Home » Entries posted by Aadan Fowsi (Page 1352)

Stories written by Aadan Fowsi

Xog: Beesha Xawaadle oo dooneysa in loo soo celiyo heshiis ay 4 sano kahor ka diideen Xasan Sheekh

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in Beesha Xawaadle oo diidan qaabka loo marayo dhismaha dowlad gobaleedka HirShabeelle ay codsadeen in dib loo soo celiyo qorshe ay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ka diideen afar sano ka hor. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa billowgii dhismihii HirShabeelle ka codsaday odayaasha dhaqanka iyo […]

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Kampala

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Kampala. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban ayaa ku boggaadiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, doorka muuqda ee ay kaga jiraan horumarka iyo isdhexgalka bulshada geeska Afrika. […]

Xog: Yaa fududeeyay in lasii daayo Cabdullaahi Kulmiye?

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta Xorriyaddiisa helay Weriye Cabdullaahi Kulmiye Cadow, oo muddo ka shan maalmood ah ku xirnaa xabsiga Godka Jilacow, oo ay maamushu hay’adda NISA. Weriye Cabdullaahi Kulmiye Cadow ayaa loo xiray wareysi uu la yeeshay ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo isagana la xiray markii uu horudhaca wareysigiisa ka baxay Idaacadda […]

Jarmalka oo qeyb ka qaadanayo hormarinta adeegyada caafimaadka ee Punland.

Dowlada jarmalka ayaa ugu deeqday hay’adda UNICEF lacag loogu talo galay in wax lagaga qabto horumarinta caafimaadka iyo la dagaalanka  Covid-19 maamul goboleedka Puntland ee soomaaliya. Lacagtan oo gaareysa 7.2 malyuun oo euro ayaa waxaa ku deeqay wasaarada horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha ee dalka jarmalka. UNICEF ayaa iyada oo kaashaneysa puntland waxay ka shaqeenayaan in […]

Germany’s health minister tests positive for coronavirus.

BERLIN:- Germany’s Health Minister Jens Spahn has tested positive for the novel coronavirus, his office announced on Wednesday. Spahn took a test this afternoon after experiencing mild cold-like symptoms, and after receiving test results he placed himself in home quarantine, the Health Ministry said in a statement. Earlier in the day, Spahn attended a Cabinet […]

Cabbista Sigaarka iyo Xanuunnada ku dhaca M Maskaxda

Cabidda Sigaarka, ayaa kaalin toos ah ku leh in qofka uu ku dhaco xanuun maskaxda ah ee loo yaqaanno “schizophrenia” Xanuunkan maskaxeedka waa mid waqti dheer la noolaada qofka uu haleelo waana nooc keena in uu shaqayn waayo xiriirka ka dhaxeeya fakarka, dareenka iyo dabeecadda qofka, horseedana faham khaldan. Koox ka socota machadka (King’s College) […]

Kuududiye “Chikungunya” (WQ: Mustafa A.Nuur)

Xanuunka waddankeenna aadka ugu faafay ee Kuududiye waa xanuun da’weyn oo dunida, gaar ahaan  Afrika caan ka ah. Xanuunkan magaca dunidu ugu yeedho ee la isla yaqaannaa waa  Chikungunya. Magacaasi waxa laga soo min-guuriyay afka Makonde ee lagaga hadlo koonfurta-bari ee Tansaaniya iyo waqooyiga Musanbiig. Macnihiisuna waa kan aynu maanta ugu yeedhno ee “Kuududiye”. Cid […]

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo beeniyay in al-Shabaab ay adeegsadaan Bangiyada dalka

MUQDISHO (HALBEEG) – War-saxaafadeed uu soo saaray Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warbixin dhowaan lagu daabacay wargays-ka New York Times oo sheegeysay in qaar kamid bangiyada dalka ay al-Shabaab u adeegsadaan in ay ku aruursadaan lacagaha ay ka qaadaan ganacsiyada ku yaalla gudaha dalka. War-saxaafadeedka Bangiga ayaa lagusheegay in Bankiga dhexe uu yahay hay’adda […]

RW ku xigeenka oo la kulmay madaxweynaha Uganda

KAMPALA (HALBEEG) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Yuganda Yuweri Museveni. Madaxweyne Museveni ayaa kulan soo dhoweyn ah madaxtooyada Uganda ugu sameeyay wafdiga oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayna qeyb ka tahay Marwada koowaad ee Madaxweynaha Saynab […]

Oday Soomaaliyeed ”Qarnigii hore Siyaad Bare Ma aheen ninka ugu saameyn badnaa ee Wahaabiinta ayaa ugu…”

Nin oday ah oo saaxiibo nahay baan shaley oo 21 oktoobar ku beegnayd aan ku iri ” Siyaad Barre soo ma aha qarnigii tagey qofkii ugu saameynta badnaa nolosha Soomaalida “. Maya buu igu yiri odaygii wuxuu ii sii raaciyey ” Siyaad Barre waxaa ka saameyn badnaa raggii 90-meeyadii Soomaaliya ku faafiyey fekerka Salafiga ee […]