Aqriso: War murtiyeedka laga soo saaray Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug

War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega deeganada Galmudug kaasi oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray 7 Qodob oo xasaasi ah oo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan iyo sidii dadka ku nool deegaannada Galmudug uga tashan lahaayeen aayahooda, iyada oo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliya ayaa soo xiray Shirkaasi xalay waxaana warmurtiyeedka kasoo baxay uu u qornaa sidan.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR