Home » Entries posted by kooxda

Stories written by kooxda
RASMI: Liverpool Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Daafaceeda Joel Matip, Imisa Ayuu Qalinka Ku Duugay?

RASMI: Liverpool Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Daafaceeda Joel Matip, Imisa Ayuu Qalinka Ku Duugay?

Kooxda Liverpool ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga daafaca uga ciyaara kooxdeeda ee Joel Matip kaas oo mustaqbalkiisa u hibeeyay Liverpool.Reds ayaa xaqiijisay in uu Joel Matip qalinka ku duugay heshiis wakhti fog…

Nasashada Kooxda: Maxaad Ka Ogtahay Markii Ay Liverpool Kooxda Man United Ka Badbaadisay In Ay Horyaalka Ka Hadho & Ceebta Labada Kooxood Looga Diwaangaliyay Taariikhda

Nasashada Kooxda: Maxaad Ka Ogtahay Markii Ay Liverpool Kooxda Man United Ka Badbaadisay In Ay Horyaalka Ka Hadho & Ceebta Labada Kooxood Looga Diwaangaliyay Taariikhda

Kulanka Liverpool & Man United ayaa ah kulanka ugu weyn taariikhda kubada cagta iyada oo uu labada kooxood ka dhexeeyo xafiiltan waali ah oo aan ka dhexayn kooxaha kale ee ka ciyaara England oo dhan.Labada Kooxood ayaa ugu guulo badan dhanka kooba…

WARBIXIN: Is Bar-Bar Dhig Lagu Sameeyay Shaxaha Man United & Liverpool Qiimihii Lagu Soo Iibiyay & Qiimaha Ay Haatan Ka Joogaan

WARBIXIN: Is Bar-Bar Dhig Lagu Sameeyay Shaxaha Man United & Liverpool Qiimihii Lagu Soo Iibiyay & Qiimaha Ay Haatan Ka Joogaan

Kooxda Man United ayaa marti galin doonta kooxda Liverpool Axda iyada oo ay labada kooxood kala qaadanayaan laba xilli ciyaareed oo kala duwan.Kooxda ku ciyaarta Old Trafford ee uu hogaamiyo tababare Ole Gunnar Solskjaer ayuu saaranyahay cadaadis xun …

Juventus Oo Hishiis Cusub Ka Saxiixaneysa Laba Ka Mid Ah Xiddigaha Kooxda

Juventus Oo Hishiis Cusub Ka Saxiixaneysa Laba Ka Mid Ah Xiddigaha Kooxda

Kooxda Juventus ayaa damacsan in ay qandaraaska u kordhiso laba ka mid ah xiddigaha kooxdaas sida Sport Mediaser laga soo xiganayoXiddigahaas ayaa kala ah Higuain iyo Dybala waxa ayna marwada duqoowday ka shaqeneysaa in ay ka kala saxiixato hishiis ga…

Kooxdee Ayuu Ivan Rakitic Door Bidayaa In Uu Ku Biiro Marka Uu Ka Huleelo Barcelona

Kooxdee Ayuu Ivan Rakitic Door Bidayaa In Uu Ku Biiro Marka Uu Ka Huleelo Barcelona

Inkastoo Man United damacsan tahay in Ivan Rakitic ka geeyaan dalab rasmi ah hadana ilo wareedyo ayaa sheegaya in wiilka reer Croatia uu door bidayo in midkood uu aado PSG ama Inter MilanUnited oo xilli ciyaareedkaan ku biloowday qaab liita ayaa dadaa…

Tababare Zidane Oo Jawaab La Yaab Leh Ka Bixiyay Kulankii Uu La Qaatay Pogba

Tababare Zidane Oo Jawaab La Yaab Leh Ka Bixiyay Kulankii Uu La Qaatay Pogba

Tababaraha Real Madrid ee Zidane ayaa ka hadlay sawirkii soo dusay ee muujinaya kulan ay wada qaateen isaga iyo qadka dhexe Man United ee PogbaPogba ayaa xagaagii si xooggan loola xariiriyay in uu u wareegi doono Real Madrid xilli tababare Zidane-na u…

Miyay Umtiti Iyo Firpo Ciyaari Karaan Kulanka Beri Ee SD Eibar?

Miyay Umtiti Iyo Firpo Ciyaari Karaan Kulanka Beri Ee SD Eibar?

Tababaraha Barcelona ee Valverdi ayaa ogalaasho ka helay qeybta caafimaadka kooxda taasi oo la xariirta in labada xiddig Umtiti iyo Firpo ay ciyaari karaan kulanka beri ee Eibar .Kulankaas oo ka dhacaya garoonka Eibar ayaa ka tirsan wareegga 9-aad ee …

Pogba, Matic, Rakitic, Ronaldo, Dembele, Kroos & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

Pogba, Matic, Rakitic, Ronaldo, Dembele, Kroos & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

Suuqa kala iibsiga ayaan haatan furnayn iyada oo ayna kooxduhu la soo saxiixan karin wax xiddigo ah oo heshiisyo ku jira.Laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna jiri doonin waxa kooxaha reer yurub la xidhiidhinaya xiddigaha kala duwan.Kooxaha ay…

Real Madrid & Barcelona Oo Isku Af Gartay Wakhtiga La Ciyaari Doono Kulanka El Clasico

Real Madrid & Barcelona Oo Isku Af Gartay Wakhtiga La Ciyaari Doono Kulanka El Clasico

Real madrid iyo Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay haatanba ka wada hadleen wakhtiga cusub ee ay ciyaari doonaan kulanka El Clasico kana dhici doona garoonka Camp Nou.Wargayska MARCA ayaa sheegaya in ay u badantahay in uu wakhtigaas noqdo 18 bish…

Jurgen Klopp Oo Ka Warbixiyay Xaalada Alisson, Salah & Matip

Jurgen Klopp Oo Ka Warbixiyay Xaalada Alisson, Salah & Matip

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawac ee kooxdiisa ka hor kulanka adag ee ay la ciyaari doonaan kooxda Man United kulan ka tirsan horyaalka premier League.Liverpool oo kaalinta 1-aad ku jirta ayaa booqan doonta…

Page 1 of 109123Next ›Last »