Home » Entries posted by Boorama Online Network » DHACDOOYIN & QORMOOYIN (Page 2)

Stories written by Boorama Online Network » DHACDOOYIN & QORMOOYIN

Waxa ay Sumaysay 15 ka mid ah Dumaashiyadeed si ay uga Baxsato Guur Lagu Khasbay,(Dhacdo Xanuun Badan).

Haweenay u dhalatay dalka Bakistan oo lagu amray in ay guursato nin aanay rabin, ayaa ku kacday fal aad u naxdin badan, kadib markii ay sumaysay 15 nin oo la dhashay ninka loo guuriyey si ay uga baxsato guurka qasabka ah. Aasiya Bibi oo u dhalatay magaalada Mzuaffargarh oo ku taal Gobolka Koonfur Galbeed ee […]

Daraasad Cusub:Safarada Gaagaaban ee loogu Baxo Degaannada Miyiga ah amma Xeebta Oo La Ogaaday Inay u Fiican Yihiin Maskaxda.

Cilmi-baadhis cusub oo hadda la soo saaray, ayaa sheegty in safarada gaagaaban ee loogu baxo miyiga amma xeebaha waxa ay faa’iido caafimaad u leeyihiin maskaxda qofka. Khubarada daraasadan soo saartay waxay sheegeen in meelaha dhirta cagaaran leh amma xeebta ah ay maskaxda siiyaan deganaan iyo in ay nasasho badan hesho. Waxa cilmi-baadhistan soo jeedisay in […]

Muqaallada uu Osama Bin Laden Isku Madadaalin Jiray oo la Ogaaday.

Dhukumantigii 470,000 (Afar boqol iyo toddobaatan kumaad) ee sirdoonka CIA-du sii dayaan oo ku saabsan hoggaamiyihii Al Qaacida, Osama Bin Laden, ayaa shaaciyey siyaabaha uu Osama oo ahaa ninka adduunka loogu baadi-goobka banaa isu madadaalin jiray sida waxyaabaha uu daawan jiray. Dhukumantigan oo Arbacadii toddobaadkan la sii daayey wuxuu sheegay in Osama dawan jiray muqaallada […]

Shirkad Diyaaradeed Oo Diiday Inay Qaado Dadk Rakaab Ah Oo Yuhuud Ah Iyo Maxkamad Ku Taageertay.

-Shirkadda dayuuradaha Kuwait Airways ayaa diiday inay qaado nin sitay baasaboorka Israel oo ka goostay tigid kaasoo ka bixi lahaa Frankfurt kuna socday Bangkok. Maxkamad ku taaalla Jarmalka ayaa go’aamisay in shirkadda dayuuradaha ee Kuwait Airweys ay xaq u lahayd inay diido in aysan qaadin muwaadin Israa’iil u dhashay. Maxkamad ku taalla Frankfurt ayaa sheegtay […]

Waxyaabaha Ay Saluugeen Korjoogtada Doorashadii Somaliland Ka Dhacday.

Korjoogtada caalamiga ah ee dusha kala socota doorashadii Isniintii ka dhacday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in aysan arkin khaladaad waaweyn oo wax u dhimaya hanaanka ay doorashadu u dhacday. Balse waxay tilmaameen in ay jiraan “arrimo dareen leh”. Hadalkan ayaa imaanaya ayadoo la sugayo in lagu dhawaaqo natiijada kama dambaynta […]

Mucaaradka Farmaajo oo Dhaqaalo badan ku bixinaya Baraha Bulshada Iyo Sababta.

Xildhibaanada iyo Siyaasiiin Mucaarad ku ah Dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa bilaabay in dhaqaalo badan ku bixiyaan Baraha Bulshada si loo muujiyo in ay sii yaraaneyso taageerada bulshada u heyso dowlada. Xubnahan Mucaaradka ah oo dhaqaalo badan ka helaya Dowlado Carbeed iyo Ururo is qarinaya ayaa bilaabay in ay sameystaan dhalinyaro baraha bulshada asxaab […]

Faallo:Waa Maxay Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa Iscasilaadii Wasiir Maryan Qaasim?!

Wasiiradii Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumada Somalia Maryan Qaasim Axmed ayaa shalay shaacisay inay iska casishay xilkii wasiirnimada ee ay ka haysay Xukuumada Ra’isul wasaare Kheyre. Waxa sheegtay sababta ay isku cesishay in ay tahay is bar bar yaac is qas ka dhax jiray Wasaarada, waxa ayna tilmaantay in ay go’aansatay in ay siyaasadda faraha […]

Tijaabooyinkii Ugu Arxan Darnaa Ee Ay Aadame Lagu Sameeyo Iyo Ujeedooyinka Cilmiga Ah Ee Laga Lahaa.

Sida caadiga ah saynisyahannada iyo xeeldheereyaasha caafimaadku waxa ay mar kasta raadiyaan aqoon cusub oo ay u adeegsadaan dadaalkooda la xidhiidha ka hortagga cudurrada iyo in la helo dawooyin lagula tacaalo. Laakiin waxaa marar badan dhacda in xeeldheereyaasha dadaalladan ku jiraa ay illaawaan xuquuqda iyo karaamada bani’aadamka iyo guud ahaan noolaha, iyaga oo marar ka […]

Daraasad Cusub:Hurdo La’aanta Oo La Ogaaday Inay Masxkaxda Ku Yeelato Raad Caafimaad Darro Oo La Mid Ah

Cilmibaadhis cusub ayaa daaha ka rogtay in hurdo la’aantu ay unugyada maskaxda ka joojiso la falgalka waxa ku xeeran, saamaynna ku yeelato qaabka uu qofku u arkayo dunida ku xeeran. Waxa ay khubaradu sheegeen in hurdo la’aantu ay sababi karto in qofka oo isu haysta in uu soo jeedo, haddana ay maskaxdiisu qayb ahaan seexato […]

Saacada Ku Habboon Cabbista Bunka Iyo Sababta Aanu Cabbitaanka Caffiene Ta Lihi Waqtiyada Qaar U Fiicnayn.

Haddii aad tahay dadka jecel in subaxda hore ay cabbaan koob bun ah oo ay caajiska hurdada iskaga reebaan, isla markaana uu ku kordhiyo firfircooni ay ku galaan hawlmaalmeedkooda, waxa aad ogaataa in sida ay khubarada caafimaadku caddeeyeen saacadda aad cabtaa ay saamayn ku leedahay illaa heerka uu koobkaasi wax kuu tarayo. Waxa kale oo […]

Page 2 of 512345