Home » Entries posted by Cabdiraxmaan Anteeno

Stories written by Cabdiraxmaan Anteeno
FIFA VIRUS;iyo siduu saameyn ugu yeeshay kooxaha Top6 ee horyaalka Premier League.

FIFA VIRUS;iyo siduu saameyn ugu yeeshay kooxaha Top6 ee horyaalka Premier League.

Sida aan wada ognahay waxaa lagu dhex jiraa xiligii ay cayaartoyda ku maqnaayeen gudashada waajibaadkooda qaran, waxaana sida caadada aheydba xidigaha kooxohooda ka maqan qaarkood lasoo kulmeen dhaawacyo.

Hadaba halkaan waxaan idiin kuugu s…

FIFA VIRUS; sidee ayuu u saameeyay kooxda Liverpool?

FIFA VIRUS; sidee ayuu u saameeyay kooxda Liverpool?

ilaa iyo haatan majirto saameyn muuqato oo uu Viruska FIFA ku yeeshay kooxda kubadda cagta Chelsea hase yeeshee waxaa xusid mudan in labadaan xaaladood ay kooxda lasoo darseen;

1-A.Robertson;
Wuxuu seegi doonaa kulanka xulkiisa la…

FIFA VIRUS; iyo siduu saameyn ugu yeeshay kooxda Chelsea.

FIFA VIRUS; iyo siduu saameyn ugu yeeshay kooxda Chelsea.

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayuu dhinaceeda ka saameeyay viruska FIFA kadib markii labo kamid ah xidigahooda laga saaray liiska qaramadooda.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo cayaartoyda Chelsea ka dhaawacantay.
1- Ethan Ampadu;
Da&…

Portugal oo barbaro lagu qabtay France oo guul weyn gaartay iyo natiijooyinka rasmiga ee is reeb reebka koobka qaramada Yurub.

Portugal oo barbaro lagu qabtay France oo guul weyn gaartay iyo natiijooyinka rasmiga ee is reeb reebka koobka qaramada Yurub.

Xulka kubadda cagta Portugal ayaa barbaro 0-0 lagu qabtay cayaar ka tirsaneyd isreeb reebka koobka qaramada yurub ee 2020ka.

Ronaldo oo kulankiisii ugu horeeyay qaranka Portugal cayaaray kadib kasoo haritaankoodii koobka aduunka a…

Sadaxleey kale; Sterling oo England ku hogaamiyay iney xasuuqaan Czech Republic.

Sadaxleey kale; Sterling oo England ku hogaamiyay iney xasuuqaan Czech Republic.

Laacibka kooxda Manchester City Raheem Sterling ayaa sadaxleydiisii labaad ku dhaliyay mudo 13 maalmood kadib markii uu qarankiisa England caawo u dhaliyay 3 Goal cayaar ka tirsaneyd is reeb reebka koobka qaramada yurub.

England a…

Venezuela oo guuldaro xanuun badan kusoo dhaweysay Lionel Messi kadib markey Argentina ugu awood sheegteen 1-3.

Venezuela oo guuldaro xanuun badan kusoo dhaweysay Lionel Messi kadib markey Argentina ugu awood sheegteen 1-3.

Xulka kubadda cagta Argentina ayaa guul daro xanuun badan kala kulmay dhigooda Venezuela kadib markii ay 1-3 ugu awood sheegteen.

Lio Messi oo xulkiisa kasoo muuqday markii ugu horeysay tan iyo guuldaradii ay France kala soo kulm…

DAG-DAG; Marcos Rashford oo dhaawac soo gaaray lagana reebay xidigaha xulka qaranka England.

DAG-DAG; Marcos Rashford oo dhaawac soo gaaray lagana reebay xidigaha xulka qaranka England.

Macalinka xulka qaranka England Gareth Southgate ayaa sheegay in laacibka xulkaasi iyo kooxda Manchester United ee Marcos Rashford uu dhaawac soo gaaray isla markaasna laga reebay xidigaha xulka qaranka England.

Southgate ayaa yir…

Rooney oo ugu baaqay Paul Pogba iyo Marcos Rashford iney kula soo biiraan ka cayaarista Horyaalka Mareykanka ee MLS.

Rooney oo ugu baaqay Paul Pogba iyo Marcos Rashford iney kula soo biiraan ka cayaarista Horyaalka Mareykanka ee MLS.

Halyeyga kooxda Manchester United haatana u baqoolay ka cayaarista Horyaalka Mareykanka ee MLS ayaa ugu baaqay wiilasha kooxda Manchester United eek ala ah Pogba iyo Rashford iney kula soo biiraan ka cayaarista Horyaalka Mareykanka…

Real Madrid oo Gareth Bale u adeegsan doonto soo xero galinta Paul Pogba.

Real Madrid oo Gareth Bale u adeegsan doonto soo xero galinta Paul Pogba.

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa lagu wadaa iney ku dhaqaaqdo heshiish kala badasho iyagoona kooxda Manchester United ka dooneyso laacibkooda khadka dhexe ee Paul Pogba.

Pogba oo haatan kamid ah xidigaha ugu fiican khadka …

RASMI; Xiriirka kubada cagta UEFA oo ganaax garka u galisay Ronaldo. Miyuu seegi doonaa kulanka Ajax??

RASMI; Xiriirka kubada cagta UEFA oo ganaax garka u galisay Ronaldo. Miyuu seegi doonaa kulanka Ajax??

Xiriirka kubadda cagta qaarada yurub ee markii lasoo gaabiyo loo yaqaano UEFA ayaa ku ganaaxay laacibka kooxda kubadda cagta Juventus aflagaadadii uu u geystay taageerayaasha kooxda Atlatico Madrid.

Ronaldo oo sadaxley dhaliyay ku…

Page 1 of 11123Next ›Last »