Home » Entries posted by Mahamoud Batalaale

Stories written by Mahamoud Batalaale
Sadio Mane Mise Raheem Sterling? Khabiir Kala Doortay Midka Fiican Sterling & Mane.

Sadio Mane Mise Raheem Sterling? Khabiir Kala Doortay Midka Fiican Sterling & Mane.

Labadii sanadood ee ugu danbeeyay kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa si wayn ugu dagaalamayay horyaalka Premier league waxaana xidigaha ugu muhiimsan ka mid ahaa Sadio Mane iyo Raheem Sterling.

Halyaygii hore ee kooxda Arsenal ee Ray Parlou…

Jamaahiirta Man United Oo Si Layaableh U Go’aamiyay Midka Ay Mulkiyada Kooxdooda La Doonayaan Bin Salman & Qoyska Glazer family.

Jamaahiirta Man United Oo Si Layaableh U Go’aamiyay Midka Ay Mulkiyada Kooxdooda La Doonayaan Bin Salman & Qoyska Glazer family.

Jamaahiirta Manchester United ayaa cod aqlabiyad ah oo layaableh ku go’aamiyay sida ay u doonayaan in mulkiyada kooxdooda laga wareejiyo qoyska reer Maraykan ee Glazer family waxayna doorteen in mulkiilaha reer Saudi Arabia ee Mohammed Bin Salman.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Badan Ee Ajax Vs Chelsea-Ayuu Lampard Ku Soo Bilaabay?

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Badan Ee Ajax Vs Chelsea-Ayuu Lampard Ku Soo Bilaabay?

Chelea ayaa marti u ah kooxda horyaalka Holland haysata ee Ajax oo markale doonaysa in ay xili ciyaareedkan sii wadato horumarkii layaabka lahaa ee ay tartanka Champions league ka soo samaysay xili ciyaareedkii la soo dhaafay.

Frank Lampard ayaa do…

Kulamada Ciqaabta! Kadib Isbadalkii Kulanka Clasico-da, Barcelona Oo Mari Doonta Kulamo Xili Ciyaareedkeeda Waxyeelayn Kara.

Kulamada Ciqaabta! Kadib Isbadalkii Kulanka Clasico-da, Barcelona Oo Mari Doonta Kulamo Xili Ciyaareedkeeda Waxyeelayn Kara.

Kadib markii si rasmi ah loogu dhawaaqay isbadalka lagu sameeyay taariikhdii iyo waqtigii hore ee kulanka Clasico-da kooxaha Real Madrid iyo Barcelona waxay xaalad xun ku abuurtay kooxda Blaugrana.

Barcelona ayaa mari doonta imtixaan aad u adag oo …

Sababtii Uu Pep Guardiola U Canaantay John Stones Oo Uu Xidiga Reer England Faah Faahin Ka Bixiyay.

Sababtii Uu Pep Guardiola U Canaantay John Stones Oo Uu Xidiga Reer England Faah Faahin Ka Bixiyay.

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa ku canaantay isagoo careysan John Stones inuusan diyaar u aheyn inuu bedel ku soo galo qeybtii hore ee kulankii Atalanta ee xalay.

Xiddiga khadka dhexe Rodri oo ka ciyaaraay daafac dhexe ayaa dhaawac mu…

Real Madrid Oo Guushii Ugu Horaysay Ee UCL Ka Gaadhay Galatasaray, Bayern Munich Oo Soo Laabasho Samaysay Iyo Tottenham Oo Ku Cadho Baxday Red Star Belgrade.

Real Madrid Oo Guushii Ugu Horaysay Ee UCL Ka Gaadhay Galatasaray, Bayern Munich Oo Soo Laabasho Samaysay Iyo Tottenham Oo Ku Cadho Baxday Red Star Belgrade.

Kooxaha Real Madrid, Bayern Munich iyo Tottenham ayaa guulo xili ciyaareedkooda Champions Leauge muhiim u ah ka gaadhay kooxaha Galatasaray, Olympiacos iyo Red Star Belgrade sida ay u kala horeeyaan.

Real Madrid ayaa ugu danbayn gaadhay guusheedii …

Man City & PSG Oo Gumaadyo Gaystay, Sterling & Mbappe Oo Saddexleyo Iskugu Faanay Iyo Dybala Oo Si layaableh Juventus U Badbaadiyay.

Man City & PSG Oo Gumaadyo Gaystay, Sterling & Mbappe Oo Saddexleyo Iskugu Faanay Iyo Dybala Oo Si layaableh Juventus U Badbaadiyay.

Kooxaha PSG iyo Manchester City ayaa xasuuqyo waa wayn u gaystay kooxaha Club Brugge iyo Atalanta sida ay u kala horeeyaan iyada oo Raheem Sterling iyo Kylain Mbappe ay min saddexleyyo goolal ah iskaugu faaneen.

Halkan hoose kaga bogo kulamadii PSG…

Enrique Cerezo: Ganaaxii Niyadjabka Lahaa Ee Griezmann Anigaa Barcelona Ka Bixiyay.

Enrique Cerezo: Ganaaxii Niyadjabka Lahaa Ee Griezmann Anigaa Barcelona Ka Bixiyay.

Madax waynaha kooxda Atletico Madrid ee Enrique Cerezo ayaa shaaca ka qaaday in uu isagu kooxda Barcelona ka bixiyay ganaaxii aduunka layaabka ku noqday ee uu xidhiidhka kubbada cagta Spain ku roogay Barca kadib kiiskii Antoine Griezmann.

Atletico …

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulamada Champions League Ee Galatasaray-Real Madrid, Club Brugge-PSG, Man City-Atalanta & Bayern Munich Vs Olympiacos.

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulamada Champions League Ee Galatasaray-Real Madrid, Club Brugge-PSG, Man City-Atalanta & Bayern Munich Vs Olympiacos.

Waxa caawa la ciyaarayaa qaar ka mid ah kulamada kooxaha waa wayn ee Yurub ee tartanka xiisaha badan ee Champions League iyada oo la marayo kulamada saddexaad ee kala badhka heerka groupyada Champions League.

Real Madrid oo aan ilaa hadda hal kulan…

YAAB!! Lionel Messi Waxa Uu Ka Fiican Yahay Isku Darka Cristiano Ronaldo, Mbappe, Hazard, Salah, Iniesta & Sadio Mane-Halyay Si Layaableh U Hadlay.

YAAB!! Lionel Messi Waxa Uu Ka Fiican Yahay Isku Darka Cristiano Ronaldo, Mbappe, Hazard, Salah, Iniesta & Sadio Mane-Halyay Si Layaableh U Hadlay.

Halyaygii hore ee kooxdaha Manchester United iyo Real Madrid ee Ruud van Nistelrooy ayaa heer layaableh gaadhsiiyay Lionel Messi kadib markii uu tilmaamay in uu ka fiican yahay isku darka tayada xidigaha kala ah Cristiano Ronaldo, Eden Hazard, Kylia…

Page 1 of 37123Next ›Last »