Home » Entries posted by Ahmed Nur

Stories written by Ahmed Nur
EPL: Hordhaca kullanka Manchester United vs Brighton, safafka macquulka ah iyo xiddigaha seegi kara kullanka.

EPL: Hordhaca kullanka Manchester United vs Brighton, safafka macquulka ah iyo xiddigaha seegi kara kullanka.

Ka dib guushii ay ka gaarreen Tottenham Hotspur, Manchester United waxaa ka muuqata kalsooni badan oo ay ku garaaci karaan Brighton and Hove Albion.

United ayaa hadda rajo wanaagsan ka muujineysa sidii ay kaga mid noqon lahayd kooxaha ugu s…

Xogta iyo xaqiiqooyinka gaarka u ah kullanka Liverpool iyo Crystal Palace dhex mari doona.

[unable to retrieve full-text content]Liverpool ayaa garaacday Crystal Palace shan ka mid ah lixdii kullan ee ugu dambeysay oo ay wada ciyaareen, weliba si xiriir ah saddexdii ugu dambeysay, mana aysan dhicin in Reds ay afar jeer xiriir ah garaacaan Ea…

EPL: Hordhaca kullanka Liverpool vs Crystal Palace, xiddigaha la weyn doono iyo safafka macquulka ah.

EPL: Hordhaca kullanka Liverpool vs Crystal Palace, xiddigaha la weyn doono iyo safafka macquulka ah.

Hooggaamiyeyaasha Premier League-ga ee Liverpool ayaa soo dhoweyn doona kooxda Crystal Palace.

Ciyaartan ayaa Anfield ka dhici doonta marka saacadda geeska Africa ay gaarto 6pm maqribnimo.
Reds ayaa u baahan guul si ay u kordhiso faqriga dh…

Xaqiiqooyinka ka hor kullanka Arsenal iyo Chelsea, iyo taariikhaha kullankan.

[unable to retrieve full-text content]Arsenal keliya hal jeer ayay guul ka gaartay kooxda Chelsea 14 ciyaar ee ugu dambeysay Premier League, waxaana guushaas ay timid September 2016 ciyaar Emirates ka dhacday. Chelsea ayaa raadineysa inay markeedii sha…

EPL: Hordhaca kullanka Arsenal vs Chelsea, xiddigaha seegi kara kullanka iyo safafka macquulka ah.

EPL: Hordhaca kullanka Arsenal vs Chelsea, xiddigaha seegi kara kullanka iyo safafka macquulka ah.

Toddobaadka 23-aad ee Premier League ayaa maanta la ciyaarri doonaa, iyadoo kullanka ugu xiisaha badan toddobaadkan uu yahay midka u dhexeeya kooxaha Arsenal iyo Chelsea.

Labada naadi ayaa caawa fiidkii xilliga geeska Afrika ku wada ciyaari…

Maxay tahay sababta ay PSG ugu kalsoontahay saxiixa De Jong?

Maxay tahay sababta ay PSG ugu kalsoontahay saxiixa De Jong?

AMSTERDAM, NETHERLANDS – AUGUST 14: Frenkie de Jong of Ajax in action during the UEFA Champions League third round qualifying match between Ajax and Royal Standard de Liege at Johan Cruyff Arena on August 14, 2018 in Amsterdam, Netherlands. …

Ronaldo caawa rikoor muhiim ah horyaallo. Muxuu kaga dhiganyahay haddii uu ciyaarro iyo haddii uu guuleysto?

Ronaldo caawa rikoor muhiim ah horyaallo. Muxuu kaga dhiganyahay haddii uu ciyaarro iyo haddii uu guuleysto?

Kullanka caawa dhex mari doona kooxaha Juventus iyo AC Milan ee koobka Supercoppa Italia ayaa noqon doona fiinaalihii 25-aad ee uu ciyaaro Cristiano Ronaldo.

Waayihiisii qaranka Portugal iyo kooxihii uu usoo ciyaarray waxa uu kala…

Wax ka ogow safka ugu awoodda badan ee xiddigaha qandaraaskoodu uu dhacayo.

Wax ka ogow safka ugu awoodda badan ee xiddigaha qandaraaskoodu uu dhacayo.

Iyadoo la galay haafka labaad ee xilli ciyaareedka 2018-19, waxaa jira xiddigo dhowr ah kuwaasoo dhammaadka xilli ciyaareedkan uu ka dhici doono heshiisyada ay kula jiraan kooxahooda.

Xiddigaha ugu hadal heynta badan ayaa waxaa ka…

Qaladaadkii sabab u noqday in Barcelona ay weyso dookh weerar oo aan Suarez ahayn.

Qaladaadkii sabab u noqday in Barcelona ay weyso dookh weerar oo aan Suarez ahayn.

Waxaa si aad ah isu soo taraya hadal heynta ku aaddan in Barcelona ay dadaal badan ugu jirto sidii ay kula soo saxiixan lahayd xiddig ka ciyaara weerarka.

Luis Suarez ayaa ah weeraryahanka keliya ee ay Barca heysato xilligan kaasoo weerarka…

Xilliga Ramsey uu saxiixi doono heshiiska Juventus oo la ogaaday!

Xilliga Ramsey uu saxiixi doono heshiiska Juventus oo la ogaaday!

Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Arsenal, Aaron Ramsey ayaa qalinka ku duugi doono heshiiskiisa ugu horreeya ee Juventus maalinta Jimcaha ah ee soo aaddan.

Tuttosport ayaa ku warramaysa in Ramsey uu saxiixi doono heshiis shan sano …

Page 1 of 7123Next ›Last »