Home » Entries posted by GOOL24.NET

Stories written by GOOL24.NET
Thierry Henry  Oo Kadib Fashilkiisii AS Monaco Markale Ku Soo Laabanaya Shaqada Tababaranimo Iyo Kooxda Uu Qaban Doono.

Thierry Henry Oo Kadib Fashilkiisii AS Monaco Markale Ku Soo Laabanaya Shaqada Tababaranimo Iyo Kooxda Uu Qaban Doono.

Halyeygii hore ee Arsenal iyo xulka qaranka France ayaa dib ugu soo laabanaya shaqada tababarenimada saddex bilood kaddib markii laga caydhiyey Monaco oo afar bilood oo madax xanuun ah uu layliyey.
Henry ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay inuu …

Maxi Allegri Oo U Cudur Daaray Cristiano Ronaldo Kadib In Juventus La Reebay, Muxuuse Lionel Messi Ka Yidhi Hadhitaanka CR7?

Maxi Allegri Oo U Cudur Daaray Cristiano Ronaldo Kadib In Juventus La Reebay, Muxuuse Lionel Messi Ka Yidhi Hadhitaanka CR7?

Hammigii Juventus ee xili ciyaareedka ayaa xalay meel xun  ku dhamaaday kaddib markii ay la kulmeen guul-darro xanuun badan oo magaalada Turin ay ugu xambaarisay kooxda reer Netherlands ee Ajax oo marti u ahayd.
Xagaagii ayay lacag badan kasoo bi…

Ousmane Dembele Ayaa Haddaba Ka Fiican Neymar Jr- Josep Maria Bartomeu Oo Rajadii Soo Laabasho Ee Neymar Sii Xumeeyay.

Ousmane Dembele Ayaa Haddaba Ka Fiican Neymar Jr- Josep Maria Bartomeu Oo Rajadii Soo Laabasho Ee Neymar Sii Xumeeyay.

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa si lama filaan ah u furay dood cusub oo ku saabsan midka wanaagsan xiddiga reer Brazil ee Neymar iyo weeraryahanka reer France ee Ousmane Dembele.
Neymar ayaa sannadkii 2017 waxa uu noqday ciyaartoyga u…

Telefishanka beIN Sports Oo Shaaciyey Wariyeyaasha Tabin Doona Kulamada Caawa -Ayaa Qaban Doona Barcelona Vs Man United?

Telefishanka beIN Sports Oo Shaaciyey Wariyeyaasha Tabin Doona Kulamada Caawa -Ayaa Qaban Doona Barcelona Vs Man United?

Telefishanka beIN Sports ayaa shaaciyey wariyeyaasha tabin doona ciyaaraha caawa ee tartanka Champions League oo ay naadiyadu isku haleelayaan is araggooda labaad ee siddeed dhamaadka.
Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku martigelinaysa Manchester U…

Qisadii Indhoolaha Iyo Mesut Ozil Oo Ruxday Quluubta Taageereyaasha Arsenal – Maxay Ahayd Sheekadu?

Qisadii Indhoolaha Iyo Mesut Ozil Oo Ruxday Quluubta Taageereyaasha Arsenal – Maxay Ahayd Sheekadu?

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si weyn u amaanay xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil kaddib markii uu jimcihii ku baahiyey bartiisa bulshada sawir uu la galay wiilyar oo indho la’.Ozil ayaa noqday hadal-haynta ugu weyn ee baraha bu…

Tababare Ole Gunnar Solskjaer  Oo Ciyaartoyda Kooxdiisa Man United Ku War Galiyay Tirada Dhibacaha Uu Ka Doonayo Kulamada Hadhsan Ee Premier league.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer Oo Ciyaartoyda Kooxdiisa Man United Ku War Galiyay Tirada Dhibacaha Uu Ka Doonayo Kulamada Hadhsan Ee Premier league.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u sheegay xiddigahiisa inuu ka doonayo iney ku dhameystaan booska saddexaad ee horyaalka iyadoo la ogyahay iney heystaan lix kulan, sidoo kalana booskaas ay u jiraan 5-dhibcood.Si hamiga uu leeyahay macalinka…

Halyayga Arsenal Ee Martin Keown Oo Maamulka Gunnars Ku Eedeeyay Fashilkii Ay Aaron Ramsey Ku Haysan Waayeen Kadib Bandhigii Kulankii Napoli.

Halyayga Arsenal Ee Martin Keown Oo Maamulka Gunnars Ku Eedeeyay Fashilkii Ay Aaron Ramsey Ku Haysan Waayeen Kadib Bandhigii Kulankii Napoli.

Martin Keown ayaa maamulka kooxdiisii hore Arsenal ku dhaleeceeyay iney ceshan waayeen Aaron Ramsey, wuxuuna jeclaan lahaa in badalkiisa laga diro kooxda kubad sameeyaha reer Jarmal Mesut Ozil.Xiddiga reer Wales ayaa door fiican ku lahaa kulamada k…

XOG: Shan Arimood Oo Ay Suurtogal Tahay In Aanad Ka Aqoon Cristiano Ronaldo Iyo Xidhiidhka Ka Dhexeeya Magaca Ronaldo Iyo Madax Wayne Maraykan Ah.

Magaca Cristiano Ronaldo waa mid qabsaday dunida kubada cagta, laakiin maanta waxaan idiin soo gudbineynaa lix waxyaabood oo laga yaabo inaadan ka ogeyn kabtanka Portugal iyo xiddiga Juventus CR7.Haddaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa shan arim…

Liverpool Oo Go’aamisay  Liiska Shanta Ciyaartoy Ee Ay Soo Iibsan Doonto Xagaaga, Real Madrid Iyo Chelsea Oo Ay Weerar Ku Tahay.

Liverpool Oo Go’aamisay Liiska Shanta Ciyaartoy Ee Ay Soo Iibsan Doonto Xagaaga, Real Madrid Iyo Chelsea Oo Ay Weerar Ku Tahay.

Liverpool ayaa dagaal ugu jirta inay hanato horyaalka Premier League markeedii ugu horreysay muddo ku dhow soddon sannadood, laakiin xili ciyaareedkan oo kaliya maaha hamigeedu, waxayse rajaynaysaa in sannadaha soo socda ay ahaato cudud aanay cidina i…

Maxay Ahayd Tatikadii Uu Kantan Jordan Henderson Sameeyay Ee Uu Jurgen Klopp Kala Wareegay Ee Sababta U Noqday In Liverpool Ay Garaacday Southampton?

Maxay Ahayd Tatikadii Uu Kantan Jordan Henderson Sameeyay Ee Uu Jurgen Klopp Kala Wareegay Ee Sababta U Noqday In Liverpool Ay Garaacday Southampton?

Liverpool ayaa guul soo laabasho ah xalay ka gaadhay Southampton oo ay ugu tagtay garoonkeeda, waxaana guushaasi ka caawisay inay dib ugu laabato kaalinta koowaad ee hoggaaminta horyaalka Premier League oo ay laba dhibcood ka sare martay Manchester …

Page 1 of 3123