Faarax Macalin oo mar kale si adag uga hadlay Xaaladda Soomaaliya & Cida dhibaatada ku haysa

Siyaasiga reer Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Faarax Macalin ayaa beesha caalamka ku cambaareeyay sida ay ula dhaqanto dowladda Soomaaliya.

Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu Faarax Macalin ku sheegay in Beesha caalamka looga baahan yahay ixtiraam ay kula dhaqmaan dowladda Soomaaliya oo ay joojiyaan xiriirada ay la sameynayan madaxda maamul goboleeyada.

“Beesha caalamka waa inay ixtiraamntaa Qaranimada Soomaaliya. Waa inay joojisaa heshiisyada ay la gelayaan maamul goboleedyada iyo inay wiiqaan dowladda Muqdisho” ayuu yiri Farax Macalin.

“Wuxuu su’aal la keenay cidda sida runta ah u taageerta argagixisada Soomaaliya, isagoo sheegay in ciidamada AMISOM ay ka baxeen kadibna ay u daba mareen  kooxda Alshabaab

The post Faarax Macalin oo mar kale si adag uga hadlay Xaaladda Soomaaliya & Cida dhibaatada ku haysa appeared first on Baahin -News, Sports, Views, Entertainment, War On Terror, Health and Social Affairs.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *