Home » Entries posted by Mahamoud Batalaale (Page 28)

Stories written by Mahamoud Batalaale
Shirkii Jaraa’id Ee Ernesto Valverde & Sergio Busquets Oo Goobtii Lagu Qaban Lahaa Haawanayso, Sabab Qariib Ah Oo Barca Ku Habsatay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dhacdadan.

Shirkii Jaraa’id Ee Ernesto Valverde & Sergio Busquets Oo Goobtii Lagu Qaban Lahaa Haawanayso, Sabab Qariib Ah Oo Barca Ku Habsatay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dhacdadan.

Advertisements

Warabaahinta caalamka ee diyaarka u ahaa in ay soo tabiyaan shirarkii jaraa’id ee ay qaban lahaayeen tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde iyo xidiga kooxdiisa ee Sergio Busquets ayaa waji gabax la kulmay.
Ernesto Val…

Toban Kooxood Oo Reer Yurub Ah Oo Ku Sugan Wadamada Carbeed Iyo Cabsida Dagaalka Maraykanka & Iran Ka Dhex Holcaya.

Toban Kooxood Oo Reer Yurub Ah Oo Ku Sugan Wadamada Carbeed Iyo Cabsida Dagaalka Maraykanka & Iran Ka Dhex Holcaya.

Advertisements

Aduunka oo dhan ayaa indhaha ku haya waxa ka dhex socda wadamada Iran iyo Maraykanka ee xurgufta labadan wadan u soo dhexaysay ee hadda gacan ka hadalka isku badashay waxaana jira kooxo badan oo Yurub ah oo waqtiga qaboobaha ku suga…

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Iyo Waxyaabihii Ay Wargaysyada Yurub Ka Qoreen.

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Iyo Waxyaabihii Ay Wargaysyada Yurub Ka Qoreen.

Advertisements

Waxaa si rasmi ah u furan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee bisha January, waxayna kooxaha Yurub haystaan fursad ay kula soo saxiixan karaan xidigo ay kooxahooda ku soo xoojin karaan.
Kooxaha qaar ayaa haddaba sameeyay saxiixyo muhi…

DEG-DEG: Xidiga Sanadka, Kooxda Sanadka Ugu Fiican Iyo Abaal Marinaha Qaarada Afrika Ee 2019 Oo La Bixiyay-Sidee Loogu Kala Guulaystay.

DEG-DEG: Xidiga Sanadka, Kooxda Sanadka Ugu Fiican Iyo Abaal Marinaha Qaarada Afrika Ee 2019 Oo La Bixiyay-Sidee Loogu Kala Guulaystay.

Advertisements

Xaflad wayn oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu bixiyay abaal marinaha sanadkii dhamaaday e 2019 ee kubbada cagta qaarada Afrika iyada oo la bixiyay abaal marino muhiim ah.
Xidiga Real Madrid amaahda kaga maqan ee Achraf …

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Man City- Guardiola & Solskjaer Oo Markale Kala Calaf Qaadaya.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Man City- Guardiola & Solskjaer Oo Markale Kala Calaf Qaadaya.

Advertisements

Manchester United ayaa Old Trafford ku soo dhawaynaysa kooxda ay dariska yihiin ee Manchester City waxayna Red Devils kulankan doonaysaa in ay Man City guuldaro bado markii ugu horaysay muddo saddex sanadood ah oo ay guuldaro la’aan…

DEG-DEG: Liverpool Oo Ku Dhawaaqday In Xidig Kooxdeeda Ka Tirsani Uu Anfield Ka Baxay.

DEG-DEG: Liverpool Oo Ku Dhawaaqday In Xidig Kooxdeeda Ka Tirsani Uu Anfield Ka Baxay.

Advertisements

Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in xidiga sida wayn loo qiimeeyo ee Rhian Brewster uu kooxdeeda ka baxay wuxuuna ku biiray kooxda heerka labaad ka ciyaarta ee Swansea City.
Rhian Brewster ayaa qayb ka ahaa kooxdii u…

Luka Modric Oo Go’aan Ka Gaadhay Saddexdii Kooxood Ee MLS Ka Doonayay-Miyuu Ka Baxayaa Bernabeu?

Luka Modric Oo Go’aan Ka Gaadhay Saddexdii Kooxood Ee MLS Ka Doonayay-Miyuu Ka Baxayaa Bernabeu?

Advertisements

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa go’aan ka gaadhay saddex kooxood oo ka soo dalbaday horyaalka MLS wuxuuna doonayaa in uu sii joogo kooxdiisa Madrid.
Heshiiska Luka Modric ee Re…

Khabiirka Sky Sports Ee Paul Merson Oo Mikel Arteta U Sheegay In Uu Joojiyo Xidig Uu Arsenal Keenayo Iyo Mid Kale Oo Uu Kula Taliyay.

Khabiirka Sky Sports Ee Paul Merson Oo Mikel Arteta U Sheegay In Uu Joojiyo Xidig Uu Arsenal Keenayo Iyo Mid Kale Oo Uu Kula Taliyay.

Advertisements

Khabiirka Sky Sports ahna halayaygii hore ee kooxda Arsenal ee Paul Merson ayaa Mikel Arteta u soo jeediyay in uu iska dhaafo xidig uu ka doonayo suuqa kala iibsiga bishan January wuxuuna u soo jeediyay xidigii uu la soo saxiixan la…

DEG-DEG: Musiibo Kale Oo Jose Mourinho Ku Habsatay Ka Hor Kulanka Liverpool Iyo Xidig Muhiim Ah Oo Saddex Bilood Maqnaanaya.

DEG-DEG: Musiibo Kale Oo Jose Mourinho Ku Habsatay Ka Hor Kulanka Liverpool Iyo Xidig Muhiim Ah Oo Saddex Bilood Maqnaanaya.

Advertisements

Jose Mourinho ayaa helay war uu aad u necbaysan doono kadib markii ay shaqaalaha caafimaadka kooxdiisu baadhitaan ku sameeyeen mid ka mid ah ciyaartoyda muhiimka ah kaas oo hadda warbixin caafimaad lagu xaqiijiyay muddada uu maqnaan…

Xidiga Ugu Fiican, Kooxda Ugu Liidata, Cidka Koobka Qaadi Doonta, Da’yarkii Ugu Wanaagsanaa Iyo Jamaahiirta La Liga Oo Codbixin Guud Laga Qaaday.

Xidiga Ugu Fiican, Kooxda Ugu Liidata, Cidka Koobka Qaadi Doonta, Da’yarkii Ugu Wanaagsanaa Iyo Jamaahiirta La Liga Oo Codbixin Guud Laga Qaaday.

Advertisements

Qaybtii hore ee xili ciyaareedka horyaalka La Liga ayaa todobaadkan la soo gaba gabeeyay waxaana la ciyaaray kulamadii 19 aad ee kala badhka xili ciyaareedka 2019/2020 waxaana la sameeyay codbixin guud oo laga ururiyay taageerayaash…