Home » Entries posted by CCC (Page 4)

Stories written by CCC
Soomaaliya oo shatiga duulimaad kala laabatay shirkado Kenyan ah

Soomaaliya oo shatiga duulimaad kala laabatay shirkado Kenyan ah

Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya.

Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada shrikadood oo lagu magacaabo Buff AIR …

Warbixin: Saddex Baahiyood oo ka dhashay Fatahaaddii Qardho

Warbixin: Saddex Baahiyood oo ka dhashay Fatahaaddii Qardho

Duqa Degmada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan, ayaa warbixin dhammaystiran ka soo saaray, Khasaaraha ka dhashay Daadadkii Magaalada ku fatahay 27-April ee sannadkan 2020.

Warbixinta ka soo baxday Xafiiska Duqa Degmada Qardho, a…

Wararkii u dambeeyay dhex-dhexaadinta Deni iyo Karaash

Wararkii u dambeeyay dhex-dhexaadinta Deni iyo Karaash

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo isimada dhex-dhexaadinaya isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan si loo xalliyo khilaafka ku salaysan Awoodaha Dastuuriga ah ee u dhexeeya labada mas’uul….

Somaliland oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadda degaanka Tukaraq

Somaliland oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadda degaanka Tukaraq

Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay halkaasi dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka wadaa saaka oo Isniin ah.

Dad ku sugan degaanka Tukaraq ayaa soo sheegaya in ciidamada Somaliland ay saaka wadaan…

Kulankii Madaxweyne Deni iyo Isimada oo baaqday

Kulankii Madaxweyne Deni iyo Isimada oo baaqday

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta xarunta Baarlamaanka kula ballansanaa Isimada iyo Guddoonka Golaha Wakiilada ayaa kulankaasi ka cudur-daartay.

Madaxweyne Deni ayaa Isimada iyo Guddoonka Baarlamaanka ku soo wargeliyay in u…

Xisbiga Wadajir oo taageeray  hadal ka soo yeeray Ra’iisul wasaare Khayre

Xisbiga Wadajir oo taageeray hadal ka soo yeeray Ra’iisul wasaare Khayre

Xisbiga Wadajir, ee uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo dhoweeyey hadalkii Ra’iisul wasaare Khayre, oo muujiyay in ay Xukuumaddiisa ka go’antahay, in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo.

Xisbiga ayaa sheegay, in uu d…

Madaxweyne Deni oo saaka la kulmaya Isimadii dhex-dhexaadinta waday

Madaxweyne Deni oo saaka la kulmaya Isimadii dhex-dhexaadinta waday

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan saaka oo Axad ah la kulmaya qaar kamid ah Isimada Dhaqanka Puntland oo ku hawllan dhex-dhexaadinta khilaafka isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan.

Isimad…

Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin ku eedaysnaa Tafaaful

Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin ku eedaysnaa Tafaaful

Maxkamad ay leeyihiin malayshiyaadka Al-shabaab oo ka dhisan gobolka Shabeellada hoose ayaa laga soo xigtay in ay xukun dil ah ku fulisay nin lagu helay saaxirnimo.

Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa sheegtay in gelinkii dambe ee shalay xukun…

Dab ka kacay xarunta shirkadda SOMTEL ee Boosaaso

Dab ka kacay xarunta shirkadda SOMTEL ee Boosaaso

Xarunta Shirkadda SOMTEL ee dabku qabsaday

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in saaka aroortii hore uu dab ka kacay, xarunta weyn ee shirkadda SOMTEL ku leedahay gudaha Boosaaso.

Xarunta Boosaaso oo…

Gabdho Soomaaliyeed oo ku dayacnaa Sacuudiga oo dalka lagu soo celiyay

Gabdho Soomaaliyeed oo ku dayacnaa Sacuudiga oo dalka lagu soo celiyay

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa waddanka Sacuudi Carabiya ayaa gelinkii dambe ee Shalay dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Muwaadiniintaas ayaa la…