Home » Entries posted by Caasimada Online

Stories written by Caasimada Online
Mareykanka oo shaaca ka qaaday sida uu ku yimid weerarkii maanta iyo tirada lagu dilay

Mareykanka oo shaaca ka qaaday sida uu ku yimid weerarkii maanta iyo tirada lagu dilay

Jabuuti (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa qoraal ay soos aartay goor-dhow ku sheegtay sidii uu ku yimid weerarkii cuslaa ee maanta ay ku dileen dagaal-yahanno badan oo ka tirsan Al-Shabaab.Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Mareyka…

Sawirro: Mareykanka oo Shabaab badan xasuuuqay “60 ayaa laga dilay”

Sawirro: Mareykanka oo Shabaab badan xasuuuqay “60 ayaa laga dilay”

Kismaayo (Caasimada Online) – Saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in in kabadan 60 ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab lagu dilay duqeyn lagula eegtay inta u dhaxeysa Sanguuni iyo buundada Araare ee gobolka Jubbada Hoose.Mal…

Daawo: Abuukar Cumar Caddaan oo codsi  culus u jeediyey dadka Soomaalida

Daawo: Abuukar Cumar Caddaan oo codsi culus u jeediyey dadka Soomaalida

Muqdisho (Caasimada Online) – Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan ayaa sheegay in isaga uu ka mid yahay dadka sida weyn wax looga sheegto, hase yeeshee uu dalbanayo in la cafiyo.“Waxaan dalbanaa in la i cafiyo waxaan ahay qofka ugu badan ee wax…

Daawo: Nabad iyo Nolol oo qaadatay go’aano abuuray hal su’aal: Soomaalinimo mise is-miidaamin siyaasadeed?

[unable to retrieve full-text content]Muqdisho (Caasimada Online) – Shan go’aan oo xasaasi ah ayay qaadatay xukuumadda Nabad iyo Nolol, balse ma yihiin kuwa ka tarjumaya Soomaalinimo mise waa is-miidaamin siyaasadeed? Muuqaalkan hoose ayaa …

Muxuu Sheekh Kenyaawi maanta kala soo kulmay Kheyre? (Daawo Video)

Muxuu Sheekh Kenyaawi maanta kala soo kulmay Kheyre? (Daawo Video)

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, maalahaanna Muqdish…

Al-Shabaab oo war culus kasoo saartay weerarkii Baar Sanguuni iyo ‘tirada askarta ay ku dishay’

Al-Shabaab oo war culus kasoo saartay weerarkii Baar Sanguuni iyo ‘tirada askarta ay ku dishay’

Kismaayo (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii ay ku qaaday sakldhigga Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, oo ay ku sugnaayeen ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda Soomaaliya.War ka soo baxay taliska ci…

Gawaarida laga helay Qatar: DF ha iska Ilaaliso qalad ay gashay dowladii Xasan

Gawaarida laga helay Qatar: DF ha iska Ilaaliso qalad ay gashay dowladii Xasan

Shalay waxa ay dowladda Federal-ka ah kala wareegtay dalka Qadar 68 gaawirda Gaashaaman ah oo ay deeq ahaan u siisay.Gawaaridan oo ah kuwa aan xabaddu Karin ayaa la filayaa in ay dowladda ka caawin doonaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.Hase ahaatee,…

Sarkaal sare oo sirdoonka Al-Shabaab ka tirsanaa oo Muqdisho lagu qabaty

Sarkaal sare oo sirdoonka Al-Shabaab ka tirsanaa oo Muqdisho lagu qabaty

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay hoggaamiye sare oo ka tirsan sirdoonka kooxda Al-Shabaab.Qoraal kooban oo lasoo dhigay twitter-ka NISA ayaa…

Arag Sawirro: Wasiir Beyle oo qorshe culus hor-dhigay shirka ka furmay Beirut

Arag Sawirro: Wasiir Beyle oo qorshe culus hor-dhigay shirka ka furmay Beirut

Beirut (Caasimada Online) – Shirka ka furmay Magaalada Beyruut ee Caasimadda Dalka Lubnaan waxaa looga hadlayay sidii Sanduuqa Jaamacadda loogu furi lahaa Falastiin iyo Deyn Cafinta Soomaaliya.Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaa…

Sawirro: Mahad Salaad oo is bar-bar dhigay deeqaaha Qatar iyo Imaaraadka ee Soomaaliya

Sawirro: Mahad Salaad oo is bar-bar dhigay deeqaaha Qatar iyo Imaaraadka ee Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad ayaa bartiisa facebook soo dhigay qoraal uu isku barbardhigayo deeqaha Imaaraadka Carabta iyo kuwa Qatar ay siiyaan dowladda Soomaaliya.Qoraalka Mahad Salaad ayaa u muquda mid uu ku muujinayo …

Page 1 of 18123Next ›Last »