Home » Entries posted by Faadumo Maxamed

Stories written by Faadumo Maxamed
Puntland oo ciidan badan geysay Gaalkacyo xilli ay ka digtay ‘qorshe ay waddo’ DF

Puntland oo ciidan badan geysay Gaalkacyo xilli ay ka digtay ‘qorshe ay waddo’ DF

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta ciidamo cusub oo ka tirsan kuwa Puntland lagu arkay waqooyiga degmadaasi.Ciidamadaan oo lagu soo daadiyey jidadka magaalada, gaar ahaan xaafadda Garsoor ayaa dhaq dhaq…

CC Shakuur: NISA waxa ay noqotay sida Breaking News-ka TV-yada iyo raadiyeyaasha

CC Shakuur: NISA waxa ay noqotay sida Breaking News-ka TV-yada iyo raadiyeyaasha

Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo si aad ah u naqdiya dowladda Soomaaliya ayaa dhaliilay hoggaanka taliska nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, isaga oo ku eedeeyey inay weeciyeen shaqadii hay’addasi.Cabdiraxma…

Wararkii ugu dambeeyey ee Beled-Xaawo iyo ciidamo hor leh oo la geeyey

Wararkii ugu dambeeyey ee Beled-Xaawo iyo ciidamo hor leh oo la geeyey

Garbahaarey (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo hor leh laga dajiyey degmada Beled-Xaawo oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq u dhexeeya Jubbaland iyo dowladda dhexe.Ciidamadan oo ka tir…

KENYA oo gacanta ku dhigtay gaadiid loo soo waday Soomaaliya

KENYA oo gacanta ku dhigtay gaadiid loo soo waday Soomaaliya

Nairobi (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay gawaari kala duwan oo loo soo waday Soomaaliya iyo dalal kale oo Afrika dhaca.Kenya ayaa sheegtay in gaadiidkaas si sharci darro ah loogu gudbin rabay wadamada Soomaaliy…

Muuse Biixi oo aqbalay raalligelintii Farmaajo, kana warbixiyey kulankii Addis Ababa

Muuse Biixi oo aqbalay raalligelintii Farmaajo, kana warbixiyey kulankii Addis Ababa

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad sanadle ah u jeediyey golaha wakiilada & golaha guurtida ee maamulkaasi ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, sida kulankii uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya ee Addi…

Taliyaha saldhigga Wadajir oo amni darro darteed xilka looga qaaday

Taliyaha saldhigga Wadajir oo amni darro darteed xilka looga qaaday

Muqdiso (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaadis ku sameeyey taliyihii saldhigga Wadajir, Cabdi-baasid Maxamuud Cagey oo in muddo ahaa taliyaha Booliska degmadaasi.Wareegto ka s…

Axmed Madoobe oo socdaal ku tegaya Dhoobley+Ujeedka

Axmed Madoobe oo socdaal ku tegaya Dhoobley+Ujeedka

Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda degmada Dhoobley oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee K/ Soomaaliya.Socdaalkan ayaa waxaa madaxw…

Saldhigga Al-Shabaab ee Jilib oo duqeyn lagu burburiyey

Saldhigga Al-Shabaab ee Jilib oo duqeyn lagu burburiyey

Kismaayo (Caasimada Online) – Taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo diyaaradahooda ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee ku yaalla koonfurta Soomaaliya.Duqeynt…

HirShabelle oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay JOWHAR

HirShabelle oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay JOWHAR

Jowhar (Caasimada Online) – Wasaaradda amniga maamulka HirShabelle ayaa faah faahin ka bixisay dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.Wasiirka wasaa…

Daacish oo dagaalyahanno cusub ku soo bandhigtay buuraleyda gobolka Bari

Daacish oo dagaalyahanno cusub ku soo bandhigtay buuraleyda gobolka Bari

Boosaaso (Caasimada Online) – Kooxda Daacish ee faraca Soomaaliya ayaa dagaalyahanno cusub ku soo bandhigtay dhulka buuraleyda ee gobolka Bari.Dagaalyahannadaan oo aad u hubeysan ayey kooxdu ku soo bandhigtay xero ku taalla halkaasi, taas oo loogu maga…

Page 1 of 28123Next ›Last »