Akhriso: Liiska Real Madrid Oo Soo Gudbisey Xiddigaheeda CHampions League-ga Kulanka Caawa U Safanaya (Tolow Waa Kuwee??)

Kooxda xafidaneysa tartanka Champions League ee Real Madrid ayaa caawa ciyaareysa kulankeedii ugu horreeyay ee koobka dhaga waynaha xilli ciyaareedka cusub marka ay wajaheyso naadiga yar ee APOEL Nicosia ee ka dhisan Cyprus.

Xiddiga ay baryahaan iftiinsanayeen Los Blancos ee Marco Asensio ayaa shaxda ka maqan.

Vallejo, Achraf, Marcos Llorente iyo xiddiga dhaawacan ee Karim Benzema ayaa sidoo kale laga soo tagay.

Waxaa dib u soo laabtay xiddigo waa wayn Varane, Modric, Casemiro, Keylor Navas iyo Cristiano Ronaldo.

Zidane ayaa haddaba soo magacaabay 19-kan laacib:

Goolhaye: Navas, Casilla and Luca.

Daafaca: Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo and Theo.

Qadka Dhexe: Kroos, Modric, Casemiro, Isco, Kovacic and Ceballos.

Weerarka: Cristiano Ronaldo, Bale, Lucas Vazquez and Mayoral.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR