Home » Entries posted by Jibril Qoobey

Stories written by Jibril Qoobey
Video:-Ciidamada amaanka Puntland oo fashiliyay qarax Bosaso lagu aasay

Video:-Ciidamada amaanka Puntland oo fashiliyay qarax Bosaso lagu aasay

Ciidamada PMPF iyo PSF ee Puntland ayaa waxa ay ku guulaysteen inay soo furaan qaraxaan oo lagu xiray wadada laamiga ah ee dheer gaar ahaan agaarka Mareera Spare parts, kadib macluumaad ciidanku ka heleen dadka shacabka a…

Video:-Warkii Deegaamada Puntland Ee Maanta

Video:-Warkii Deegaamada Puntland Ee Maanta

Halkan ka daawo muuqaalka

[embedded content]

Let’s block ads! (Why?)

Saamayn intee le’eg buu ku leeyahay sirdoonka Sudan arimaha Somaliya?

Saamayn intee le’eg buu ku leeyahay sirdoonka Sudan arimaha Somaliya?

Madaxa Sirdoonka Suudaan: 5 Sano Ayuu Jagadan Hayey, Waxaana Loo Xiray Afgambinta Al-bashiir.

Agaasimha Guud ee Sirdoonka Suudaan Saalix Cabdalla Maxamed(Qoosh) ayaa booqasho waxaa uu ku yimid marsii horaysay Magaalada…

Video:-Duqa Gaalkacyo oo soo saaray digniin xoog leh

Video:-Duqa Gaalkacyo oo soo saaray digniin xoog leh

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Duqa degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamed Cumar ayaa fariin u diray ganacsatada iyo shacabka, Kasmaal Media.Posted by Kasmaal Media on Friday, January 18, 2019

Let’s block ads! (Why?)

Sawiro:-Bilicda Degmada Caluula Ee Gobolka Gardafuul Puntland

Sawiro:-Bilicda Degmada Caluula Ee Gobolka Gardafuul Puntland

0SHARESShareTweet

Let’s block ads! (Why?)

Sawiro:-Bilicda Degmada Caluula Ee Gobolka Gardafuul Puntland

Sawiro:-Bilicda Degmada Caluula Ee Gobolka Gardafuul Puntland

0SHARESShareTweet

Let’s block ads! (Why?)

Qisadii Aamina Al Mufti Qaybtii 1-aad.WD.Mubaarak Ashkir

Qisadii Aamina Al Mufti Qaybtii 1-aad.WD.Mubaarak Ashkir

0SHARESShareTweet

Xogo xasaasi ah oo ay adagtahay sida loo helaaa ayey Amiina u tebinaysaa Israa’iil. Nacaybka carabta, u aargudista ninkeedii lagu dilay diyaaradda iyo ka aarsashada Basaamkii jacaylka c…

Ma dhabaa in Alshabaab qabsaday Baar Saanguuni?

Ma dhabaa in Alshabaab qabsaday Baar Saanguuni?

Saakay Waaberigii,ayaa dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxa ay weerar culus fariisin Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.

Saraakiil ka tirsan C…

Muxuu salka ku hayaa khilaafka soo ifbaxay Ee Khayre iyo Farmaajo?

Muxuu salka ku hayaa khilaafka soo ifbaxay Ee Khayre iyo Farmaajo?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.ayay xogo hoose sheegayaan in uu jiro khilaaf xoog leh oo ka dhex taagan.

Video:-Xildhibaan Yuusuf Xasan oo jeediyay khudbad loo wada istaagay

Video:-Xildhibaan Yuusuf Xasan oo jeediyay khudbad loo wada istaagay

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka kenya lagana soo doorto Xaafada Kamakuuji ee Nayrobi,ayaa khudbad aad u qiimo badan ka jeediyay isu imaatin iskugu jiray baroordiiq iyo xoojinta midnimada shacabka kenya.

Madaxweyne Uhuru iyo ku xigeenkiisa,ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii kasoo qaybgalay kulankaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Khudbad Qaran”

Posted by Jibril Heres on Friday, January 18, 2019

Let’s block ads! (Why?)

Page 1 of 14123Next ›Last »