Home » Entries posted by Cali Nuur Cayn

Stories written by Cali Nuur Cayn
Ahmed Madoobe oo Kismaayo  ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka

Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka

Ahmed Madoobe oo Kismaayo ka bilaabay olale uu ku soo jiidanaayo .Mucaatadka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Mada…

Wararkii ugu danbeyey. Raaiisul Wasaare Kheyre oo ku Wajahan Dhuusa Mareeb.

Wararkii ugu danbeyey. Raaiisul Wasaare Kheyre oo ku Wajahan Dhuusa Mareeb.

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug ayaa sheegaya in Halkaasi Laga Dareemayo Qaban qaabadda Soo dhaweynta WafdigaRaiisul wasaaraha Dalka mudane Xasan Cali Khayre oo Maanta ku wajahan Caasimadda Galmudug ee Dhuusam…

XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna.

XOG.Dhab ah Khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka Ahlusunna.

Ilo lagu kalsoon karo oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Xaqiijiyay in Khilaaf uu soo kala dhex galay Hoggaanka Ururka Ahlusunna ee gacanta ku hayay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Khilaafka ayaa yimid ka dib markii x…

War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb & Xaalada Kacsan

War.cusub Sufa Oo Ciidankii ugu badnaa Geysay Dhuusa Mareeb & Xaalada Kacsan

Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna oo caawa ku qulqulaya Dhuusamareeb
Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in deegaano dhowr ah oo ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud galabta ka baxeen ciidamo taabacsan Ahlu Sunna kuwaas oo qaarkood caawa gaaray Dhuusa…

Daawo.Waqtiga Uu Furmayo Shirka Dib uheshisinta Dhuusa Mareeb Oo La Shaaciyay

Daawo.Waqtiga Uu Furmayo Shirka Dib uheshisinta Dhuusa Mareeb Oo La Shaaciyay

Guddoomiye ku xigeenka guddiga dib u heshiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel) ayaa sheegay in shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug uu furmayo 48-saac gudahood.Hadii alle idmo.
Halkaan ka daawo muqaalka.
[embedded content]

Ahmed …

XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday.

XOG;- Sababta Keentay In Ciidamada Dowladda Somaliya La geeyo Dhuusa Mareeb oo la Ogaaday.

Ciidamada Maanta gaaray Magaalada dhusamareb Ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug tiradoodu waa 108 askari oo military iyo police isugu jira ujeedkooduna waxey hordhac u yihiin Raisul wasaare kheyr oo maalinta bari ah gaari doona magaalada…

Deg deg. Maleeshiyaadka Koxda Sufa Oo Maanta isaga Baxay Dhuusa mareeb

Deg deg. Maleeshiyaadka Koxda Sufa Oo Maanta isaga Baxay Dhuusa mareeb

Hogaamiyaha Urur Diimeedka Ahlusuna , ayaa iskaga Baxday Magaalada Dhuusamareeb, Waxa ayna shir ku leeyihiin Duleedka Magaalada.
Ila kala duwan ayaa ii xaqiijiyay in Ahlusnna aysan hadda ku sugneen gudaha Magaalada.
Ciidamada Dowladda ee ka b…

Abdikariin Gulleed,  Galmudug dhib badan ayaa Laga Soo Maray uma baahna in Lagu ciyaaro dib u yag leelideeda,

Madaxweynihii Hore Ee Dowlad Goboleedka Galmudug Abdikariin Xuseen gulleed oo qudbad ka jeedinayay shirka wadatashiga beelaha habar g…

Madaxweyne Xaaf. Oo Xilka ka qadday mid ka mid ah Wasiiradiisa. & Ka dib khilaaf Siyaasadeed.

Madaxweyne Xaaf. Oo Xilka ka qadday mid ka mid ah Wasiiradiisa. & Ka dib khilaaf Siyaasadeed.

Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa xil-kaqaadis ku sameeyay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Ee Galmudug. Waxa uuna amray in uu Xilka sii heyn doona Wasiiru Dowlaha Wasaarada inta laga magacaabayo …

Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq.

Puntland. Oo Kheyre Edeyn Culus ujeedisay ka dib Masuq Maasuq.

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa ay ku dacweysay deeq bixiyeyaasha iyo hey’adaha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya iyada oo ku eedeysay  inuu sameeyey musuq , …

Page 1 of 14123Next ›Last »