Home » Entries posted by Aadan Fowsi (Page 4)

Stories written by Aadan Fowsi

Itoobiya oo Billabeysa Wajiga Labaad ee Buuxinta Biyo Xireenka Niil

ADDIS ABABA(HALBEEG)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa mar kale ku celiyay in ay billaabayaan wajigii labaad ee buuxinta biyo xireenka Niil bilaha July iyo August ee sanadkan. Qoraal uu ra’iisul wasaaruhu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in buuxinta biyo xireenka Niil ee Itoobiya uu yareyn doono halista fatahaadihii sanad walba ka dhici jiray […]

Kaddib maqnaanshaha Valverde ee Kulanka Getafe, Real Madrid oo haysata kaliya 11 ciyaaryahan oo kooxda koowaad ah marka laga reebo Goolhayeyaasha!

(Madrid) 18 Abriil 2021. Fede Valverde ayaa ka maqnaan doona Real Madrid kulanka caawa ee Getafe, taasoo ka dhigan in Los Blancos ay haysto kaliya 11 ciyaaryahan oo kooxda koowaad ah marka laga reebo Goolhayeyaasha. Valverde ayaa seegaya kulanka Getafe kaddib markii la sheegay inuu xiriir la sameeyey qof qaba Korona Fayras, sidaas darteed uu […]

Somalia: Al-Shabaab takes control of Ba’adweyne

Somalia: Al-Shabaab takes control of Ba’adweyne

Al-Shabaab militants have reportedly taken control of Ba’adweyne town in the southern Mudug region. Ba’adweyne has witnessed a fierce fight between Al-Shabaab on one side and local militia backed by the Somali forces on the other side. On Thursday night, government forces have withdrawn from the town, which prompted Al-Shabaab to take over immediately. Ba’adweyne […]

Paul Pogba Oo Hal Shardi Ku Xidhay Man United Hadii Uu Heshiis Cusub U Saxiixayo Kooxda.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa maamulka kooxdiisa Man United u sheegay in uu doonayo laca dhan 500 kun oo Gini todobaadkii hadii uu heshiis cusub u saxiixayo kooxda. Xiddiga koobka adduunka ku guulaystay ayay wax 18 bilood ka dhiman uga hadhsanyihiin heshiiskiisa Man United waxana si weyn loola xidhiidhinayaa […]

Muxuu Lionel Messi kaga dhignaa Final-kii xalay ee Copa del Rey?… (Ka bogo rikoorka uu jabiyey & Tirada Koobabka uu ku guuleystay)

(Seville) 18 Abriil 2021. Kulankii xalay oo Sabti ahaa ee Final-ka Copa del Rey ayaa mid gaar ah u ahaa Lionel Messi. Kaliya ma’ahan inuu ku guuleystay Koobkiisii 35-aad isagoo ah ciyaaryahan ka tirsan Koxoda Barcelona, laakiin sidoo kale waxa uu jabiyey rikoorka tartankan. Xiddiga reer Argentine ayaa dhaliyey labadii gool ee ugu dambeeyey oo […]

Wasaaradaha waxbarashada maamul goboleedyada oo qoraal wadajir ah soo saaray.

Wasaaradaha waxbarashada maamul goboleedyada oo qoraal wadajir ah soo saaray.

Muqdisho:-Wasaaradaha Waxbarashada Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir ayaa shir ay isugu yimaadeen 15-kii bishan waxay uga tashadeen hanaankii loo qaadi lahaa imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga Dhexe ee sand dugsiyeedka 2020-2021-ka. “Wadatashi iyo gorfeyn dheer kadib. Wasaaradaha iyo Gobolka Banaadir waxay isku raaceen in imtixaanka fasalka 8-aad la qaado 5-ta illaa 8-da […]

Mareykanka oo dib u soo celiyay Saraakiil uu kala baxay markii hore Soomaaliya.

Mareykanka oo dib u soo celiyay Saraakiil uu kala baxay markii hore Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha mareykanka ee Ciidamada DANAB ee xoogga dalka Soomaliyeed ayaa waxaa ay db ugu soo laabteen Xerada Tababarada Ciidamada eek u taal Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiishaan oo dalka ka baxay kadib markii uu amarkaasi bixiyay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa haatan dib ugu soo laabtay si ay […]

FIQI oo raali-gelin u diray ‘Halgamayaasha Shiirkoole’

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, sidoo kalena ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Axmed Macalin Fiqi ayaa raali-gelin ka bixiyay hadaladii kasoo yeeray xildhibaano xalay shir jaraa’id ku qabtay oo weeraray xildhibaanada tegay Shiirkole ee taageeray Saadaq John.  Xildhibaanadaas oo ay soo abaabushay Villa Somalia, kana tirsan beesha Habargidir ayuu Fiqi ku […]

Maamulka Koonfur Galbeed oo dad hor leh u soo xiray dilkii laba Carruur ah.

Maamulka Koonfur Galbeed oo dad hor leh u soo xiray dilkii laba Carruur ah.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in ilaa lix Ruux ay u xireen dilkii dhawaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay loogu geystay laba Carruur ah oo uu dhalay Xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi, kuwaas oo lagu magacaabi jiray Aamino Aweys & Cabdimuni Sheikh Aweys Cabdullaahi. Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Koonfur Galbeed, Mudane Maxamed […]

Warbixino laga helayo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay G/Hiiraan +Sawirro

Warbixino laga helayo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay G/Hiiraan +Sawirro

Beledweyne:- Warbixino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad ay ka fuliyeen deegaano ak tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Taliska guutada 5-aad qeybta 27-aad militeriga Soomaaliya ayaa hawlgallo burburin ah ooka dhan ah Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay ka fuliyey degaanada Baar, Jaambeyrow, iyo Caloolacad, oo dhaca galbeedka […]