Home » Entries posted by Ahmed Jaangoan

Stories written by Ahmed Jaangoan

DEG DEG: Xiddiga Barcelona Luis Suarez oo la shaaciyey mudada uu garoomada ka maqnaan doono

Weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa wuxuu garoomada ka maqnaan doonaa muddo bil ah. Xiddigaan ayaa dhaawac kasoo gaaray kulankii Barcelona ay guuldarrada 2-0 ah kala kulantay Real Madrid. Luis Suarez ayaa dhaawacaas isagoo qaba garoonka ku jiray maadaama uu bedelkii ka dhammaaday kooxda Barcelona. Haatan Barcelona waxay xaqiijisay in baaritaan lagu sameeyey xiddigaan lagu […]

Thierry Henry oo ka careysiiyey Arsene Wenger, wuxuuna ka farxiyey jamaahiirta Man Utd ka dib baaq yaab leh oo kasoo baxay

Thierry Henry, halyeeyga kooxda Arsenal, ayaa wuxuu ku baaqay in koobka horyaalka England Premier League loogu magac daro tababaraha halyeeyga ah ee soo maray Manchester United Sir Alex Ferguson. Sir Alex Ferguson ayaa 13 jeer ku guuleystay horyaalka EPL, wuxuuna koobkiisii ugu dambeeyey qaaday 2013kii. Wixii intaas ka dambeeyey Red Devils seddax tababare oo kala […]

Erayadii uu Lionel Messi ku aflagaadeeyey Sergio Ramos oo lasoo ogaaday ka dib markii sida eeyga ula dhaqmay

Lionel Messi ayaa aflagaado u geystay kabtanka Real Madrid Sergio Ramos intii lagu jiray finalkii Spanish Super Cup ee ay guuldarrada 5-1 ah kala kulmeen kooxda Real Madrid fiidnimadii Arbacadii. Messi ayaa wuxuu ka carooday markii uu kabtanka Real Madrid Ramos ciyaarta hakiyey, iyadoo Barcelona xiddigeedu uu doonayey inuu laad xor ah si degdeg ah […]

Haddii ay middaani dhacdo Arsene Wenger waa laga raacdeyn doonaa kooxda Arsenal! (Akhriso warbixin xiiso leh)

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa shaqada kooxdaan laga raacdeyn doonaa ka dib muddo 21 sanno ah oo uu kooxdaan leylinaayey, laakiin taasi waxay dhici doontaa keliya haddii uu kooxda iibsado bilyaneerka reer Africa Aliko Dangote. Bilyaneerka u dhashay dalka Nigeria Aliko Dangote, waa ninka ugu taajirsan qaaradda Africa, wuxuuna dhowr jeer ku celceliyey inuu […]

“Haddii Barcelona ay dooneyso inay la tartanto Real Madrid xilli ciyaareedkaan waa inay hesho xiddigaan!”

Barcelona waxay u baahan tahay inay lasoo saxiixato kubadsameeyaha kooxda Liverpool Philippe Coutinho haddii ay dooneyso inay xilli ciyaareedkaan 2017 illaa 2018 la tartanto kooxda Real Madrid, sidaas waxaa caddeeyey Tony Cascarino. Barcelona waxay dooneysaa inay lasoo saxiixato Coutinho, waxayna u diyaarineysaa dalabkeedii seddaxaad kaasoo qiimihiisa lagu sheegay 118 milyan oo ginni. Sidoo kale Catalans […]

VIDEO: Maxaa dhacay markii ay CR7 iyo Leo Messi ku kulmeen taanalka Camp Nou Stadium – Maxayse isku sheegeen?

Cristiano Ronaldo kuma uusan soo bilaaban lugtii hore ee finalka Supercopa de Espana ee Axadii ka dhacday Camp Nou Stadium.  Laakiin isaga iyo Lionel Messi ayaa isku salaamay taanalka ka hor inta aysan bilaaban ciyaartaan weyn ee El Clasico taasoo ay Real Madrid 3-1 ku adkaaday, Messi iyo Ronaldo-na ay min hal gool dhaliyeen. Labada […]

Real Madrid oo rajeyneysa in la yareeyo ganaaxa shanta kulan ah ee CR7, imisa kulan ayaa laga dhigi doonaa?

Real Madrid ayaa u shaqeyn doonta sida mashiinka oo kale illaa daqiiqadda ugu dambeysa si uu Cristiano Ronaldo diyaar ugu noqdo kulanka caawa oo Axad ah ay lugta labaad ee finalka Supercopa de Espana ku wajahayaan Barcelona – laakiin uma badna inay taasi dhacdo. Hase yeeshee, kooxda ka dhisan caasimadda Spain ee Real Madrid  sababta ay […]

Xog aan farxad gelin doonin jamaahiirta Barcelona oo laga helay Ousmane Dembele (Akhriso)

Ma jiraan wax wadahadallo ah oo u socda kooxaha Barcelona iyo Borussia Dortmund kuna aadan heshiis kooxda ka dhisan Camp Nou Stadium ay ku qaadaneyso xiddiga reer France Ousmane Dembele. Warbixintaan waxaa qoray shabakadda Sky Sports News taasoo xiriir la sameysay ilo ku sugan dalka Jarmalka, kuwaasoo u sheegay in aysan haatan wax wadahadallo ah […]

XOG MUHIIM AH: 10ka heshiis ee dhammeystirka ku dhow waqti xaadirkaan oo ay soo saartay shabakadda Football Whispers

Sky Sports News oo kaashaneysa shabakadda Football Whispers ayaa soo bandhigtay 10ka heshiis ee dhammeystirka ku dhow waqti xaadirkaan marka laga hadlaayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Shabakadda Football Whispers ayaa qiimeyntaan sameysay, heshiis walba oo dhammeystirmaya wuxuu u baahan yahay shan dhibcood, halkaas waxaad ka fahmeysaa sida dhibcaha loo kala siiyey heshiisyada 10ka ugu sarreeya […]

Liverpool oo loogu baaqay inay iska iibiso Philippe Coutinho kuna bedesho xiddig gadood ka ah koox ka ciyaarta horyaalka EPL

Joornaaliistaha u shaqeeya kanaalka BT Sport isla markaana hore uga soo ciyaaray horyaalka England Premier League Andy Townsend ayaa wuxuu kula taliyey kooxda Liverpool inay iska iibiso xiddiga bartilmaameedka u ah kooxda Barcelona Philippe Coutinho. Andy Townsend wuxuu sidoo kale kula taliyey kooxda Liverpool iyo maamulkeeda inay suuqa kala iibsiga ku qarash gareeyaan lacagaha ay […]

Page 1 of 13123Next ›Last »