Home » Entries posted by CCC (Page 3)

Stories written by CCC
Madaxweynaha Puntland oo taliye iyo ku xigeen u magacaabay ciidanka madaxtooyada

Madaxweynaha Puntland oo taliye iyo ku xigeen u magacaabay ciidanka madaxtooyada

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa taliye iyo taliye ku-xigeen cusub u magacaabay ciidanka madaxyooyada Puntland.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland ayaa taliyaha ciidanka mada…

Madaxweynaha Puntland oo booqday isbitaalka weyn ee Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo booqday isbitaalka weyn ee Garoowe

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegay isbitaalka weyn ee magaalada Garoowe.

Kormeerka Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey wasiirka wasaaradda Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan, wasiir ku xi…

M ku xigeenka Puntland oo furay weji saddexaad ee JPLG

M ku xigeenka Puntland oo furay weji saddexaad ee JPLG

Madaxweynaha Ku-xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magaalada Garoowe ku daahfuray shir ku saabsan siyaasadda Fulinta maamul daadajinta Puntland, kaasoo dhexmaraya Wasaaradaha iyo Dagmooyinka la shaqeeya Mashruuca GPLG.

Madaxa UNDP oo booqday Wasaaradda Cadaaladda Puntland

Madaxa UNDP oo booqday Wasaaradda Cadaaladda Puntland

Wefdi uu   hoggaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNDP Sayed Sahibzada ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe.

Mr Sayed Sahib…

Page 3 of 3123