Home » Entries posted by Maqaallo – Bandhige- Wararka Somaliland iyo faallooyinkooda

Stories written by Maqaallo – Bandhige- Wararka Somaliland iyo faallooyinkooda
Dawlad Hoose: Dan iyo Dareen (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Dawlad Hoose: Dan iyo Dareen (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Hordhac
Dawladda Hoose waa hay’adda dawladeed ee dadka ugu dhaw. Waxay u xilsaaran tahay daryeelka iyo u adeega dadka deegaanka. Adeeg bay bixisaa aan laga maarmin. Dadka deegaanka ayaa ku tiirsan adeegyada kala duwan ee ay bixiso, la’aantood na, nolos…

Tusmadii Waasuge: (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Tusmadii Waasuge: (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Dhaqanka Soomaalida, ma hawl yara in qofku tolka ka fikir duwanaado, gaar ahaan waqtiyada colaadaha. Maalmaha durbaanada colaadaha la tumayo, xummadda qabiilkuna ay halka u saraysa marayso, qofka cagta inoo dhiga yidhaa, waxa inta badan loo ar…

Sirtu waa kobcinta garashada (WQ: Ismaaciil Xasan Maxamuud “Ismaaciil-Shiine”)

Sirtu waa kobcinta garashada (WQ: Ismaaciil Xasan Maxamuud “Ismaaciil-Shiine”)

Waxa muhiim ah in aynu ogaano kuna baraarugsanaano ka faa’iidaysiga wakhtiga kooban ee aynu haysano.  Sidii hadba loogu kala hormaro fahamka iyo qaabilaadda saacadaha 24ka iyo sida wax-ku-oolka ah saacadahaas loo kala maalgashado, a…

Boorama: Magaalo Cabanaysa (WQ: Cabdicasiis Maxamed Jaamac)

Boorama: Magaalo Cabanaysa (WQ: Cabdicasiis Maxamed Jaamac)

Boorama waa magaalo cabanaysa, waa magaalo boqolkiiba 40 dadku yihiin arday, subixii wakhtiyada jaamacadaha iyo dugsiyada la aadayo iyo marka laga soo rawaxo aad u mashquula oo jidadku aad u mashqulsanyihiin.
Waa magaalo aad u fidaysa laakin ku socota …

Maqaallo – Bandhige- Wararka Somaliland iyo faallooyinkooda 1970-01-01 01:00:00

[unable to retrieve full-text content]