Home » Entries posted by Liban Yusuf

Stories written by Liban Yusuf
Karaash oo Guddi kale u magacaabay gurmadka Gardafuu

Karaash oo Guddi kale u magacaabay gurmadka Gardafuu

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddi madax banaan oo culimo ah, kuwaas oo qayb ka noqonaya gurmadka Gobolka Gardafuu.

Digreeto uu caawa soo saaray Axmed Karaash ayuu ku…

Puntland: Guddiga TPEC oo qorsheeyey mudada la qaban doono doorashada dowladaha hoose

Puntland: Guddiga TPEC oo qorsheeyey mudada la qaban doono doorashada dowladaha hoose

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta ansixiyay qorshaha uu ku shaqayn doono iyo tubta doorashada dowladaha hoose ee Puntland.

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa qorsheeyey in muddo labo (2) sanadood gudahood ah l…

A Closer Look of Consumer Price Index (CPI) for Puntland State of Somalia

A Closer Look of Consumer Price Index (CPI) for Puntland State of Somalia

Consumer
price indices are important to the development of a country.  The Puntland State of Somalia (PLS), a
regional administration which is a member state of the Somalia Federal
Government (FGS) has developed a monthly Consumer Price Index (CPI…

Ciidamada PSF Puntland oo beeniyey in ay ka soo baxeen fariisimahoodii

Ciidamada PSF Puntland oo beeniyey in ay ka soo baxeen fariisimahoodii

Ciidamada gaarka ah ee PSF Puntland ayaa beeniyey in ay ka soo baxeen fariisimahoodii buuraleyda Galgala.

Bayaan kooban oo ka soo baxay PSF ayaa lagu sheegay in ciidamadu ku sugan yihiin fariisimahoodii iyo saldhigyadoodii difaaca ee Galgala…

Digniin laga soo saaray roobab duufaano wata oo laga cabsi qabo in ay ka da’aan Soomaaliya

Digniin laga soo saaray roobab duufaano wata oo laga cabsi qabo in ay ka da’aan Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo gaartay roobab dabeylo wata oo la saadaalinayo in ay ka da’aan qeybo kamid ah Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladu ka digey…

Is the time ripe to review Puntland Public finances?

Is the time ripe to review Puntland Public finances?

I have watched a session at Puntland Parliament in which MPs asked the Finance Minister, Hassan Shire Abdi, questions about the 2019 budget unveiled in November. The Minister has given an excuse for not being able to answer questions about the new budg…

Lionel Messi oo markii lixaad ku guuleystay xiddiga dunida

Lionel Messi oo markii lixaad ku guuleystay xiddiga dunida

Lionel Messi ayaa caawa markii lixaad ku guuleystay ciyaartoyga kubbadda cagta ugu wanaagsan dunida sanadka 2019.

Xiddiga xulka Argentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa abaalmarintan Ballon d’Or  kaga guuleystay xiddigah…

Muqdisho: 30 sano ka dib oo dib loo furay Mac-hadka diblomaasiyadda Qaranka

Muqdisho: 30 sano ka dib oo dib loo furay Mac-hadka diblomaasiyadda Qaranka

Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa maanta Muqdisho dib uga furay Mac-hadka diblomaasiyadda Qaranka oo xirnaa tan iyo Qaran jabkii 1991.

Mac-hadka diblomaasiyadda Qara…

Maxay kawada hadleen James Swan iyo Xasan Sheekh?

Maxay kawada hadleen James Swan iyo Xasan Sheekh?

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Qoraal ka baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya aya…

Bangiga Amal oo mashruuc $90 million ku kacaya ka fulinaya Garowe

Bangiga Amal oo mashruuc $90 million ku kacaya ka fulinaya Garowe

Bangiga Amal ayaa daahfuray mashruuca xaafada New Garowe
taariikhdu markay ahayd 28/11/2019 magaalaada Garowe.

Mashruuca Xaafada New Garowe ayaa ah xaafad casri ah una
naqshadaysan qaab deegaan iyo ganasiga oo leh adeegyadaan:-

1. Goobo …

Page 1 of 3123