Home » Entries posted by Caasimada Online (Page 2)

Stories written by Caasimada Online
Hargeysa: Cunug 7-bilood ah oo tooray lala dhacay isaga oo hooyadii ay xambaarsaneyd

Hargeysa: Cunug 7-bilood ah oo tooray lala dhacay isaga oo hooyadii ay xambaarsaneyd

Hargeysa (Caasimada Online) ― Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, ayaa sheegaya in dhacdo naxdin leh ka dhacday gudaha magaaladaasi, taasi oo dil loogu geysan gaaray Haweenay Hooyo ah iyo wiil yar oo 7-bilood jir a…

Natiijada baaris lagu sameeyey halka ay ka timid lacagta taallooyinka lagu dayac-tiray

Natiijada baaris lagu sameeyey halka ay ka timid lacagta taallooyinka lagu dayac-tiray

Innaga oo ka ambaqaadeyna kaalinta warfaafinta ee xoojinta iyo dhiirigelinta daahfurnaanta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda, waxaan su’aalo ka keenay lacagahii taallooyinka iyo guud ahaan Barnaamijka Isxilqaan iyada oo la xiriirtay 14 mas’uul. Sid…

Safiirka Mareykanka ee Kenya: “Muqdisho ayaan tagay, kuna cadaadiyey Farmaajo inuu ka laabto kiiska badda”

Safiirka Mareykanka ee Kenya: “Muqdisho ayaan tagay, kuna cadaadiyey Farmaajo inuu ka laabto kiiska badda”

Nairobi (Caasimada Online) – Waxaa soo xoogaysanaya tuhunka ku saabsan in dowladda Soomaaliya ay ogolaatay islamarkaana raali ka ahayd in dib loo dhigo kiiska dacwadda badda Soomaaliya ee maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), kadib sir uu shaaca…

Xalka SOOMAALIYA waa in labo mid la sameeyo

Xalka SOOMAALIYA waa in labo mid la sameeyo

Muxuu yahay nidaamka federaalka?Si kooban, Federaalku waa nidaam dowladeed kaasoo dastuurka dalku uu qeexayo hab qaybsiga awoodda, maaraynta iyo wadaagga dhaqaalaha; maamulka siyaasadda,  ciidamada, xuduudaha, iwm.Awoodaha dowladda dhexe ee fedara…

Brown oo ka deyriyay arrin ka jirta gudaha Somaliland

Brown oo ka deyriyay arrin ka jirta gudaha Somaliland

Hargeysa (Caasimada Online) ― Staurt Brown, Wakiilka Xafiiska Dowladda UK ee Somaliland ayaa markii u horeysay ka deyriyay xaaladaha ay deegaanada Somaliland kaga howl-galaan suxufiyiinta madaxa banaani.Brown ayaa sheegay in xukuumada Somaliland a…

EU delays refunds for Kenyan troops in Somalia

EU delays refunds for Kenyan troops in Somalia

The European Union (EU) and its partners have not refunded Kenya a coin for its troops fighting Al-Shabaab militia in Somalia in the three months to September, latest Treasury statistics show.The Treasury estimates show that Kenya will, in the year sta…

Maalmihii Jaalle Siyaad ee October 21, 1969-January 26, 1991

Maalmihii Jaalle Siyaad ee October 21, 1969-January 26, 1991

Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka,  Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka C/rashi…

Al-Shabaab oo war kasoo saaray doontii ciidamada DF iyo ‘qaabkii ay u weerareen’

Al-Shabaab oo war kasoo saaray doontii ciidamada DF iyo ‘qaabkii ay u weerareen’

Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa war ka soo saaray doon xalay ku dagtay xeebaha magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose, taas oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan guutada 14-ka October ee xoogga dalka.Ciidamadaas ayaa ba…

Meyd laga helay seeraha magaalada Boorama iyo xog aan ka helnay (Aqriso)

Meyd laga helay seeraha magaalada Boorama iyo xog aan ka helnay (Aqriso)

Boorama (Caasimada Online) ― Wararka naga soo gaaraya magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in qof meyd ah laga helay badhtamaha seeraha magaaladaasi.Ninkan Meydka ah oo aan weli si rasmiya ah aan loo aqoonsan wajigiisa iyo magaciisa ay…

Faransiiska oo weeraray saldhigyo ay ku sugnayeen saraakiil sare oo Shabaab ah

Faransiiska oo weeraray saldhigyo ay ku sugnayeen saraakiil sare oo Shabaab ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Diyaarado dagaal oo ay leeyihiin ciidamda France ayaa xalay Gantaalo culus ku garaacay saldhigyo ay daganyihiin xubno ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo ku yaalla degmooyin ka tirsan Shabeelada Hoose iyo Jubada Hoose, sida ay …