Home » Entries posted by Abdiwali Adan Jamac

Stories written by Abdiwali Adan Jamac
Hordhac: Man United Vs LASK: Red Devils Oo Bilaabanaysa Xilli Ciyaareedkeeda Europa League.

Hordhac: Man United Vs LASK: Red Devils Oo Bilaabanaysa Xilli Ciyaareedkeeda Europa League.

Kooxda Man United ayaa Old Trafford ku marti galin doonta kooxda LASK kulan ka tirsan lugtii 2-aad ee wareega 16-ka ee tartanka Europa League.Kooxda Man United ayaa doonaysa in ay si xarago leh u dhaafto kooxda LASK Kadib marka ay 5/0 ku garaacday k…

DEG-DEG: Man City Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Ferran Torres

DEG-DEG: Man City Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Ferran Torres

Kooxda Man City ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Ferran Torres kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Valencia haatana sugaya in la siiyo warqada shaqo ee England.Xiddiga 20 jirka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sano ah oo kooxda ku sii hayn …

Man City Oo Ka Faa’iidaysa Heshiiska Uu Jadon Sancho Ugu Biiri Doono Man United, Qaab Noocee Ah?

Man City Oo Ka Faa’iidaysa Heshiiska Uu Jadon Sancho Ugu Biiri Doono Man United, Qaab Noocee Ah?

Kooxda Man City ayaa jeebka ku shuban doonta lacag dhan 15 milyan oo euro hadii ay Man United dhamaystirto saxiixa xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho.United ayaa wadahadalo kula jirta kooxda Borussia DOrtmund waxna la filayaa in ay xid…

Sheeko Cusub: Kooxaha Premier League Oo Wajahaya In Laga Saaro Tartamada Yurub Xilli Ciyaareedka Dambe & Sababta Oo La Ogaaday.

Sheeko Cusub: Kooxaha Premier League Oo Wajahaya In Laga Saaro Tartamada Yurub Xilli Ciyaareedka Dambe & Sababta Oo La Ogaaday.

Kooxaha Premier League ayaa lagu soo waramayaa in laga reebi doono tartamada yurub ee champions League iyo Europa League xilli ciyaareedka dambe sabab la xidhiidha xayiraadaha duulimaayada sabab la xidhiidha xanuunka Korona.Arintaas ayaa keeni karta…

Liverpool Oo Wadahadalo Rasmi Ah La Furtay Xiddig Premier League Ah.

Liverpool Oo Wadahadalo Rasmi Ah La Furtay Xiddig Premier League Ah.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo Rasmi ah la qaadatay wakiilada xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Watford ee Ismaila Sarr sida ay sheegayaan wararku.Ismaila Sarr ayaa Premier League kala hadhay kooxdiisa Watford kadib guul…

RASMI: Ole Gunnar Solskjaer Oo Soo Saaray Liiska 30-ka Xiddig Ee Uu Kaga Hor Tagi Doono LASK Europa League

RASMI: Ole Gunnar Solskjaer Oo Soo Saaray Liiska 30-ka Xiddig Ee Uu Kaga Hor Tagi Doono LASK Europa League

Tababaraha Man United Ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray Liiska 30-ka xiddig ee uu kaga hor tagi doono kooxda LASK kulan ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 16-ka Europa League.Waxa Liiska ka maqan xiddiga Luke Shaw kaas oo dhaawac ku seegi doona …

Waa Maxay Sababta Uu Mikel Arteta Maamulka Arsenal Ugu Riixayo In Ay La Soo Saxiixdaan Willian?

Waa Maxay Sababta Uu Mikel Arteta Maamulka Arsenal Ugu Riixayo In Ay La Soo Saxiixdaan Willian?

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa dabada ka riixaya doonista Arsenal ee xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Chelsea ee Willian kaas oo ay ku doonayso in ay xor ku hesho xiddiga.Sababta uu Mikel Arteta u doonayo in uu helo saxiixa xiddig…

Cristiano Ronaldo Oo Lagu Garaacay Xiddiga Ugu Fiican Serie A-da Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday

Cristiano Ronaldo Oo Lagu Garaacay Xiddiga Ugu Fiican Serie A-da Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa ku guulaystay xiddiga ugu fiican horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkii dhamaaday ee MVP.Xidhiidhka Serie A-da ayaa ku dhawaaqay xiddiga reer ku guulaystay xiddiga ugu fiican horyaal…

Muxuu Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer Ka Yidhi Wararka La Xidhiidhinaya Jadon Sancho.

Muxuu Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer Ka Yidhi Wararka La Xidhiidhinaya Jadon Sancho.

Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solksjaer ayaa wax laga waydiiyay wararka kooxdiisa la xidhiidhinaya xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho.Kooxda Man United aya lala xidhiidhinayaa xiddiga 20 jirka ah kaas o…

RASMI: Iker Casillas Oo Ka Fadhiistay Ciyaaraha Kubada Cagta.

RASMI: Iker Casillas Oo Ka Fadhiistay Ciyaaraha Kubada Cagta.

Halyeeyga Kooxda Real Madrid iyo Xulka qaranka Spain ee Iker Casillas ayaa si Rasmi ah uga fadhiistay kubada cagta kadib 21 sano oo uu ku soo dhexjiray garoomada kubada cagta.Iker Casillas ayaa xirfadiisa ciyaareed bilaabay sanadkii 1999 markaas oo …

Page 1 of 33123Next ›Last »