DEG DEG : Al Shabaab oo Qarxiyay Maqaayad ay Dad Shacab Ka Cunteynayeen (Akhriso Qasaaraha Ka Dhashay)

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in uu qarax xoogan ka dhacay Maqaaxi laga cunteeyo.
Maqaayada uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ay ku taalaa Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay 7 ruux oo shacab ah, Maqaayada la qarxiyay waxaa inta badan fadhiisan jiray Ciidamada Dowlada.
Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Qoryeeleey Ayaa xaqiijiyay in wax khasaaro ah uusan soo gaarin ciidanka.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *