Home » Entries posted by Boorama Online Network » DHACDOOYIN & QORMOOYIN

Stories written by Boorama Online Network » DHACDOOYIN & QORMOOYIN

Akhrisku Waxa Uu Qofka Baraa Bulshaawinimo Iyo Kalgacal Waxa Aanu Furfuraa Maskaxda Iyo Fahamka

Haddii aad tahay gashaanti ku hawlan xulashada saygii ay mustaqbalka qoysnimo la wadaagi lahayd, waa in aad xisaabta ku darsataa in uu noqdo nin wax-akhrisku balwad u yahay. Sababta aynu gabadha oo keliya u xusnay waa xaqiiqada jirta ee ah in dumarku aad uga cawdaan odayaasha oo akhriska kaga mashquula waqtigii ay qoyska la qaadan […]

Shan Arrimood Oo Aad Ka Maarmi Karto Ayaa Haddii Aad Iska Dayso Ay Lacag Badani Kuu Dhigmaysaa.

Waqtiyadan danbe oo ay dunida ku soo badanayaan dhibaatooyinka dhaqaale waxaa soo kordhay in xeeldheerayaasha dhaqaaluhu ay dadka iyo shirkadahaba siiyaan talooyin dhaqaale oo ka anfaci kara ka badbaadista mawjadaha aan fadhiyin ee dhaqaalaha iyo kaydsiga lacago ugu filan in ay kayd samaystaan. Waxaa soo kordhaya talooyinka soo jeedinaya in qofku kayd lacageed uu samaysto, […]

Mid Ka Mid Ah Sawirrada Xusuusta Aadamaha Ku Dhegey Ee Sababay In Si Gaar Ah Looga Naxo Dadka Aids Qaba

Sannad kasta bisha u dambaysa maalinteeda koowaad waxaa dunida oo dhan laga xusaa ‘Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka AIDS ka’ oo ah cudur dila hab-dhiska difaaca aadamaha illaa imikana aan dawo rasmi ah loo helin. In kasta oo muddooyinkan dambe ay hoos u dhacday tirada dadka cudurkan qaadaa, haddana tobannaankii sano ee u dambeeyey […]

Daawo Kamerada Qarsoon Oo Qabatay Koox Dhaceysay Maallin Cad Dukaan Dahableh Ah Oo Ku Yaala London.

Koox hubeysan oo ku socotay mootooyin ayaa waxaa ay maalin cad dhac u geysteen dukaan dahable ah oo ku yaal bartamaha magaalada London. Kooxdan ayaa buris weyn waxa ay ku jabsadeen muraayadaha dukaanka, waxaana dhaca ka ddib ay ku baxsadeen mootooyinki…

Sida Loogu Dagaalamay Magaalo Ku Taala Dalka Sacuudiga,+SAWIRRO.

Magaalada Awaamiya, oo kutaala bariga Boqortooyada Sucuudiga ayaa xiligan waxaa ka taagan xaalad aad u adag oo dhinaca nolosha ah, waxa ayna magaalada u muuqataa mid aad u bur bursan oo dagaal ku jirta. Waxaa magaaladan ay ku badan yihiin dadka shiicada bilihii lasoo dhaafay ka dhacayay rabshado u dhaxeeyay ciidamada amaanka Sacuudiga iyo dhalinayro […]

Ogaysiis:Ogaysiis:Xaflada Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beelweynta Xeebjire (Habar-Cafaan) Coming Soon!!!!!

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:Munaasabada Xaflada Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beelweynta Xeebjire (Habar-Cafaan) oo dhacaysa 28-08-2017
Goobtunta Waa Degaanka Jirjir Ee Degmada Boorama Ee Ka Soo Qayb Gal Wacan.
 
 
 
 

 
&nb…

Tacsi:Shirkada Dahabshiil Group Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Marxuum Maxamed Xasan Cabdi Cawed Oo Ku Geeriyooday Muqdisho.

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Dhamaan Maamulka, Saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed oo inankiisii marxuum Maxamed Xasan Cabdi Cawed, uu 15/08/2016, ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Sidoo kale, waxa anu murugada la qaybsanaynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuumku. Alle ha […]

Mid Ka Mid Ah Jabhadihii Ugu Waqti Dheeraa Caalamka Oo Isa Soo Dhiibay.

Kooxdii mucaaradka dalka Colombia ee FARC oo ka mid ah jabhadaha ugu waqtiga dheer ee soo maray caalamka ayaa ugu dambeyn hubka dhigtay. Gaarigii ugu dambeeyay ee ay ku raran yihiin hub ay leeyihiin kooxdii hore ee mucaaradka dalka Colombia, ee FARC ayaa laga saaray meelo ka mid ah dalkaasi, iyadoo taageero laga helayo Qaramada […]

Xaflada Taageerada Siyaasi C/rashiid Xasan Mataan Oo Ka Dhacaysa Borama

Ogaysiis:Xaflada Taageerada Siyaasi C/rashiid Xasan Oo Ka Dhacaysa Boorama.Ogaysiis:Xaflada Taageerada Siyaasi C/rashiid Xasan Oo Ka Dhacaysa Boorama.Ogaysiis:Xaflada Taageerada Siyaasi C/rashiid Xasan Oo Ka Dhacaysa Boorama.
 
 

Daraasad Cusub:Cunto Karinta Oo La Ogaaday Inay Kordhiso Garaadka Maskaxda.

Golaha sare ee caafimaadka maskaxda oo ka jira dalka Ingiriiska ayaa dadka kula taliyey in ay qabtaan hawlaha xamaasadda iyo dhiirrigelinta maskaxda ku abuura oo ay ka mid yihiin cunto karinta, garaacista muusigga, farshaxanka iyo daryeelka beeraha, waxa aanay sheegeen in ay xitaa ka faa’ido badan tahay noocyada ciyaareed ee la aaminsan yahay in ay […]

Page 1 of 7123Next ›Last »