Home » Entries posted by CCC

Stories written by CCC
Wefdi ka socda dowladda Puntland oo gaaray degmada Xiingalool

Wefdi ka socda dowladda Puntland oo gaaray degmada Xiingalool

Wefdiga Puntland ee tegay Xiingalool

Wefdi isugu jira Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan dowladda Puntland oo shalay gaaray bariga gobolka sanaag ayaa saaka tegay magaalada Xingalool.

Wefdiga oo u kuur-galaya xaaladda nololeed iyo tan amn…

Col. Caarre oo sheegay in uu qabtay wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

Col. Caarre oo sheegay in uu qabtay wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

Col. Caarre oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe

Col. Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo hoggaamiya jabhadda la’dagaallanta Somaliland ee ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe …

Wefdi ka socda dowladda Puntland oo gaaray magaalada Badhan

Wefdi ka socda dowladda Puntland oo gaaray magaalada Badhan

Wefdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan dowladda Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

Socdaalka wefdiga ayaa la xiriira u kuur-galka xaaladda gobolka waxaana ay kulan la qaateen maamulka gobolka Sanaag …

Khasaaraha dagaalkii Gaalkacyo oo kordhay

Khasaaraha dagaalkii Gaalkacyo oo kordhay

Faahfaahin horleh ayaa ka soo baxay khasaaraha ka dhashay dagaalka saaka ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa malayshiyaad hubaysan oo hab-beeleed u abaabulan ku dhexmaray dhul-bannaan oo ku yaalla …

Faahfaahin: Dagaal ka dhacay Gaalkacyo

Faahfaahin: Dagaal ka dhacay Gaalkacyo

Maamulka gobolka Mudug ee Puntland oo kaashanaya waxgaradka iyo nabaddoonada waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa kala dhex galay malayshiyaad hubaysan oo saaka ku dagaallamay aga’gaarka xabsiga weyn ee Gaalkacyo.

Malayshiyaadka oo hab-be…

Malayshiyaad ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo

Malayshiyaad ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo

Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalena waa ku dhaawacantay dagaal saaka malayshiyaad hubaysan ku dhexmaray aga’gaarka xabsiga weyn ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Malayshiyaadka ayaa ku dagaallamay bogcado ku yaalla dhul-bannaan …

Puntland oo war-saxaafadeed ka soo saartay duullanka Somaliland ee gobolka Sanaag

Puntland oo war-saxaafadeed ka soo saartay duullanka Somaliland ee gobolka Sanaag

Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo maalmahan ay Somaliland ka waddo degaanno ka tirsan gobolka Sanaag.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu sh…

Saraakiishi u sarraysay ciidamada Daraawiishta Puntland oo iscasilay

Saraakiishi u sarraysay ciidamada Daraawiishta Puntland oo iscasilay

Taliyaha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Sarreeye Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen iyo abbaan-duulaha Daraawiishta Gen Siciid Maxamed Salaad (Goraya-cawl) ayaa labaduba warqadaha is-casilaadda u gudbiyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulla…

Ciidamada Somaliland oo saldhig ka samaystay degmada Yubbe ee gobolka Sanaag

Ciidamada Somaliland oo saldhig ka samaystay degmada Yubbe ee gobolka Sanaag

Wararka ka imaanaya degmada Yubbe ee koonfurta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi ay Isniinta maanta ah saldhig ka samaysteen cutubyo ka tirsan ciidamada militariga Somaliland.

Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmada Yubbe ayaa soo she…

Puntland: Madaxweynaha oo magacaabay agaasimaha maaliyadda madaxtooyada

Puntland: Madaxweynaha oo magacaabay agaasimaha maaliyadda madaxtooyada

Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa magacaabay agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda madaxtooyada Puntland.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa C…

Page 1 of 3123