Zidane hogaaminayo ayaa si fiican ugu hambalyeeyay Cristiano Ronaldo iyaga oo kula dabaal dega saddexlaydii uu ka dhaliyay Bayern Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments

Let's block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *