Home » Entries posted by Caasimada Online (Page 14)

Stories written by Caasimada Online
Xamar yaa u maqan oo ka qabta kuwa sidaan u galay

Xamar yaa u maqan oo ka qabta kuwa sidaan u galay

Xamar waa magaalo aad u nasiib daran markey degaan u naqatay dad aan dareensaneyn qiimaha ay u leedahay Somalida oo dhan…waxaa la xaqiijiyay in dadka ku nool aysan wada jecleyn magaalada. Sababtaasna waxaa dadka qaar ku fasireen inay salka ku heyso tak…

Maxkamadda ICJ oo kulan deg deg ah ugu yeertay Kenya iyo Somalia kadib codsi cusub oo ka yimid Kenya

Maxkamadda ICJ oo kulan deg deg ah ugu yeertay Kenya iyo Somalia kadib codsi cusub oo ka yimid Kenya

Hague (Caasimada Online) – Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa kulan deg deg ah ugu yeertay Soomaaliya iyo Kenya oo uu ka dhaxeeyo muran dhanka xuduudda badda ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.Arrintan ayaa timid kadib …

Qorshe cusub oo halis ah oo Qatar ay ka damacsan tahay Soomaaliya oo laga digay

Qorshe cusub oo halis ah oo Qatar ay ka damacsan tahay Soomaaliya oo laga digay

Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay khatar uu sheegay in Soomaaliya ay uga soo wajahantahay dowladda Qatar.Dowladda Carbeed ee Qatar oo galaangal siyaasadeed oo aad u xoogan ku leh …

CUMAR FILISH oo dhowaan sameynaya isbadal ballaaran oo horey uga dhicin gobolka

CUMAR FILISH oo dhowaan sameynaya isbadal ballaaran oo horey uga dhicin gobolka

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa in uu qaado tallaabooyin ballaaran oo isbadal maamul ah.Warar ay heshay Caasimada Online, ayaa xaqiijinaya i…

Ku dhowaad 20 ka mid ah mas’uuliyiinta Jubaland oo Muqdisho ku xayiran

Ku dhowaad 20 ka mid ah mas’uuliyiinta Jubaland oo Muqdisho ku xayiran

Muqdisho (Caasimada Online) – Wali magaalada Muqdisho waxaa ku xayiran masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, kuwaas oo dano kala duwan u yimid caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, halka qaarkoodna ay transit ku ahaayeen garoonka Aadan Cadde ee Muqdish…

Golaha wasiirada Puntland oo shaaciyey in DF ay ‘lasoo ban-baxday dagaal cusub’

Golaha wasiirada Puntland oo shaaciyey in DF ay ‘lasoo ban-baxday dagaal cusub’

Boosaaso (Caasimada Online) – Shirka golaha wasiirada dowladda Puntland oo todobaadkan ku qabsoomay magaaladda Boosaaso, uuna shir guddoominayey madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo dhamaaday.Shirka ayaa waxaa lo…

Xoogagga Waddaniyiinta FARMAAJO oo abaabulaya banaanbax siyaasadeed culus

Xoogagga Waddaniyiinta FARMAAJO oo abaabulaya banaanbax siyaasadeed culus

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa diyaarineysa banaanbax xooggan oo ka dhan ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed, sida ay ogaatay Caasimada Online.Banaanbaxan la filayo inuu ka …

Xildhibaanno iyo odayaal dhaqameed is-beddel doon ah oo lagu xiray Kismaayo

Xildhibaanno iyo odayaal dhaqameed is-beddel doon ah oo lagu xiray Kismaayo

Kismaayo (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya  Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee maamulka Jubbaland ay bilaabeen in ay qabashada xildhibaanada iyo odayaasha dhaqanka ee ka tirsan garabka isbadal doonka ee ka dhisan …

Wafdi Sacuudiyaan ah oo Muqdisho imanaya iyo Riyadh oo ballan-qaad u sameysay DF

Wafdi Sacuudiyaan ah oo Muqdisho imanaya iyo Riyadh oo ballan-qaad u sameysay DF

Paris (Caasimada Online) – Wasiirka waxbarashada xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee Magaalada Paris (France) kulan kula qaatay Dr. Abdalla A. Al Rabeeh oo ah lataliyaha Boqorka Sacuudi Carabiya, isla markaa…

Muudey: Wixii ilmo Sheekh kulmiyay lama yareysan karo

Muudey: Wixii ilmo Sheekh kulmiyay lama yareysan karo

Muqdisho (Caasimada Online) – Xasan Cabdulqaadir Muudey oo ka mid siyaasiyiinta ka soo jeeda HirShabelle ahna La taliyaha dhanka warbaahinta ee Madaxweynaha Hirshabelle ayaa isagoo aragtidiisa ku cabiraya sida ay hal saf uga soo wada jeesteen Madaxweyn…