Home » Entries posted by CCC (Page 2)

Stories written by CCC
Guddiga doorashooyinka dowladda Federaaalka Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha Booliiska

Guddiga doorashooyinka dowladda Federaaalka Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha Booliiska

 Magaalada Muqdisho waxa  kulan ku yeeshay Taliyaha ciidanka Booliiska
Soomaaliya Cabdi Xassan Maxamed Xijaar iyo guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee
doorashooyinka heer Federaal Xaliimo yareey.

Kulanka
ayaa intii uu socday waxaa loo…

Soomaaliya Deyn Ma Laga Cafiyey?

Soomaaliya Deyn Ma Laga Cafiyey?

Waxaan dhegaystay Cajal kooban ( Clip ) oo Wasiir Beyle (Finance Ministry of SFG) duubay isagoo ku dooday dhowr arimood oo aan ku habboonayn maqaamka wasiir maaliyadeed.

Wasiirku, isaga isleh difaac go’aamadda aan loo meel deyin ee
xukummaddiisu…

Madaxweyne Waare oo shir guddoomiye kulan xasaasiya oo ku saabsan Amniga Hirshabeelle

Madaxweyne Waare oo shir guddoomiye kulan xasaasiya oo ku saabsan Amniga Hirshabeelle

Madaxweyanaha
dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta oo Khamiis ah
shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo looga hadla arrimaha amniga degaannada
maamulkaas.

Shirka
ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiil ka tirsan Milatariga,Amiso…

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Gaalkacyo gaaray

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Gaalkacyo gaaray

Wefdi uu hogaaminayo Santar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa
maanta oo Khamiis ah ka gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha guddiga Dastuurka ee labada aqal
ee baarlamaanka Soomaaliya Sanotor Cabsi Xasan Cawaale Qeybdiid
socdaalkiisa…

Soomaaliya oo laga helay kiiskii labaad ee Coronavirus

Soomaaliya oo laga helay kiiskii labaad ee Coronavirus

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah
xaqiijisay in kiiskii labaad ee cudurka Coronavirus laga helay dalka.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Fowsiya Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay aya shaacisay …

Al-shabaab oo amartay in la dilo qofkii ka qeyb gala doorashooyinka Soomaaliya

Al-shabaab oo amartay in la dilo qofkii ka qeyb gala doorashooyinka Soomaaliya

Malayshiyaadka Al-shabaab oo ka taliya degaanno ka tirsan
Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaa Fatwo ka soo saaray arrimaha
doorashooyinka heer Federaal oo qorshaysan in Soomaaliya laga qabto
2020/2021-ka.

Bayaan Fatwo ah oo ka soo baxay mal…

Wasiir Cawad oo la kulmay  James Swan

Wasiir Cawad oo la kulmay James Swan

Wasiirka Arrimaha Dibadda
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise, ayaa kulan la qaatay Wakiilka
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Qoraal ka soo baxay
Xafiiska Wasiir Cawad, ayaa lagu sheega…

Militariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen 12 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Militariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen 12 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Sarakiisha
Ciidanka Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in degaanka
daynuunaay oo qiyaastii 18km magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ku
dileen 12 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab kadib markii ay soo weerareen
ciidanka.

Faahfaahinta dagaal maanta ka dhacay Daynuunaay

Faahfaahinta dagaal maanta ka dhacay Daynuunaay

Ugu yaraan hal askari ayaa ku geeriyooday, ilaa lix kalena waa
ku dhaawacmeen, iska hor-imaad kooban oo saaka ka dhacay saldhig ciidan oo ku
yaalla degaanka Daynuunaay oo qiyaastii 18km dhanka bari ka xiga magaalada
Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofurgalbeed oo la ansixiyay

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofurgalbeed oo la ansixiyay

Xildhibaanada
cusub ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankii
ugu horreeyay ku yeeshay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Ajendaha
kulanka mudanayaasha Baarlamanka waxaa uu ahaa ansixinta Guddiga soo
diy…