LIVE: Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Wareega Semi Finalka Champions Leage (Tabin Qotaal Toos Ah).

Isku aadka wareega semi finalka tartanka Champions League ayaa la sameynayaa iyadoo wafdiyada afarta kooxood ee wareegaan soo gaaray ay joogaan magaalada Nyon oo ah xarunta xiriirka qaaradda yurub ee UEFA.

Afarta kooxood ee soo hartay laba ka mid ah waa kuwii yimid finalka tartankaan 2014 iyo 2016 sidoo kalana waxaa ka mid ah kooxdii finalka 2015 timid, balse laba ka mid ah kooxaha yimid finalka sadexdii sano ee lasoo dhaafay waa laga qaaday Los Blancos ayaa kaliya labadii jeer ee ay timid ku guuleystay.

Los Blancos waxey raadineysaa koobkeedii 12-aad ee Champions League, Juventus waxey raadineysaa koobkeedii ugu horeeyay Champions League tan iyo 1996.

Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco: Laacib.net ayaa kusoo tabineysa xafladda aan waqtiga badan qaadaneynin ee ka dhaceysa Nyon, waadna kala qeyb qaadan kartaa, Adigoo Ra’yigaaga kusoo dhiiban kara twitter-ka.

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments

Let's block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *