Home » Entries posted by Caasimada Online (Page 3)

Stories written by Caasimada Online
Constitutional Crisis in Puntland: The President’s feud with his Vice President

Constitutional Crisis in Puntland: The President’s feud with his Vice President

After 22 years of its establishment in 01 August 1998 (21 years, 9 months and 13 days, to be exact), a constitutional crisis is looming over the horizon in Puntland state of Somalia manifested in the feud between the President and his Vice President. …

Soomaaliya iyo Qatar oo dib u eegis ku sameynaya xiriirkooda

Soomaaliya iyo Qatar oo dib u eegis ku sameynaya xiriirkooda

Doha (Caasimada Online) – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa dib u eegis ku sameynaya xiriirka iyo wada-shaqeynta ka dhaxeeya, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay dowladda Qatar.Qoraalkan oo lagu baahiyey wakaaladda wararka Qatar ee QNA, a…

Mareykanka oo kashifay kana digay tallaabo cusub oo uu Ruushka ka billaabay Libya

Mareykanka oo kashifay kana digay tallaabo cusub oo uu Ruushka ka billaabay Libya

Tripoli (Caasimada Online) – Militari-ga Maraykanka ayaa Ruushka ku edeeyay in uu diyaarado dagaal geeyay Libya kuwaas oo “dib astaamo kale loogu buufiyey” si loogu taagero calooshood u shaqayteyaal u dagaalamaya xoogagga uu hogaamiyo dagaal-oogge Kha…

RUUXI RAAYA MA RAAGO – Geerida Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxyadiin Celi oo xanuujisay reer Sweden

RUUXI RAAYA MA RAAGO – Geerida Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxyadiin Celi oo xanuujisay reer Sweden

Waa hal-ku-dheg laga soo guuriyay xikmadaha ay Somaliidu caanka ku tahay. Oraahda waxay asalkeedu ahayd NINKI ROONI MA RAAGO, taas oo erayga NIN loola jeedo lab iyo dhedig, sida ku xusan xataa Qur’aanka kariimka ah.Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxyadiin…

Xaqiiqda ‘cafiska’ ay qoyska Jamal Khashoggi u fidiyeen kuwii dilay aabahood la kashifay

Xaqiiqda ‘cafiska’ ay qoyska Jamal Khashoggi u fidiyeen kuwii dilay aabahood la kashifay

Riyadh (Caasimada Online) – Aqoonyahan u dhashay dalka Sacuudiga ayaa sheegay in laga yaabo in qoyska suxufigii la dilay ee Jamal Khashoggi ay u cafiyeen kuwii dilka geystay “cadaadis iyo cagajugleyn” uga yimid xukuumadda Riyadh darteed.Abdullah Alaou…

Xildhibaanada iyo wasiirada Hawiye oo kulan xasaasi ah xalay ku yeeshay Muqdisho

Xildhibaanada iyo wasiirada Hawiye oo kulan xasaasi ah xalay ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamanka iyo golaha wasiirada ee kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.Kulankan, oo ka dhacay Hotel Doorbin, ayaa loo…

Xildhibaanow Xusuusnow – Yuusuf Garaad oo qoraal kulul kula hadlay xildhibaanada

Xildhibaanow Xusuusnow – Yuusuf Garaad oo qoraal kulul kula hadlay xildhibaanada

Baarlamaankow Ciid wanaagsan. Waxaan maqlayaa in aad ku howlan tihiin qaabka ay doorasho u dhici doonto iyo goorta, qofkii Allah gaarsiiyo.Marka hore waan idinku bogaadinayaa in aad gudaneysaan waajibaadkiinna Dastuuriga ah.Marka xiga talooyinka aad ro…

Ciidamada dowladda oo dilay 10 Al-Shabaab ah kadib dagaallo culus oo dhacay

Ciidamada dowladda oo dilay 10 Al-Shabaab ah kadib dagaallo culus oo dhacay

Buuloburde (Caasimada Online) – Ciidamada xoogga dalka ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaano kala hoos taga magaalooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kadib dagaallo culus oo dhex maray saacadihii la soo dhaafay.Khasaare kala duwan ay…

Kadib guul-darradii Libya, Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xasilooni darro ka billaabay dal kale oo Carbeed

Kadib guul-darradii Libya, Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xasilooni darro ka billaabay dal kale oo Carbeed

Tunis (Caasimada Online) – Warbaahinta Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Masar ayaa billaabay olole ka dhan ah Rached Ghannouchi oo ah hogaamiyaha dhaq-dhaqaaqa Ennahda ee dalka Tunisia, si ay u dhaawacaan sumcaddiisa.Dhaq-dhaqaaqa Ennahda ama Dhaq-dh…

Why we are failing

Why we are failing

Many believe a change of government will be a welcome upgrade on life under Farmaajo and Khaire. However, don’t count on the hope there is a better alternative out there.  A bewildered nationOur country faces so many profound and intractable prob…