Home » Entries posted by Aadan Fowsi (Page 1639)

Stories written by Aadan Fowsi

Madasha oo Soojeedisay in Guddoomiye Xaashi Looga Dambeeyo Magacaabista Guddiga Doorashada Xildhibaannada Somalinad

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa goordhow soo saartay War Saxadeed lagu dalbanayo in la ilaaliyo xuquuqda Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi u leeyihiin in si’ xor ah oo loogu doorto magaalada Muqdisho. Madasha ayaa ku talisay in Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi looga dambeeyo magacaabidda Guddiyada loo xil saarayo maamulka Doorashada Mudanayaasha ka soo […]

Maxay yihiin afarta shaqo ee ay qaban doonto hay’adda DADSOM ee maanta la ansixiyey?

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hay’adda Diiwangelinta Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed ee loo soo gaabiyo Hay’adda DADSOM. Muhiimadda gaarka ah ee ansixinta Sharcigaan uu uleeyahay hooyo, aabe iyo ilmo walba oo Soomaaliyeed waa xagga aqoonsiga iyo jiritaanka qof walba oo Soomaaliyeed inuu yeelanayo lambar tirsi ah oo ku xiran dhalasho ilaa […]

Murashaxiinta Guddoonka Hirshabeelle oo La Guddoonsiiyey Shahaadada

Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka 2aad ee maamulka goboleedka Hirrshabeelle ayaa goordhow shahaadooyinka aqoonsiga murashaxa  guddoonsiiyey musharaxiinta ku tartamayo qabashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka  iyo labadiisa ku-xigeen ee maamulkaasi. Qabashada xilka guddoomiyaha ayaa waxaa u taagan murashaxiinta kala ah Murashax Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo  Murashax Maxamuud Maxamed Goodir, waxaana ay ku tartami doonaan codadka 90-ka xildhibaan […]

Jurgen Klopp Oo Difaacay Mohamed Salah Kadib Murankii Rikoodhadii West Ham

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa difaacay Xiddiga kooxdiisa Mohamed Salah kadib rikoodhadii loo dhigay kulankii West Ham. Kooxda Liverpool ayaa guul 2/1 ah ka gaadhay kooxda West Ham kulan uu Mohamed Salah Rikoodhe helay laguna eedeeyay in uu Istuuray. Mohamed Salah ayaa dhaleecayn xoogan kala kulmay falanqeeyayaasha iyo waliba tababaraha West Ham kuwaas […]

XIJAAR oo qorshe la xiriira doorashada ka billaabay Puntland

Garowe (Caasimadda Online) – Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa bilaabay dar-dar galinta howsha loo idmay ee la xiririta sugidda amniga goobaha doorashooyinka, wuxuuna markaan ku sugan yahay magaalada Garowe ee dowlad goboleedka Puntland. Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga […]

XIJAAR oo qorshe la xiriira doorashada ka billaabay magaalooyinka Puntland

Garowe (Caasimadda Online) – Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa bilaabay dar-dar galinta howsha loo idmay ee la xiririta sugidda amniga goobaha doorashooyinka, wuxuuna markaan ku sugan yahay magaalada Garowe ee dowlad goboleedka Puntland. Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga […]

Tababare Muraad Cabdiqaadir “Waan Ku Faraxsanahay Qabashada Kooxda Elman”

Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaacisay in ay soo qaadatay macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada wax ku soo bartay qurbaha heer sarane ka gaaray xirfada tababarnimo,isagoo sheegayin uu aad ugu faraxsanahay hogaaminta naadiga Elman,wuxuuna taageerayaasha iyo maamulka kooxdiisa u balan-qaaday in uu gaarsiin doono guulo waaweyn mustaqbalka soo socda. “Waan ku […]

Roy Keane Oo Qiimeeyay Fursadaha Man United Ee 4-ta Boos Ee Ugu Sareeya Kadib Guuldaradii Arsenal.

Halyeeyga Man United ee Roy Keane ayaa saadaaliyay in ayna Man United ku dhamaysan doonin 4-ta boos ee ugu saraysa horyaalka premier League kadib guuldaradii ka soo gaadhay Arsenal Axadii. United ayaa la kulantay guuldaradii 3-aad ee horyaalka premier League kadib markii ay Arsenal kaga badiyeen Old Trafford gool uu dhaliyay xiddiga Aubameyang. Guuldaradaas ayaa […]

Madasha Xisbiyada oo ka soo horjeesatay qaabka loo xulayo xildhibaanada Gobollada Waqooyi ee BF

Muqdisho (Caasimada Online) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay mowqifkeeda ku aadan doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi (Somaliland) ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, xili uu maalmihii u dambeeyay hadheeyay khilaaf xoogan. Madasha ayaa sheegtay inay adkayneyso ahmiyada iyo qiimaha ay siyaasiyiinta gobolada waqooyi ugu fadhiyaan dowladnimada dalkeeda, isla markaana ay rabto in […]

Wargayska MARCA Oo Kashifay Fursadaha Romelu Lukaku Ee Kulanka Real Madrid.

Wargayska MARCA ayaa xaqiijiyay in uu weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku seegi doono kulanka habeen dambe ee ay Inter Milan la ciyaari doonto kooxda Real Madrid. Romelu Lukaku ayaan tababar maanta oo Isniin ah sabab la xidhiidha dhaawac muruqa ah oo todobaadkii hore soo gaadhay. Sidaas darteed Romelu ayaan kooxda Inter Milan ula […]