Home » Entries posted by Apdihakem Omer Adem

Stories written by Apdihakem Omer Adem
Suuqa Kala Iibsiga – Halkan Ka AKHRISO 10-ka Saxeex Ee Ugu Macquulsan Ee Qabsoomi Kara Caawa Ilaa Berri.

Suuqa Kala Iibsiga – Halkan Ka AKHRISO 10-ka Saxeex Ee Ugu Macquulsan Ee Qabsoomi Kara Caawa Ilaa Berri.

Guud ahaan kooxaha qaarada Yurub gaar ahaan kooxaha iyo horyaalada ugu waaweyn ayaa dhexda kaga jira suuqa kala iibsiga ee xilliga xagaaga waxaana ay koox kastaa suuqa ka dhex raadinaysaa ciyaartoydii heer midkeeda haatan ka wanaagsan gaadhsiin laha…

Saamaynta Lampard – LIX Ciyaartoy Oo Mustaqbalkooda Chelsea Muran Ku Jiray Oo Dhammaantood Heshiisyo Cusub Saxeexi Doono Kaddib Magacaabista Lampard.

Saamaynta Lampard – LIX Ciyaartoy Oo Mustaqbalkooda Chelsea Muran Ku Jiray Oo Dhammaantood Heshiisyo Cusub Saxeexi Doono Kaddib Magacaabista Lampard.

Chelsea ayaa haatan wadahadalo kula jirta halyeeyga kooxdeeda ee Frank Lampard kaddib markii kooxdiisa haatan ee Derby County ay ogolaansho u siisay inay la xaajoodaan si ay uga dhigan karaan tababarahooda xiga.

Halyeey Lampard ayaa ahaa murashax c…

UGU DAMBAYN: Heshiiskii Dunidu Daalka Kasoo Qaaday Ee Matthijs De Ligt Oo La Dhammaystirayo, Kooxda Gacanta Ku Dhigtay & Wakhtiga La Shaacin Doono.

UGU DAMBAYN: Heshiiskii Dunidu Daalka Kasoo Qaaday Ee Matthijs De Ligt Oo La Dhammaystirayo, Kooxda Gacanta Ku Dhigtay & Wakhtiga La Shaacin Doono.

Sheekadii suuqa kala iibsiga ee da’yarka kooxda Ajax Matthijs De Ligt ayaa u muuqata mid ugu dambayn meel lagu hubsan doono waxaana la filayaa inay saxeexiisa dhawaan shaacin doonto kooxda Juventus.

De Ligt ayaa soo ahaa mid maalinba saxaafada duni…

Wuxuu Abuuri Karaa Jawiga Jurgen Klopp!! – Tababaraha Liverpool Ee Klopp Oo Frank Lampard Si Dadban Uga Caawinaya Inuu La Wareego Shaqada Chelsea.

Wuxuu Abuuri Karaa Jawiga Jurgen Klopp!! – Tababaraha Liverpool Ee Klopp Oo Frank Lampard Si Dadban Uga Caawinaya Inuu La Wareego Shaqada Chelsea.

Kooxda ree London ee Chelsea ayaa kusii dhawaanaysa inay xilka tababarenimo ee kooxdeeda si rasmi ah ugu magacawdo halyeeyga kooxdeeda ee Frank Lampard kaddib markii la sheegay inay heshiis saddex sano ah la gaadheen.

Chelsea ayaa lagu soo warramay…

OLOLAHA JUVE!! Juventus Oo Dajisay Qorshaha Ay Kaga Baxayso Abaarta Champions League & Afarta Saxeex Ee Ay Kaga Farxin Doonto Cristiano Ronaldo

OLOLAHA JUVE!! Juventus Oo Dajisay Qorshaha Ay Kaga Baxayso Abaarta Champions League & Afarta Saxeex Ee Ay Kaga Farxin Doonto Cristiano Ronaldo

Kooxda Juventus ayaa ah mid waxkasta u samaynaysa sidii ay mar kaliya uun kaga bixi lahayd dhibaatada iyo abaarta dheeraatay ee ka haysata koobka ugu muhiimsan qaarada Yurub heer kooxeed ee Champions League.

Juventus ayaa suuqii hore soo samaysay s…

Maxay Ahayd Jawaabta Man United Markii Ay Barcelona Damacday Saxeexa Daafaca Ugu Muhiimsan Red Devils?

Maxay Ahayd Jawaabta Man United Markii Ay Barcelona Damacday Saxeexa Daafaca Ugu Muhiimsan Red Devils?

Barcelona ayaa haatan suuqa ugu jirta soo xoojinta daafaceeda iyaga oo aan wali samayn wax saxeex daafac ah balse wali ku daba jira saxeexyada daafacyo badan oo qaarada Yurub ah oo uu ugu horreeyo kabtanka Ajax ee Matthijs De Ligt.

Barcelona ayaa b…

“Iska Ilaw Philippe Coutinho Oo Keen Xiddigan Premier League Wacdaraha Ka Dhigaya” – Jurgen Klopp Oo Loo Sheegay Xiddiga Ka Haboon Coutinho.

“Iska Ilaw Philippe Coutinho Oo Keen Xiddigan Premier League Wacdaraha Ka Dhigaya” – Jurgen Klopp Oo Loo Sheegay Xiddiga Ka Haboon Coutinho.

Xiddigii hore ee kooxda Liverpool John Aldridge ayaa tababaraha haatan layliya kooxdaas ee Jurgen Klopp kula taliyay inuu gabi ahaanba iska ilaawo dib ula soo saxeexashada Philippe Coutinho oo uu diirada saaro Wilfred Zaha oo Crystal Palace ka tirsa…

Man United Oo Qaabkan Suuqa Kala Iibsiga Ka Caawinaysa Kooxda Ay Xifaaltamaan Ee Man City & Sida Uu Solskjaer U Rumayn Karo Riyada Guardiola

Man United Oo Qaabkan Suuqa Kala Iibsiga Ka Caawinaysa Kooxda Ay Xifaaltamaan Ee Man City & Sida Uu Solskjaer U Rumayn Karo Riyada Guardiola

Manchester United iyo tababaraha kooxdeeda ayaa suuqa xagaagan ku fikiraya inay sameeyaan isbedel weyn oo safka kooxda ah balse dhaq-dhaqaaqyada ay samayn karaan ayaa ah kuwo caawin kara kooxda ay tartamaan ee Man City.

Mid kamida xiddigahaas ay Un…

Liverpool Oo Qarka U Saaran Saxeexeedii Ugu Horreeyay Ee Xilli Ciyaareedka, Booska Uu Ka Ciyaaro & Goorta Uu Caafimaadka U Marayo

Liverpool Oo Qarka U Saaran Saxeexeedii Ugu Horreeyay Ee Xilli Ciyaareedka, Booska Uu Ka Ciyaaro & Goorta Uu Caafimaadka U Marayo

Kooxda tababare Jurgen Klopp uu hoggaanka u yahay ee Liverpool ayaa haatan bilaabaysa dhaq-dhaqaaqeeda suuqa kala iibsiga waxaana ay saxeexooda ugu horreeya ka dhiganayaan da’yarka daafaca ah ee ree Holland Sepp van den Berg.

Ilo wareedyo badan oo …

AFARTAN Shaxood Midkood Ayay Barcelona & Lionel Messi kusoo Shirtagi Doonaan Xilli Ciyaareedka Dambe Oo Ay Kaga Bixi Doonaan Abaarta Champions League.

AFARTAN Shaxood Midkood Ayay Barcelona & Lionel Messi kusoo Shirtagi Doonaan Xilli Ciyaareedka Dambe Oo Ay Kaga Bixi Doonaan Abaarta Champions League.

Barcelona ayaa xilli ciyaareedka dambe awoodeeda oo dhan markale iskugu geyn doonta sidii ay tartanka ugu xiisaha badan qaarada Yurub ee UEFA Champions League ku hanan lahayd.

Waxa ugu weyn ee la filayo inuu hammiga Barca ee xilli ciyaareedkaas kor…

Page 1 of 18123Next ›Last »