Home » Entries posted by Aadan Fowsi

Stories written by Aadan Fowsi
Halka Uu Martin Odegaard Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Kadib Markii Uu Ku Soo Biiray Gunners.

Halka Uu Martin Odegaard Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Kadib Markii Uu Ku Soo Biiray Gunners.

Kooxda Arsenal ayaa ugu dambayn ku dhawaaqday saxiixa xiddiga Martin Odegaard kaas oo ay qaab amaah ah ugala soo wareegtay kooxda Real Madrid. Martin Odegaard ayaa isaga baxsay godkii uu ku jiray Real Madrid kadib markii ay Arsenal xiiso u muujisay si uu boos joogto ah uga helo Gunners. Kooxda Arsenal ayaa Martin Odegaard u […]

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in ciidamadooda ka howlgala Soomaaliya Mudada loo kordhiyo.

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in ciidamadooda ka howlgala Soomaaliya Mudada loo kordhiyo.

Kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen Baarlamaanka dowladda Turkiga ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Qaraar ku saabsan in mudda sannad ah lagu kordhiyo Hawlgalka Ciidamada Turkiga ee ku sugan xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed. Baarlamaanka Turkiga ayaa dood adag ka yeeshay, iyaga oo ugu dambeyn ansixiyay, waxaana qorshahaas uu ahaa mid mudooyinkii dambe socday […]

DEG-DEG: Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Martin Odegaard

DEG-DEG: Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Martin Odegaard

Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Martin Odegaard kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Real Madrid. Xiddiga Martin Odegaard ayaa kooxda Arsenal u saxiixay heshiis 6 bilood ah oo uu kula joogi doono kooxda Inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. Xiddiga Martin Odegaard ayaa noqday […]

Faah faahin: Qarax lala beegsaday shaqaalaha wax ka dhisa wadada Muqdisho iyo Afgooye.

Faah faahin: Qarax lala beegsaday shaqaalaha wax ka dhisa wadada Muqdisho iyo Afgooye.

Gaari ay la socdeen shaqaalaha Soomaalida ah ee la shaqeeya injineerada Turkida ah ee dhismaha ku wada wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa goordhaw lagu qarxiyey degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyey hal qof shacab ah oo wadada marayey ayaa ku geeriyooday qaraxaas, sidoo kale qof kale ayaa ku dhaawacmay, waxaana ka badbaaday […]

Xog: DF iyo maamul goboleedyada oo u hoggaansamay cadaadiska beesha caalamka

Xog: DF iyo maamul goboleedyada oo u hoggaansamay cadaadiska beesha caalamka

Baydhaba (Caasimada Online) – Xog ah heshay Caasimada Online ayaa tilmaameysa in dowladda federaalka Soomaaliya, maamul gobaleedyada iyo xubnaha beesha caalamka ay isku raaceen in 1-da bisha Febraayo ee sanadkaan shir isugu yimaadaan, kadib cadaadis xooggan oo beesha caalmka ay saartay dhinacyada Soomaalida. Shirkaas ayey u badan tahay in lagu qabto magaalada Baydhaba ee xarunta […]

Soomaaliya oo sheegtay in Jabuuti Kenya ku taageertay faro-gelinta Soomaaliya.

Soomaaliya oo sheegtay in Jabuuti Kenya ku taageertay faro-gelinta Soomaaliya.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddigii xaqiiqo raadinta ee loo xil saaray arrimaha khilaafka Soomaaliya & Kenya iyo xaaladaha kajira xaduudka labada dal ay ka been sheegeen halka uu salka ku haayo khilaafka soomaaliya & Kenya. Guddiga oo ka kooban lix Xubnood oo ka socda dowladda Jabuuti & xubin ka tisan Urur […]

Shir jaraa’id Oo Hey’adaha UNka Uga Haldeen Barnaamijyadooda La Xiriira 2021

Shir jaraa’id Oo Hey’adaha UNka Uga Haldeen Barnaamijyadooda La Xiriira 2021

Vote General Assembly Seventy-fourth session 28th plenary meeting Necessity of ending the economic, commercial and financial embargo imposed by the United States of America against Cuba – Item 39 – A/74/91/Rev.1, A/74/L.6 Shir ay dhanka internet-ka ah ku yeesheen Hay’adaha kala duwan ee qaramada Midoobay, ayaa looga hadlay barnaamijyada sanadka cusub ee qaramada midoobay 2021. […]

Mundo Deportivo oo baahisay qorshaha ay Barcelona kula soo saxiixaneyso xiddig ka tirsan Chelsea

Mundo Deportivo oo baahisay qorshaha ay Barcelona kula soo saxiixaneyso xiddig ka tirsan Chelsea

(Barcelona) 27 Jan 2021. Inkastoo kooxda kubadda cagta Barcelona ay la tacaaleyso xaalad dhaqaale oo aad u daran, misena waxay wali ku taammeysaa inay sameyso saxiixyo cusub marka la gaaro suuqa xagaaga. Blaugrana ayaa dhexda ka taagan deyn/qaan 730 milyan oo euro ah, sidaas oo ay tahayne, waxay bartilmaameed ka dhiganaysaa xiddigo cusub oo ay dooneyso […]

Lambarka Uu Martin Odegaard U Xidhan Doono Arsenal Oo La Soo Dusiyay Ka Hor Inta Aan Lagu Dhawaaqin Saxiixa.

Lambarka Uu Martin Odegaard U Xidhan Doono Arsenal Oo La Soo Dusiyay Ka Hor Inta Aan Lagu Dhawaaqin Saxiixa.

Kooxda Arsenal ayaa u muuqata kuwo haatanba daabacay Lambarka uu kooxda u xidhan doono saxiixa cusub ee Martin Odegaard ka hor inta aan lagu dhawaaqin saxiixa xiddiga. Martin Odegaard ayaa Arsena ugu soo biiraya heshiis amaah ah inta ka dhiman xilli ciyaareedkan isaga oo ku baasay tijaabada caafimaadka haatana la sugayo inta lagu dhawaaqayo saxiixiisa. […]

Wasiirka Gaashaandhiga” Dowladu waxay diyaar u tahay dhismaha ciidan Qaran oo lagu kalsoon yahay,”

Wasiirka Gaashaandhiga” Dowladu waxay diyaar u tahay dhismaha ciidan Qaran oo lagu kalsoon yahay,”

Muqdisho:- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya diyaar u tahay dhismaha ciidan Qaran oo lagu kalsoon yahay iyo maalgelintooda. Wasiirka wuxuu sheegay in Dowladda ay ka qeyb qaadaneyso tayeynta, daryeelka iyo wax kasta oo ay u baahan yihiin ciidanka Qaranka. “ Dowladda Soomaaliyeed waxay diyaar u tahay in […]

Page 1 of 1352123Next ›Last »