Home » Entries posted by Ismail Ahmedyasin

Stories written by Ismail Ahmedyasin
10 Nooc Oo Ragga ka mid ah Oo Ay Tahay In Aanad Nolol La Wadaagin. Q.2aad (WQ: C/raxmaan Hayaan)

10 Nooc Oo Ragga ka mid ah Oo Ay Tahay In Aanad Nolol La Wadaagin. Q.2aad (WQ: C/raxmaan Hayaan)

5. buun buuniye.

Ha aaminin nin kasta oo hadalkiisa mar kasta buun buunin iyo been ku daraya. Waayo maaha nin isku kalsoon, daacadna ay ka tahay inuu xidhiidh guur iyo nolol kula wadaago, waxa uu aamin sanyahay beentii soomaalidii hore ee la …

Laba dhibaato oo aad u culus oo haysta dalalka Afrika! (WQ: Guleed Axmed Jaamac “Dafac”)

Laba dhibaato oo aad u culus oo haysta dalalka Afrika! (WQ: Guleed Axmed Jaamac “Dafac”)

1. Gumaysigii reer Galbeedku ku hayay oo aan dabar go’in; si casriyaysan oo habaysan ayay reer Galbeedku Afrika u dhiig-miirtaan;

2. Reernimada iyo siyaasadda isku milantay oo abuurtay siyaasi dib-u-socod ah, u nugul gumaysiga, ay ka maqan ta…

Dagaalka Bulsho Ee BBC-da! (WQ: Cabdikariim Xikmaawi)

Dagaalka Bulsho Ee BBC-da! (WQ: Cabdikariim Xikmaawi)

Habeen dhawayd ayaannu ka sheekaysanaynay rag aannu asxaab nahay idaacadda BBC du doorka ay ku leedahay in uu guurku yaraado. Doorka ay ku leedahay in dhaqammo badan oo bulshada dhexdeeda ah la milo. Taas oo kolka aad u sii fiirsato aad arkays…

Maxay ku kala duwan yihiin Somaalida ku nool Geeska Afrika iyo Somaaliya dii Talyaanigu gumaystay? ( WQ: Mohamed O. Hagi Mohamoud)

Maxay ku kala duwan yihiin Somaalida ku nool Geeska Afrika iyo Somaaliya dii Talyaanigu gumaystay? ( WQ: Mohamed O. Hagi Mohamoud)

Soomaalida Geeska Afrika ku nool iyo Soomaalida ku nool Soomaaliya dii Talyaanigu gumaystay maxay ku kala duwan yihiin? Soomaalida Soomaaliya imisa Af ayey ku kala hadashaa, imisa lahjadood oo kala duwan ayey leeyihiin? Imisa midab a…

Waa Maxay Xadiis? (WQ: Xamse Maxamed Cali)

Waa Maxay Xadiis? (WQ: Xamse Maxamed Cali)

Xadiis waa kalmad af-carabi ah asal ahaan, xagga luuqadda carabiga waxa ay ku noqotaa sida ku sugan qaamuuska la yidhaa “Lisaanul-Carab” shayga ama waxa cusub oo ah ka soo horjeedka waxa qadiimka ah, sidoo kale hadalka waa la yidhaa xadiis kii…

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka

WAR-SAXAAFADEED: 28/05/2020

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka

Fadhigii 59aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka i…

Muhiimada Billad Geesigu U Leedahay Ciidamada Militariga

Muhiimada Billad Geesigu U Leedahay Ciidamada Militariga

Adeegyada ay dawladu siiso shacabkeeda, waxa ka mid ah difaaca qaranka, xasilooni, caafimaad, waxbarasho, biyo, wadooyin, kaabayaasha dhaqaalaha, garsoorka iyo wixii dantooda ah. Waajibka  difaaca qaranka waxa dawlada ugu xilsaaran Ciidan…

Xukuumadda Somaliland Oo Dawladda Masar Ku Cambaaraysay Hub Ay Sheegtay Inay Ugu Deeqday Dawaladda Soomaaliya

Xukuumadda Somaliland Oo Dawladda Masar Ku Cambaaraysay Hub Ay Sheegtay Inay Ugu Deeqday Dawaladda Soomaaliya

Dawladda Somaliland ayaa Cambaaraysay Hub ay sheegtay in Dawladda Masar ay ugu deeqday Dawladda Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid) ayaa qoraal uu ku baahiyey barta uu ku le…

Xaqiiqda Cilmi ee Mashruuca Jiif-oo-Jaq “Pyramid Schemes” (WQ: Mohamed Haibe Mohamed)

Xaqiiqda Cilmi ee Mashruuca Jiif-oo-Jaq “Pyramid Schemes” (WQ: Mohamed Haibe Mohamed)

Sida lamidka ah sida dadka intooda badan, waxaad leedahay rabitaan ama doonis aad lacag ku sameyso. Waxaad u diyaar garoobi inaad maalgashi samaysato taas oo ay kugu riixayso doonistaada ku salaysan inaad lacag hesho.
Hadaba adoo ku raadjoogaa…

Wax ka baro taariikh nololeedkii Sh. Maxamed Macallin: Shacraawiga ummadda Soomaaliyeed (WQ: Khadar Abdirahman Yacquub)

Wax ka baro taariikh nololeedkii Sh. Maxamed Macallin: Shacraawiga ummadda Soomaaliyeed (WQ: Khadar Abdirahman Yacquub)

Sheekh Maxamed Macallin Xasan Oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed kuwa ugu magaca weyn. Waxa uu ku dhashay baadiyaha Gobolka Baay sanadkii 1934’kii.

Qoys ahaan khalfiyada uu ka soo jeeday waa qoys culimo ah. Aabbihii waa Sheekh Macalin Xas…

Page 1 of 32123Next ›Last »