Home » Entries posted by Aadan Fowsi (Page 456)

Stories written by Aadan Fowsi

Muxuu Kevin De Bruyne ka yiri inuu heshiis cusub u saxiixayo Kooxdiisa Manchester City??

(Manchester) 11 Okt 2020. Laacibka khadka dhexe ee Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa Alabaabada u furay inuu heshiis cusub qalinka ugu duugo kooxdiisa. Xiddiga xulka qaranka Belgium, kaasoo xulka England garoonka Wembley kula ciyaari doona Axadda ayaa qayb muhiim ah ka ahaa guushii Man City ee dhowrkii sano ee la soo dhaafay, wuxuuna […]

Edinson Cavani Oo Marcus Rashford & Mason Greenwood Siiyay Talo Ka Dhigaysa Xiddigaha Ugu Fiican Adduunka.

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Edison Cavani ayaa xiddigaha da’yarka ah ee ay isku kooxda yihiin ee Marcus Rashford iyo Mason Greenwood u sheegay in ay si adag u shaqeeyaan hadii ay doonayaan in ay horumar sameeyaan kana mid noqdaan xiddigaha ugu fiican adduunka. United ayaa Cavani kula soo saxiixatay qaab xor […]

Mauricio Pochettino Oo Dagaal Culus Dhexdhigay Kooxaha Man United & Man City.

Tababarihii hore ee kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa dagaal adag dhex dhigay kooxaha isku magaalada ah ee Man United iyo Man City iyaga oo doonaya in ay ku kal badalaan tababarayaasha haatan hogaamiya. Kooxda Man City ayaa bartilmaameed ka dhigatay Mauricio Pochettino sabab la xidhiidha in ay ka cabsi qabato in uu Pep Guardiola […]

Xiddigo muhiim ah oo ka maqnaan doona Manchester City kulanka ay la leeyihiin Kooxda Arsenal

(Manchester) 11 Okt 2020. Sida wararku ay tilmaamayaan kooxda kubadda cagta Manchester City ayaan heli doonin labo xiddig oo muhiim u ah kulanka ay la leeyihiin Arsenal, kaasoo ka dhici doona todobaadka soo aaddan garoonka Etihad. Kooxda uu hoggaamiyo Tababare Pep Guardiola oo aan wax guul ah gaarin labadii kulan ee ugu dambeeyey horyaalka Premier League […]

Sawirro: DF Soomaaliya oo ciidamadii ugu badnaa geysay xadka, kadib hanjabaadii Kenya

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda federaalka ciidamo dheeraad ah ay geysay xadka ay la wadagaato Kenya. Ciidamada ayaa waxaa la dhigay xad-beenaadka labada dal, gaar ahaan degmooyinka Beled-Xaawo iyo Madera, halkaas oo ay ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo culus. Sidoo kale deegaanada la geeyey ciidamadaas ayaa waxaa horey ugu […]

Edinson Cavani oo iska diiday fursad uu ugu biiri karay Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ka hor inta uusan soo cago dhigan Manchester United

(Manchester) 11 Okt 2020.  Edinson Cavani ayaa la soo warinayaa iska diiday fursad uu ugu biiri karay Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ka hor inta uusan maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga xiddigaha soo cago dhigan Naadiga Manchester United. Xiddiga xulka qaranka Uruguay ayaa soo gabagabeeyay wararka la isla dhexmarayay ee ku saabsanaa mustaqbalkiisa Isniintii, isaga […]

Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo Weli Xiran

Waxaa saaka weli xiran qaar kamid ah woddooyionka magalaada Muqdisho, gaar ahaan Maka Almukaraba qeybo kamid ah, sida ay inoo sheegeen dadka shacabka ah. Maka Almukarama ayaa  xiran inteeda badan, dadayaana lugeynayo wadaas, oo ah midda ugu mashquulka Badan gudaha magaalada caasimadda ah. Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray maalintii shalay aheyd oo aas qaran […]

Guddoomiyihii Degmada Afgooye oo xilka laga qaaday

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose, Ibraahim Cumar Qaasim. Dikreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka, oo ku taariikhaysan 10/10/2020, ayaa xilka looga qaaday Guddoomiye Ibraahim Cumar Qaasim, kadib markii khilaaf xooggan ka dhex qarxay isaga iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose. Wasiirka […]

Akhriso: Faahfaahinta Dil Ka Dhacay Gaalkacyo

Warar dheeraad aha ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii halkaas lagu dilay wiil dhallinyaro ahaa oo kamid ahaa dhallinta magaalada sidaweyn looga yaqaanno. Dilka ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay dhanka Woqooyi ee magaalada ee Puntland, marxuumka la dilay ayaa la sheegay inuu […]

Founders of Somalia’s First Rape Crisis Center Recognized for Helping Conflict Victims

By Salem Solomon Sunday October 11, 2020Fartuun Adan and her daughter Ilwad Elman operate Elman Peace, an organization that helps victims of sexual violence and works to rehabilitate and provide job training to child soldiers in Somalia. (Photo courtesy Aurora Prize for Awakening Humanity) WASHINGTON – As the United Nations on Sunday marks International Day of the […]