Alderweireld oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Tottenham & suurta gal ahaanshana inuu kooxda sii joogi doono iyo u dhaqaaqi taanka Manchester united.

Toby Alderweireld ayaa u muuqda in suurta gal ay tahay baaqi kusii ahaanshaha kooxda Tottenham kaasoo lala xeriirinayey inuu kooxda ka dhaqaaqi doono maalmaha soo aadan.

Belgium xiddiga u dhashay ayaa 14-kulan ciyaaray horyaalka premier league xilli ciyaareydkii lasoo dhaafay kaaso ololihiisa hakad uu ku yimid ka dib arimo la xeriira qadraaskiisa iyo dhaawac soo gaaray xiddigan.

Alderweireld waxaa uu heystaa labo sano oo uu kooxda kula sii joogi karo, balse Manchester United ayaa si weyn loola xeriirinayey inuu u dhaqaaqo.

Jose Mourinho ayaa hore shaaca uga qaaday inuu xiiseenayo daafacan dambe kaasoo aan wali shaaca ka qaadin xiisahiisa isla markaana Spurs inuu ku dhaqaaqayo uu wali ku dhawaaqin.

Mar wax laga waydiiyay suurta gal ahaanshaha spurs wuxuu Alderweireld yiri “haa, maxa diidaya? Waxan heystaa labo sano o qandraas aan kula sii joogi karo. Ma sheegi karo waxa dhici doona”

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR