Home » Entries posted by Laacib

Stories written by Laacib
Iska horimaad ka dhacay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo

Iska horimaad ka dhacay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo

Iska horimaad laga dareeemay gebi ahaanba Degmada Beled Xaawo ayaa saqdii dhexe ee caawa ka dhacay degmadaasi, ka dib markii la weeraray mid ka mid ah fariisimaha Ciidamada Dowladda halkaasi ku leeyihiin.

Maleeshiyaad la rumeysa…

Madaxweynaha Puntland oo gaaray dalka Jabuuti (SAWIRRO)

Madaxweynaha Puntland oo gaaray dalka Jabuuti (SAWIRRO)

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Djibouti ee Xarunta Jabuuti.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan Do…

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha Guud ee IGAD (SAWIRRO)

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha Guud ee IGAD (SAWIRRO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu.

Madaxweynaha Somaliya ayaa Xoghayaha Gu…

Saraakiisha NISA oo kulan uga socdo Dhuusamareeb, markii uu gaaray Macalin Mahdi

Saraakiisha NISA oo kulan uga socdo Dhuusamareeb, markii uu gaaray Macalin Mahdi

Saraakiisha Hay’adda NISA ee Galmudug ayuu xilligan shir ay albaabada u xiran yihiin uu uga socdaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Kulankan oo uu ka socdo Xarunta Hay’adda Nabad Suggida ee Magaalada Dhuusam…

Mareykanka oo cambaareeyay dilkii Wariye Cabdiweli Online

Mareykanka oo cambaareeyay dilkii Wariye Cabdiweli Online

Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay cambareysay dilkii fiidnimadii Axada Wariye Cabdiweli Cali Xasan (Cabdiweli Online) loogu gaystay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Safaaradda Mareykanka ee Somal…

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo oo gaaray Doolow (SAWIRRO)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo oo gaaray Doolow (SAWIRRO)

Taliyaha Guutada 10aad, Qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/sare Maxamad Caddow Cali (Sanka) oo ka hawlgala Gobolka Gedo ayaa hawlo shaqo u tagey Degmada Doolow.

Taliyaha oo markii ugu horeysay ay noqonayso inuu booqdo degm…

Farmaajo oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Farmaajo oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Guddiga Madaxabannaan Doorashooyinka Qaranka.

Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen arrimo ay ka mid y…

Dowladda oo maanta ciidanka gaarka geysay Gobolka Gedo

Dowladda oo maanta ciidanka gaarka geysay Gobolka Gedo

Dowladda Somaliya ayaa waxay weli wadaa qorshaheeda ay ciidamada ugu daabuleyso Gobolka Gedo, tan iyo markii la sheegay inuu xabsiga ka baxsaday Wasiirka Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).

Illaa boqol askari…

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Shirka wadatashiga Puntland

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Shirka wadatashiga Puntland

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni isagoo ka duulaya Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee ku qabsoomay magaalada Boosaaso, Bishii February 07, 2020, Shirkaas oo nuxurkiisa…

Nabadoon caan ahaa oo maanta lagu dilay Degmada Buurhakaba

Nabadoon caan ahaa oo maanta lagu dilay Degmada Buurhakaba

Allaha u naxariistee Nabadoon Maxamed Ooye Ibraahim ayaa waxaa maanta lagu toogtay, oo lagu dilay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay.

Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa dhawr xabadood qaybaha sare ee jirkiisa …

Page 1 of 41123Next ›Last »