Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland wuxu tababar laba maalmood ah u soo gabagabeeyey dhallinyarada iyo guddiyadda Barakacayaasha Burco

Agaasimaha Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyada Somaliland Maxamed Saciid Khaawi ayaa waxa uu tababar usoo xidhay dhallinyarada ku nool barakacayaasha Magaalada Burco.

Ugu horeyn waxa tababarkan ka hadlay Agaasimaha Waaxda Dhallinyarada ee Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Xasan Cabdi, ka warbixiyey ujeedka tababrkan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR