Home » Entries posted by Istar Cabdi Yuusuf

Stories written by Istar Cabdi Yuusuf
CC Shakuur oo shaaciyey in guddoonka BF Soomaaliya uu wado muddo kororsi

CC Shakuur oo shaaciyey in guddoonka BF Soomaaliya uu wado muddo kororsi

Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlayey xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada ee 2020/21-ka ayaa eedeyn u jeediyey guddoonka Golaha Shacabka.Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishak…

Itoobiya oo shaacisay khasaarasha ka dhashay rabshadihii dalkaasi

Itoobiya oo shaacisay khasaarasha ka dhashay rabshadihii dalkaasi

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay khasaaraha ka dhashay rabshadihii xooganaa ee dhowaan ka dhacay dalkaasi, kuwaas oo ka dhashay toogashadii loo geystay Haacaaluu hundeessa oo ahaa fanaan caanka ah wadankaasi.Taliye ku …

Meydka gabar yar oo la gowracay oo laga helay gobolka Galgaduud

Meydka gabar yar oo la gowracay oo laga helay gobolka Galgaduud

Dhuusamareeb (Caasimad Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in gabar yar oo la-la’aa muddo 15 cisho, iyada oo meyd ah laga helay deegaanka Ceyn oo hootaga magaalada Godinlabe ee gobolkaasi.Gabadhaan yar oo d…

Madaxda maamullada dalka oo shir u gaar ah ku yeelanaya magaalada Dhuusamareeb

Madaxda maamullada dalka oo shir u gaar ah ku yeelanaya magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib kulan dhanka Internet-ka ah oo ay yeesheen madaxweynayaasha shanta maamul goboleedka ee dalka, sida Galmudug, Puntland, Jubbaland, HirShabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa waxa isku raaceen inay kulan wadatashi yeeshaan…

Dagaal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Baay

Dagaal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Baay

Baydhabo (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Baay ee K/ Soomaaliya.Wararka aya…

Xildhibaankii maanta gaariga lagala dagay ee HirShabelle oo la dilay iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Xildhibaankii maanta gaariga lagala dagay ee HirShabelle oo la dilay iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xildhibaan ka tirsan HirShabelle oo maanta lagala dagay gaari uu la socday, islamarkaana lagu warramayo in lagu dilay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.Qaar ka mid ah…

Guddoomiyihii hore ee degmada Cabdicasiis iyo dad kale oo loo xiray dibad-bixii saaka

Guddoomiyihii hore ee degmada Cabdicasiis iyo dad kale oo loo xiray dibad-bixii saaka

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa xir-xiray qaar ka mid ah dadkii ka qeyb-galay iyo kuwii soo abaabulay dibad-bax looga soo horjeeday dowladda federaalka oo ay saaka ka hortageen Booliska Soomaaliyeed.Wararka ayaa sheega…

Xildhibaan ka tirsan HirShabelle oo laga qafaashay wadada Muqdisho iyo Jowhar

Xildhibaan ka tirsan HirShabelle oo laga qafaashay wadada Muqdisho iyo Jowhar

Jowhar (Caasimada Online) – Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle ayaa lagu soo warramayaa in maanta laga qafaashay wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.Wararka ayaa…

Somaliland oo war xasaasi ah ka soo saartay diyaaraddii ay DF ka celisay Hargeysa

Somaliland oo war xasaasi ah ka soo saartay diyaaraddii ay DF ka celisay Hargeysa

Hargeysa (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay diyaarad ay shalay dowladda Soomaaliya ka celisay hawada, taas oo qaad u siday magaalada Hargeysa.Faratoon ayaa s…

Sawirro: Ciidamada amniga oo rasaas ku kala eryey dad dhigayey dibad-bax looga horjeedo DF

Sawirro: Ciidamada amniga oo rasaas ku kala eryey dad dhigayey dibad-bax looga horjeedo DF

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta kala eryey dad dhigayey dibad-bax oo isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon oo ku taalla degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.Dibad-baxa…

Page 1 of 39123Next ›Last »