Home » Entries posted by Aadan Fowsi (Page 3)

Stories written by Aadan Fowsi
Ugaas Xasan oo la xaqiijiyey inuusan u geeriyoon COVID-19 – Sidee wax u jiraan?

Ugaas Xasan oo la xaqiijiyey inuusan u geeriyoon COVID-19 – Sidee wax u jiraan?

Muqdisho (Caasimada Online) – Qoraallo ay soo saareen isbitaalka Madiina iyo Taliska booliska Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey sababta keentay dhimashada Allaha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Warqadahaan waxaa lagu xaqiijiyey in Ugaasku uusan u geeriyoon cudurka Coronavirus oo markii hore la sheegay inuu sababsaday. Sida lagu […]

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Elche ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Elche ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 24 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Elche ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Elche si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada horyaalka La Liga ee dalka Spain. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha […]

Daahir Geelle “Waxaan rabaa in laga wantoobo in isbaaro loo dhigto mudaharaadka Jimcaha, waan ognahay..”

Daahir Geelle “Waxaan rabaa in laga wantoobo in isbaaro loo dhigto mudaharaadka Jimcaha, waan ognahay..”

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa mar kale ku celiyay inay qabanayaan banaanbaxa ay horay u iclaamiyeen inuu dhacayo maalinta Jimcaha ah ee todobaadkan, xilli dowladda Soomaaliya ay shalay mamnuucday in la qabto banaanbax. Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in sinaba aysan u baajin doonin mudaharaakooda Nabadeed ee jimcaha. Waxaa uu sheegay […]

Dowlad Goboleedka Puntland oo faah faahin ka bixiyay sababaha keenay shuruudaha ay soo bandhigeen.

Dowlad Goboleedka Puntland oo faah faahin ka bixiyay sababaha keenay shuruudaha ay soo bandhigeen.

Maamulka Puntland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shuruudaha cusub oo ay xalay soo saareen, kuwaas oo la xiriiray ka qeyb noqoshada Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Wasiirka Warfaanta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacade) ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay in dalka uu ka gudbo marxalada kala-guurka iyo ka qeyb-galka shirarka looga hadlayo Arrimaha […]

FAA’IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO BABAAYGA ( PAPAYA).

FAA’IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO BABAAYGA ( PAPAYA).

Babaayga asal ahaan waxa uu kasoo jeedaa Bartamaha Qaarada America iyo Koofurta Mexico wuxuuna ka tirsan yahay Qoys dhireedka loo yaqaan Carucaceae, seynis ahaana waxaa lagu magacaabaa Carica Papaya , Babaayga waxaa kaloo loo yaqaan Fruit of the Angels oo uu u bixiyay bad mareenkii Talyaaniga ahaa Christopher Columbus, Babaayga waxa uu kabaxaa dalalka leh […]

Saddex Koox Oo Reer Italy Ah Oo Isku Baacsanaya Juan Mata.

Saddex Koox Oo Reer Italy Ah Oo Isku Baacsanaya Juan Mata.

Kooxda Juventus, Inter Milan iyo Roma ayaa isku baacsanaya xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Man United ee Juan Mata. Xiddiga reer Spian ayaa ka baxay qorshaha tababare Ole Gunnar Solskjaer isaga oo kaliya 7 kulan u ciyaaray kooxda xilli ciyaareedkan. Wargayska The Sun ayaa sheegaya in kooxaha Juventus, Inter iyo Roma ay dhamaantood xiiso […]

Puntand oo sharaxaad ka bixisay sababaha keenay shuruudaha ay ku xirtay shirka doorashooyinka

Puntand oo sharaxaad ka bixisay sababaha keenay shuruudaha ay ku xirtay shirka doorashooyinka

Garoowe (Caasimadda Online) – Dowlad Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay sababihii keenay inay shuruudo adag ku xirto ka qeyb galka Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Wasiirka Warfaanta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade ayaa ugu horeyn sheegay in maamulka Puntland ay diyaar u tahay inay dalka ka dhacdo doorasho xalaal ah oo ay isla ogol […]

Puntand oo sharaxaad ka bixisay sababaha keenay shuruudaha ay ku xirtay shirka doorashooyinka

Puntand oo sharaxaad ka bixisay sababaha keenay shuruudaha ay ku xirtay shirka doorashada

Garoowe (Caasimadda Online) – Dowlad Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay sababihii keenay inay shuruudo adag ku xirto ka qeyb galka Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Wasiirka Warfaanta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade ayaa ugu horeyn sheegay in maamulka Puntland ay diyaar u tahay inay dalka ka dhacdo doorasho xalaal ah oo ay isla ogol […]

“Riyadii ku guuleysiga horyaalka Premier League way luntay, laakiin!.” – Sadio Mané

“Riyadii ku guuleysiga horyaalka Premier League way luntay, laakiin!.” – Sadio Mané

(Liverpool) 24 Feb 2021. Xiddiga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mané, ayaa qirtay inay luntay riyadii ay ugu guuleysan lahaayeen horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, isagoo muujiyay in ujeedka ugu weyn ee Reds uu yahay ku guuleysiga koobka Champions League. Kooxda Liverpool ayaa mareysa xilli hoos u dhac weyn uu ku yimid qaab ciyaareedkeeda, gaar […]

Arsenal Oo Hector Bellerin U Adeegsanaysa Saxiixa Xiddig PSG Baxsad Ka Ah.

Arsenal Oo Hector Bellerin U Adeegsanaysa Saxiixa Xiddig PSG Baxsad Ka Ah.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo saxiixa xiddiga kooxda PSG ee Julian Draxler isaga oo xitaa diyaar u ah in uu heshiiska ku daro xiddiga Hector Bellerin. Bellerin ayaa la sheegayaa in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Emirates Staduim ku ciyaarta iyada oo kooxda PSG tahay […]