Home » Entries posted by Ahmed abdirzak

Stories written by Ahmed abdirzak
Mo Salah Oo Hiigsaday Rikoor Muhiim Ah Kadib Labadii Gool Ee Uu Ka Ansixiyay Crystal Palace.

Mo Salah Oo Hiigsaday Rikoor Muhiim Ah Kadib Labadii Gool Ee Uu Ka Ansixiyay Crystal Palace.

Mohamed Salah ayaa noqday ciyaaryahankii 8-aad ee Afrika ah ee gaara goolasha 50-aad ee English Premier League.

Weeraryahanka heerka caalami ee reer masar oo sii wata goolashiisa xiriirka ah ayaa 2-gool caawa ka dhaliyay kooxda Cr…

FULL TIME: Arsenal Oo Ka Taqallustay Chelsea.

FULL TIME: Arsenal Oo Ka Taqallustay Chelsea.

Kulankan oo aad u xiisa badnaa ayaa waqtigii loogu talagalay kusoo idlaaday 2-0 oo ay ku adkaatay Arsenal.

Gunners ayaa labada gool ee ay ku adkaatay lairmid qaybtii hore ciyaarta narkaas oo ay shabaqa gaareen L.Koscienly iyo Alex…

HALF TIME: Arsenal Oo Ku Baashaalaysa Chelsea Oo Joogta Emirates.

HALF TIME: Arsenal Oo Ku Baashaalaysa Chelsea Oo Joogta Emirates.

Kulanka oo ay Arsenal bandhigtay ciyaar qurxoon ayaa qaybtiisa hore lagu kala nastay 2-0, oo ay ku horkacayso kooxda Unai Emery.

Gunners oo ciyaarta inteeda badan maamulaysay ayaa hogaanka la wareegtay daqiiqaddii 14-aad ee ciyaar…

Ole Gunnar Solskjaer Oo Rikoor Cusub Kahdigay Man United, Kadib Guushii Brighton.

Ole Gunnar Solskjaer Oo Rikoor Cusub Kahdigay Man United, Kadib Guushii Brighton.

Tababaraha ku meel gaarka ah ee kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer  ayaa dhigay rikoor oo Premier League ah ladib guushii Brighton.

Tababaraha heerka caalami ee Norway ayaa ku raaxaysanaya bandhig qurux badan tan i…

FULL TIME; REAL MADRID OO SI FUDUD KU DHAAFTAY SEVILLA.

FULL TIME; REAL MADRID OO SI FUDUD KU DHAAFTAY SEVILLA.

Kulanka oo qaybtiisi horw lagu kala nastay bara baro goolal la aan ah ayaa qaybtii danbe waxaa si fudid guul ku gaaray Madrid.

Real Madrid ayaana guushan uga mahad celinaysa xidigageda Casemiro oo daqiiqaddii 78-aad shabaqa gaaray…

FULL TIME: Liverpool Oo Dirqi Kaga Baxsatay Crystal Palace, Iyo United Oo Ka Adkaatay Brighton.

FULL TIME: Liverpool Oo Dirqi Kaga Baxsatay Crystal Palace, Iyo United Oo Ka Adkaatay Brighton.

Haddii aynu ku horraynu kulaka United ay ka adkaatay Brighton kooxda tababare Solskjaer ayaa markale gaartay guyl muhiim ah.

Kulanka oo qaybtisi hore lagu kala nastay 2-0 oo ay ku horkacaysay United ayaa marki la isku soo laabtay …

Safafla Rasmiga Ah Ee Kulanka Arsenal Vs Chelsea.

Safafla Rasmiga Ah Ee Kulanka Arsenal Vs Chelsea.

Kulankan oo ah kan ugu xiisaha badan asbuucan kulamada laga Ciyaarayo Premier League, ayaa waxaa isku wajihi doona kooxaha London ku xifaaltama ee Arsenal iyo Chelsea.

Labada tababare ayaana garoonka keenay xidigaha ay is leeyihiin guul aya…

HALF TIME: Real Madrid Iyo Seville Oo Barbaro Ku Aaday Nasiinada.

HALF TIME: Real Madrid Iyo Seville Oo Barbaro Ku Aaday Nasiinada.

Kulanka ugu adag asbuucan LaLiga ee u dhaxeeya kooxaha Seville iyo Real Madrid ayaa qaybtiisa hore lagu kala nastay 0-0.

Labada kooxood oo soo  bandhigay ciyaar lajeclaysto ayaysan midkoodna u suurta galin in ay hogaanka qaba…

HALF TIME: Man United Oo Old Trafford Ku Ciqaabaysa Brigton, Iyo Crystal Palace Oo Liverpool Ku Horkacaysa Kulanka Ka Soconaya Anfield.

HALF TIME: Man United Oo Old Trafford Ku Ciqaabaysa Brigton, Iyo Crystal Palace Oo Liverpool Ku Horkacaysa Kulanka Ka Soconaya Anfield.

Manchester United oo guul gaaraysay tan iyo markii kooxda loo magacaabay tababare Ole Gunner Solskjaer, ayaa waqtigan hogaanka u haysa kulanka ay la ciyaarayso Brighton.

United oo maamulaysa kulanka intiisa badan ayaa daqiiqaddii …

Harry Kane Oo Loo Doortay Ciyaaryahankii Ugu Wanaagsanaa Xulka England 2018, Iyo Sida Loo Kala Helay Abaal Marinada Ciyaarytooyda Xulka Seddexda Libaax.

Harry Kane Oo Loo Doortay Ciyaaryahankii Ugu Wanaagsanaa Xulka England 2018, Iyo Sida Loo Kala Helay Abaal Marinada Ciyaarytooyda Xulka Seddexda Libaax.

Weeraryahanka Tottenham Hotspur Harry Kane ayaa markale loo doortay xidiga ugu wanaagsan xulka qaranka England.

Kane ayaana markii labaad oo xiriir ah ay Taagerayaasha England u codeeyeen laacibka ugu wanaagsan xulla seddexda liba…

Page 1 of 11123Next ›Last »